Sign in to follow this  
N.O.R.F

Somali Jokes iyo Maah Maah Thread

Recommended Posts

Nephissa   

"Deris-kaaga oo dagaalkaaga rabo dooro-daada iga cesho aas ku dhahaa"

 

" Gabar iyo moosbo dhaqsaa leeska da-dajiyaa, haddii kale waa kugu baqbaqaayiin"

 

MMA, af reer waqooyi ugu fasirbo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waceysle YAAH ku dhahay kuma moogo.

Reer Bari Baraabo kuti Saluuto.

Baayo bari laga reesay baasto iyo bariis la hel.

Xaasid naftiisa ayuu xaasid u yahay.

Iska fiiri wixi foolbidaayo.

war jiraaba cakaaru iman(this is for reer waqooyi)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Salam Aleikum W.W

 

 

I DARE YOU to translate these into Somali and win two first class tickets, courtesy of Somali Airlines to Kismayo for a lifetime experience, just imagine all the fun that awaits you and your chosen companion and did I tell you its all expenses paid...Yep, you heard me right...from accommodation to your own chauffeur on standby 24/7 ready to take you to wherever you may desire. smile.gif

 

 

are you ready?...

 

Here We Go...

 

 

1-Luuq Luuq maroow laazim laamigaas imaahaa.

 

2-Canjeelo sidii ukala koreeso aa loo kala qaataa.

 

3-Meel libaax soo galay lo' majoogeeso.

 

4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

 

5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

 

6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

 

7-Nin weyn oo waashe webigaas ku dhacaa.

 

8-Sabuul galeey ninkusiiyaa la siiyaa.

 

9-Malaay banaan ma imaadee makhaadin aa keente.

 

10-Cimrigaagoo weeynaado caqligaadaas caawihaa.

 

11-Cimrigaadoo weeynaado geel dhalaayo aas ku tusaa.

 

12-Cusbo caan waaye.

 

13-Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye.

 

14-Baabuur qaboow Jinni qaboow.

 

15-Maseeroow moos batiiq waaye.

 

16-Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye.

 

17-Jibaal fashoow jinkaa ma ahin.

 

18-kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo .

 

19-Naag wixii haayo xarig lee ma ahinoo.

 

20-Musbaax mininkaa ubaahan minin dadoow mala geeyo.

 

21-Belaayadaada ninkii rabo biyo baasto aas kugu shubaa.

 

22-Deriskaagoo daan-daansigaaga rabo dooradaada iga ceshahaas ku dhahaa.

 

23-Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi?

 

24-Malakul mood minin faaruq maxaas ka qaadaa?

 

25-Ninkii la waayo mininkiisaa laga tawaa.

 

26-Dooli bood-boodkiisa mukulaal dhirifkeeda waaye.

 

27-Kadaloob kuunto wadkeeda waaye.

 

28-Macno la'aan minin xumaa ka danbeeso.

 

29-Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh.

 

30-Quraansho aruurte anyax waa jiidee.

 

31-Shirxun qofkii socdo iyo shaneemo ruux aaday shar waa la kulmaa sheydaan ma waahaayo.

 

32-Nimaa run sheegin beenaa u karooran.

 

33-Nin ku gaade waa loo gabadaa.

 

34-Nin roorooyo hortiis lama rooro.

 

 

Good Luck.

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this