Ducale

Shirweynihii Jabhada ONLF

Recommended Posts

Ducale   

ONLF maxay damacsantay? Sidee jabhad beeleed u afduubta siyaasada iyo mustaqbalka umada soomaaliyeed kililka5aad?
Iney cid kale nooshayba lama moodo. Marna Qabidhagax Marna ONLF  Marna Liyyu, intakale ma canjeera?

 

Beesha **** ee kililka dagta yaguna gooni ha u tashadaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Ducale said:

 

Beesha Dir'eed ee kililka dagta yaguna gooni ha u tashadaan.

 

Beesha Harti ee Sool iyo Sanaag dagta yaguna gooni ha u tashadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kilinka will always be divided  along regional subclan lines even within the onlf clan there is differences  and distrust liyiuu abdi ileey subclan dominates the political scene allot of reer jigjiga  complain reer qabridhahare is dominating them in their own city. Onlf havent carried out a single attack in years I wouldn't worry to much about them they all live in Nairobi and are focussed creating a tribal homeland for beesha in kismayo under mr blackie buugaasi wu laabanyahay for now  qolladan bigfoot clan awalba caqli farabadan May  lahayn. Eretereya 2 million ayaa u babac dhigay itoobiya oo iska celiyey itoobiya iyaguna waxar may dilin  the.past 3 decades.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

Weather we like it or not, Ducaale has a valid point Che-guevara. All he is  saying is that their political demands might be legitamate but their methods are deeply flawed.    Ducaale, ask  the hargeysaa mafiooso why they were handing over those ONLF members to the TPLF or a matter for a fact why all somalis from the somali peninsuala were paying homage to gaalki bakhtiyay  Meles by handing over suspected Somali ONLF members to him.  Was it out weakness  becouse of the wretched  disunity  that exists between somalis or did you feel it was a sign of soverignity of your clan enclave.?  If you choose the  latter thats a sign of intellectual insanity or simply hypocrosy. The same questions  could be asked to odaygii taangi tigree ku yimid xamar  or the cursed al-shabaab fanatics that enjoy the spilling of blood.

Soomalida wexey ku maahmaahdaan "waxii la qariyo, qurun ayaa ku jiro"

I

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Khadafi,

I was merely aiming Daaco's hypocrisy.  He wants gumeysi borders in the North but it seems not in Somaligalbeed. He wants the D!r to exercise the legitimate rights but not Harti,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Che, adigu you are stained with the unparallelled treachery of your uncles. Xanuunka kuhayaa waa hereditary ileyn waadiga kala saarila the difference between somali is disha iyo xiniinyo shisheeye oo lagu aargoosto.

Coming back to ONLF and  the reason loo dhiibi juray. Cabsi iyo kas isku jira ayaan filaya. Cabsi ka dambeysay fikir ah.... waxaad usoo halgantay jabhad beeleed qadiyad qabiil raba iney ku dabakhaan ayahaa soomaslida kililka oo cidna abaal u hayn ha u gubin.iyo kas ahaa... Nimanki la yaqaanay ee xoolo dhaqatada dil iyo dhac ku hayay ee baaburta waqooyi ka baxa gubi jiray awgood in Ethiopia loogulasi  coloobo ma istaahilaan. Dad xaq u dirir ah oo soomaali aminsantay hadii ahaayeen, somaliland iyo intii kale dhiibtayba waalala xisaabtami laha. Laakiin iyaga maanta laga raba iney soomaalilda kililka raaligalin siiyaan.

 

Tankale arinta sool somaliland ka taagan mid lamid'a maaha ta kililka. Dadku soomaali iyo qabaailo iyago ah hadana kililku wuxu kaga duwanyay waa dawlad dal kake hoostagta geographical ahaanna waligeed ethiopia ka tirasaneed. Sool waa somaliland. Aniguna kamaan dhigine xuduudada Africa ka jira ayey la taarikh tahay. Shalay 60gii intaan la israacin somaliland bey ahayd maantana waa somaliland oo wax cusub maahe waa tii la yaqaanay oo soo laabatay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daaco,

You know your argument would carry weight had your ancestors  not been foot soldiers for British Empire and tools for the Derg. In any case, if you have problem with Abdullahi Yusuf, you can go and dig up his grave. I understand it is a thing with you.

And if there was any tribal movement, SNM was it. Your view on ONLF stems your irrational hatred of certain family. Even by Somali standard, your hatred is off the charts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Faqash boy che waxa kaliya ee u hadhay waa indho adeeg.  Daqoodhi foqol dabaqoidhi from judas clans iyo doofaar aan waligood daahirin. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.