Sign in to follow this  
N.O.R.F

Somali Jokes iyo Maah Maah Thread

Recommended Posts

N.O.R.F   

Haye, lets hear what you've got.

 

Af Somaali Only

 

Translate the Maah Maah :D

 

Mods, do not move to other sections. Thanks smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maah Maah = sayings (like a somali saying)

 

 

LAABI LABA U L'A

 

NIN DHINTAY KABIHIISAA DHAAMA

 

I JIID AAN KU JIIDEE WAA GACMO DAALIS

 

NAAGO NIN QAAWIYAY KAMA QUUSTAAN

 

NIN DAAD QAADAY XUMBO CUSKAY

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa jiray nin fuley ahaa ,,, maalintii dambe ayuu raacay duulaan ay reerkoodu ku qaadeen reer kele, nimankani way garanayeen inuu ninkani fuley yahay oo aanuu waxba u tarayn.

 

Markii reerkii kele la soo gaadhay ayay la kulmeen nin dagaalyahan ahaa oo reerkaas ku jiray oo geed hoostiisa hurda go'na huwan. Ninkii fuleyga ahaa ayay ku yidhaahdeen ilayn waa fuley oo runta u sheegi kari maayaane, "geedkan waxa hoos hurdda habar, markaa ag fadhiiso oo yaanay inagu toosine, ilaali" waanay ka tegeen si ay xoolihii iyo geelii kele u dhacaan.

 

Cabbaar markuu fuleygii meeshii fadhiyay ayuu ninkii hurday is dhaqaajiyay oo yara xamaartay ilayn waa qof hurda e, markaasay maradiina gees ka yara dhacday. Ninkii fuleyga ahaa baa arkay muruqyada ka soo jeeda qofkii habarta loogu sheegay, waxaanuu gartay in la khiyaameeyay.

 

Intuu cararay buu qoladiisii uu la socday u dhawaaqay oo ku yidh:

 

 

REER HEBELOW, IMIKABA ANIGA HABARTII LA IGUMA HALLEEYO EE OGAADA

 

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Jacaylbaro:

Maah Maah = sayings (like a somali saying)

 

 

LAABI LABA U L'A

 

NIN DHINTAY KABIHIISAA DHAAMA

 

I JIID AAN KU JIIDEE WAA GACMO DAALIS

 

NAAGO NIN QAAWIYAY KAMA QUUSTAAN

 

NIN DAAD QAADAY XUMBO CUSKAY

Translation?

Share this post


Link to post
Share on other sites

One of my favourite, ee an ku celiyo mar kale:

 

Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy!

 

Many of you Afsoomaali-challenged might have been perhaps wondered what my signature means. Here is your chance, explained fully.

 

Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy = Haddaa naar galeysid, bartaada yaala arkin, ee tiimbo = If you have decided to do something, don't do it in halfway, do it completely; thus the word 'tiimbooy' is emphasized, which means dive in like a swimmer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo.

 

Somalis lie, but their proverbs are not lies. Alright, translating aint gonna be the best, but I’ll try, proverbs have lotta wisdom. Here’s some I try my best to translate ones I learned:

 

1. Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta.

---In war a boy isn’t born, but a boy dies.

 

2. Aqoon la’aani waa iftiin la’aan

---There is no light without knowledge.

 

3. Far keliya Fool ma dhaqdo

---My moms favorite. One finger doesn’t wash the dish. Basically talks about the importance of working together as a team (like the 5 fingers).

 

4. Af Daboolan, Dahab waaye

--Silence is golden.

 

5. Dumar beenna waa lagu soo xero geliyaa runna waa lagu dhaqaa.

--Lie to a woman to win her, but you can only keep her with the truth.

 

6. Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa

---People use against you what they see from you.

 

7. Nimaad taqaano, yaatahay lama yiraahdo.

--You don’t ask a man you know who he is.

 

8. Nin jiifa lama legdo.

---You can’t wrestle a man sleeping.

 

9. Maskin Ilaahey naqo, maskiin bani aden lamo naqdo.

---Bascially translates to people will take advantage of you hadaad "maskiin" thay.

 

10. Naago waa belo loo baahan yahay.

--women, you cant live with them but you cant live without them.

 

11. DAWLAD XUMI DAWLAD LA'AAN WAY DHAANTAA

-a bad gov is better then no gov

 

12. Saddex Ilaah waa karaa, mana sameeyo: 1.Ilaahow guursan maayee wiil i sii, 2.Ilaahow shaqaysan maayee xoolo i sii, 3.iyo Ilaahow ku caabudi maayee jannada i gee.

 

---Allah can grant these three wishes but does not: 1. I won't marry but give me children, 2. I won't work but give me means, 3. I won’t worship you but grant me jannah.

 

13. waayeel tag lama dhaho , waxuu ku taggo ayaa la tusaa.

---You don’t ask people to leave, you show them what would make them leave.

 

14. Meel libaax soo galay lo' majoogeeso.

ma garaan anigu. translate?

 

15. Mukulaas minankeeda fadhidaa mici libaax bay leedahay.

-Meaning: a cat in its own house is as strong as a lion.

 

16. dhul aadan laheyn dharagtiisu aaya ma leh.

Ma garaan, lakiin means your homeland is the best.

 

17. dhaldhalaalka shisheeye dhag ha u dhigin

--Ma garaan *translation?*

 

18. Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo ma tashiishe

-think it means, worst of men are three: he who doesn't advice, or take advice. doesnt think about life? close enuff.

 

19. Habar fadhida legdini wax uga fudud

--talk is cheap

 

20. Markii Geel loo heeso, Gorayo u hees

---When the talk is about X, you talk about Y.

 

21. gabadha hooyadeed haruurka tunto, ayadana haadinta ayey taqaantaa/barataa.

---about mother in law to be? wa la hashii hooyoda.

 

22. Dabka sida lugu shido waa fudud tahay sida lagu damiyo se baa adag.

--its easy to start a fire, but difficult to stop it.

 

nabad gelyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

18. Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo ma tashiishe

- Three men are the worst: The one who cant sew, The one who can make decisions, The one who can't save money.

 

 

I hope i'm right :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

^^^What, where did money and sewing come from? i think i am closer has to do with advice and not making decisions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this