Suldaanka

Peace Conference in Ceel-Afwayn

Recommended Posts

It looks like Somalilanders have some grey matter between their ears, more than the rest. It is always better to take military action after exhausting other avenues. In the end no body questions the measures. It takes same time to prepare military too and costs more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ilaahay hasoo hadeeyo dhiigoodana hakala badbaadiyo.

Waxaa lag yaabaa inaan ku khaldanahay ama aad la yaabtaan aragtidayda. 

Baaritaan ii gaara oon ku sameeyay beelaha isku dhaca iyo dagaalkooda

Waxaa iigasoo baxay.

Haddii aysan jirin dawlad laga baqo, oo isla beelihii dawlad isku sheegayaan aan waxba qavan jarin, waa wakhti lumis.

Culimo looma yeero u sheegta ciqaabta uu mudanayaan alle hortiis, oday dhaqameedna lama cusuumo, qarash iyo wakhtina lama lumiyo.

Waa in la ogaadaa in lagasoo gudbay waayihii dadku is maqal iyo kala dambayn lahaan jireen culimadana laga ducaysan jiray oo la uxtirasmi jiray.

Waxaa lagu wada noolyahay sananjan, waa munaafaqnimo iyo biti biti fara badan oo aan xad lahayn, ama labo beelood oo walaalaa yaa is laayay.

Qof aakhiro isu diray see walaalo  u noqdeen?....laysma waydiiyo!!

Faraha laysaga qaadaa, haddii la awoodo waxaa loo qodaa ceelal biyood iyo isbitaal dumarku ku dhalo.

Aakhirka ayagaa heshiin ayadoon cid dhex geshaa jirin, qarashka iyo wakhtigaa lumayna miro la gurto ja imaan maayaan.

Waa arrin aan usoo joogay dhawr beelood oo hadda dadka isugu jecel, beri horena ahaan jiray walaalo is laaya oo heshiisiintooda dhib badan lagasoo maray iyo taag waa.!

Share this post


Link to post
Share on other sites

aad bay u dhacdaa arinkan, laguma khasbi karo, waa in labada belood ay ka go'daa in ay heshiyaan, ogaadaana in kala guuri karin.

Maahmaah baa ahayd “Dab Munaafaq Shiday Muumin baa ku gubta”  mar walba Geel jire aan qiima lahayn baa Hal door wax yeela, halkaas bay ka kac daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mashallah. Waa ala mahadii culumaddeeni aan jeclayn ayaa isugu timid. Guul iyo Gobonimo ayaan ilaahay uga baryayna.

 

 

6 hours ago, Barwaaqo said:

Shigudoonka shirka oo la magacaabay 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.