Sign in to follow this  
RedSea

Little clearification for you.

Recommended Posts

RedSea   

assalamu calaykum,

 

Walalayaal Anigu ma ihi redsea intiina wali igu qaldaysa. Wuxuu ahaa yar aan saxibnahay oo isticmaali jiray accountkayga(under my authorization).

 

 

Anigu waxaan ahay xRedSea oo ahan jiray member laga bilaabo 2005-2006 dhex dhexaadkiisi.

 

Intiina saaxibka la ahayd ninkaas ama se wada hadal dhex maray waxaad ogaataan in uu soo socdo asagoo magac kale oo asaga gooni u ah wata. Fadlan samra! wuu imanayaa.

 

Waa mahadsantiin,

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I wonder why he borrowed yur account, last time I checked it was free to sign up for one :D:D

 

------------------------

All praise is due to Allah. We praise Him, seek His aid and ask for His forgiveness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ that sounded Crusifiction to me for one moment, caadi maaha.

 

 

One thing I noticed, this new red sea writes great Somali than the other twin!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Assalamu Calaykum.

 

Title should've read:"Clarification " That should have been the proper spelling. I didn't know we had the Nerdy squad in the house. smile.gif

 

Qalbiadayg, walalow magacaa miyaad iska bedeshid. Waa bilaa naxariis ba, Ilaahay naxariista nagama qaade!

 

Aaliyah,

 

Somaliaonline dadkii ayaa kusoo badanaya. Awalan dadku way is qori jireen isla markaaba waxay heli jireen access, laakinse hada wakhti ayey qaadanaysaa. Dad badan ayaa waiting list dheer ku jira, markaa isna kuwaas uun ayuu ka mid yahay. :D

 

 

Nuune,

 

Af somaligu waa af iska fudud. Ninkuna nin dibada ku koray ma ahayn ee wuxuu ahaa wadani wayn. Halkaa dub ugu noqo bal.

 

Alfa,

 

Beenta aan sheegaya maxay tahay? Maxan ka faa'idayaa hadaan been kuu sheego?

 

Beentu waa xaram. Hadii qori dhafoorka la igaga hayo xataa been masheegeen. Isku xishood waryaa hooy. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^let's find out.

 

Only the original Redsea(The hindi filin lovin',cimamad wearin' hargeisawi) would be able to answer this. WHAT IS OUR SONG? :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Nuune,

Af somaligu waa af iska fudud. Ninkuna nin dibada ku koray ma ahayn ee wuxuu ahaa wadani wayn. Halkaa dub ugu noqo bal.

Saaxiiboow ha i wareerin odey baan ahayee, hada maba kala garanayo qofkaan la hadlayo, maskaxdeydi yareyd ayaad walansaqo ku dheeshay :D

 

 

even ur FB xataa ma accountigaagaad siisey, yaab, nin deeqsi ayaad tahay wallee, mar dhaw waxaan ka yaabi inaad beerka iyo wadnahaba sadaqo ku bixiso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

L0L@beerka iyo wadnahaba sadaqo ku bixiso! Will Smith maa wax u galay toloow?

 

xRed Sea, su'ashu waxay tahay, xagee ku maqnaan jirtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this