Sign in to follow this  
Nephissa

Internal Server Error

Recommended Posts

Hunguri   

Jacyl bro, saaxiib calan-ka laftigiisu is so beautifull. Cant u see the blue head scarf with the beautifull,blue flag printed on those chubby,sweet cheecks Mmmm Masha Allah ma cid lala simaa jira smile.gif . Mida kale qof wayn maaha qoftani dee. SOL dumar-ka ku jiroo dhan ayaa ka wayn. Meeshan dadku waa wada 18 jir huh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

mayee inantu ma wayna ee in ay dacas isla dhacday uun baa la moodaaye :D

 

waar niyow aniga wixii gaboobay oo dhan waa a igu diray ,, markaa calankaasi wuu ila fool xun yahay ,,,,, wixii cusub caalamkaa jecel markaa kaygaan ka jecelahay imika ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Nin Waliba tuu calmado

Waw Cambara Luule

 

smile.gif Bal waxaad shirka mar walba keenysid eeg. Waar anigu haddaan adiga ahay waan is qarin lahaa. Markii hore sawir ( too scarry ah ). Hadda laakiin ( after all waa gabadh Somaliyeed) Inantu way qurux badantahay smile.gif laakiin dharka iyo calan-ka ay sidato marka ( Ashahaadada laga reebo ) Ma qurux badna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Hunguri:

Mmmm Masha Allah ma cid lala simaa jira
smile.gif

Saan u mushxaradooyo lee hadaa maqlileheed...I think SOL aaba ka dhex maqli kartaa...lulu luluuuuuu oluluuuuuu...Anaga alaabahan Ciraaq iyo Talyaaniga calamadooda oo la'isku darsaday i dhaafi...Gadaal ka gaaraa goobtiim dumiyay, soo lama dhihi jirin horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loooool@ Kool Kaat, ninkan Jacaylbro waa dhagga xidhanyahay. Waaryaahee saaxiiboow laba calan oo laysla meel dhigi karo maaha. Nagadaa muranka iyo qarjajacda smile.gif Imagine a light blue sky clour with the white star. Wallaahi, the designer of Somalia flag must have been so geniouse. Nagadaa niyow alaabtan waa runteed Kool Kat waxaad moodaa ranji laysku wada qooshay looool.

 

PS:-

Waxaad tidhaahdaa dag dag ayaanu ku design garayny calanka. Laakiin dib ayaa laga saxayaa loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

USA does not have a blue flag with the white star. In fact, its more color oriented like yours. Thought, waligy aanan arag. Green,red, white isku dhex jira. Waar I am bouncing to work will talk to you later insha Allah saaxiib. By the way, Kool Kat nin-kan waa dawakhsanyahaye cashar kusii akhri lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hunguri, iska daa niyadaa uu ku dhisanooya...Abuu jacburis lee iga dheh calanka, kakab kamaa kakab waaxid...Calan maashee...And yea, Adeerkey alifay calanka Somalia was a genius, no doubt...But I can't say the same for Sheekha calakuu meesha lasoo istaagay kii alifay...looooool...

 

Sheekha, seexadee anigu maanjecli inaad dhafartee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooool ,, may be anigaa allifay kan dee :D

 

 

Waan seexan lahaaba laakiin runtii madaxaa i xanuunaya so i can't ,,,, i'm taking Panadol then i'll be a dead horse soon IA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this