Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

'RRA' ha inaga baxaan

Recommended Posts

Yunis   

Cajeeb, "WaadhYee, Dad Ajnabi ah RRA oo gobolokala kasooduulay, oo Dhaqalihii lawareegay". 
Ceerigaabo city masaanaa kadhab ah, War dadku cawaansanaa. Either work your butts off to compete or quit crying and be loyal customers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somehow Somalis are stuck in socialist ideas, maybe from Siyad Barre era they want everthing done for them.

if you don't innovate or diversify your business, you lose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Definitely this is the work of our friend Oodweyne.

He is probably in Hargeisa and if my prediction is right , he will join  the next cabinet shuffle of Ina Biixi .

If rule of law comes back to any Somali territory and people are given equal opportunity to succeed and work hard, every Somali town in the North West, North East and central Somalia will be dominated by those who work hard.

Also if fair election is held many tribes will cry foul by losing seats to others.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Lool@ tallaabo  oodweyne doesn't like reer baydhabo.but on a serious note I have seen rra communities in hargeysa they are  the least hateful towards Somaliland cause. I think we should welcome Sharif sakin.  And forge ties with rra community. They are far better than the  demolition crew of Mogadishu unukaleh and habargangster from guriceel. And better than  the pirates from garowe. And the afweyne remnants from gedo. And the afweyne remnants from gedo are also In conflict with  reer baydhabo lets welcome reer bay and bakool they are far better than the gallas.

Lol😆😆😆😆

Saaxiib, why not keep it short and simply and say, “ reer Digir iyo Muufo are the best Somalis?”😀

As for the topic at hand, I believe those demonstraters are backward oriented individuals, who ought to be educated on the importance of unfettered competition in the marketplace and the value it brings to society at large.

Share this post


Link to post
Share on other sites

yes agree protectionist will fail.

Didn't know they were into business, yes I heard contruction workers are dominated by Somalis from South and are prefered cuz excellent  work ethics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ganacsatada konfur galbeed xuduud maleh tuulo walba way ka ganacsadaan waxayna kasoo bilaabaan ganacsigooda meel hoose ama wareejinta cadceed kulul ayagoo iibinaya dharka iwm

Mudo ka dibna waxay samaystaan gaari gacan aad u baxaad weyn oo wax walbaba iibiya tartiib tartiibna kor u socds ama si dhakhsaa.

Hadaba maxay gobolada kale uga horyimaadaan ganacsatada koonfur galbeed?

Aragtidayda waa labo arimood

Tan kowaad inta badan waxay isku dayaan inay ku ganacsadaan ijaar la'aan taa bedelkeedana waxay raqiisiyaan badeecadooda oo soo jiidata dad  aad fara badan suuqana ka saarta kuwa ijaarka bixiya.

Tan labaad waxaa aad u yar dhex-galka iyo xidid wadaagga dadka ay la joogaan ama la ganacsanayaan.

Intooda badana baydhabo telefon bay kula hadlaan ayagoo af-may ku hadlaya ama lahjadiisa hooose,  taasoo ka dhigaysa aragtida dadka kale inuu usoo shaqo tagey sida sacuudiga oo kale.

Ganacsiga waa lagu tartamaa dhulkuna waa dhul soomaaliyeed arsaaqaddana ilaahay baa qaybiya waxaase meesha ka maqan qaanuunkii dadkoo dhan isku hayn lahaa una sheegi lahaa baydhabo sanaag iyo galkacyo inay soomaali leedahay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Kkkk wallee ragii RRA libaaxyo laga qeyliyey ayey noqdeen even muqdisho main market bakaaraha ayaga ayaa hada dominant ka ah ganacsatada qeybta hoose/ dhexe mardhawna completely ayey la wareegi doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/29/2018 at 2:11 AM, gooni said:

Ganacsatada konfur galbeed xuduud maleh tuulo walba way ka ganacsadaan waxayna kasoo bilaabaan ganacsigooda meel hoose ama wareejinta cadceed kulul ayagoo iibinaya dharka iwm

Mudo ka dibna waxay samaystaan gaari gacan aad u baxaad weyn oo wax walbaba iibiya tartiib tartiibna kor u socds ama si dhakhsaa.

Hadaba maxay gobolada kale uga horyimaadaan ganacsatada koonfur galbeed?

Aragtidayda waa labo arimood

Tan kowaad inta badan waxay isku dayaan inay ku ganacsadaan ijaar la'aan taa bedelkeedana waxay raqiisiyaan badeecadooda oo soo jiidata dad  aad fara badan suuqana ka saarta kuwa ijaarka bixiya.

Tan labaad waxaa aad u yar dhex-galka iyo xidid wadaagga dadka ay la joogaan ama la ganacsanayaan.

Intooda badana baydhabo telefon bay kula hadlaan ayagoo af-may ku hadlaya ama lahjadiisa hooose,  taasoo ka dhigaysa aragtida dadka kale inuu usoo shaqo tagey sida sacuudiga oo kale.

Ganacsiga waa lagu tartamaa dhulkuna waa dhul soomaaliyeed arsaaqaddana ilaahay baa qaybiya waxaase meesha ka maqan qaanuunkii dadkoo dhan isku hayn lahaa una sheegi lahaa baydhabo sanaag iyo galkacyo inay soomaali leedahay.

 

 

 

Waxyaabihii muhiimsanaa dhaqankooda waaka booday.

Koow: Waa dad shaqada aad ugu dadaalo, shaqadee tahayba. Shaxaad dhaqankooda ma'aha, ceeb ayeena u arkaan shaxaadka.

Laba: Balwadaa ku yar, siiba dagaaladii ka hor, waana dad qunyar socod ah oo muuminimada ku adag, waa sidee macalin dugsiga ugu badanyihiin.

Sadex: Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay.

Dhaqanadaas kor ku soo sheegay waxee la wadaagaan Reer Koonfurta qaarkood, sida Reer Banaadiriga, Reer Xaayoow, Jareerweyne iyo Reer Waamo. Waxaa keenana waxee tahay reer guuraa ma'aha. Reeraha deegaankooda tabcada (sida beeraha iyo malaayga) wey ka dhaqan duwanyihiin geeljirta, camalkoodana aad u deganyahay.

  • Like 3

Share this post


Link to post
Share on other sites

The difference is farming dominated, nomad dominated, hunter gatherer dominated....etc societies.

The farmer has to build permamnet home, solid home and is attached to the land, to constructing durable buildings, needs roads even for his animals.

The nomad has temporary home, not much effort required or wasted, no attachment to specific land in particular and will even fight and take if other land grass is greener. Can stay and chit chat under tree shed all day while his herd are feeding themselves.

Its a big cultural difference. The nomad thinks he is upper class and farmer is second class.

The nomad does not realize that its moving up to stop going after camels and settle with little farming, little industry and in generation or so forget the animals all together, but keep the nomad mentality longer.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa sax intaa aad sheegtay way leeyihiin iyo waliba balwad la'aanta oo in badan oo ka mida aysan qaadka iyo balwadaha kaleba lahayn.

Balse hadda kuma eka beer qudha iyo baydhabo waa ganacsato aad u socod badan.

Hadda ka hor waxaan taxi isla soo raacnay dhalin yaro kasoo jeeda konfur galbeed galkacyo ilaa garoowe

koontrool kasta waxaa lagu furfurayay af garasho iyo aqoonta darawalka, kiise ugu darnaa waxa uu ahaa kan garoowe laga galo oo la tahriibiyay qaarkood kuwana la xafidsiiyay sheeko kale.

Waxaa la yaab sii noqonaysa dhalin yaradaas uma socdaan sucuudiga iyo inay kasii tahriibaan puntland waxayba ku egyihiin garoowe bosaso qardho oo waliba meherado macruufa ku leeyihiin.

Su'aasha kale oo aan is weydiiyay waxay ahayd maxaa kalifay inaysan cidina waxba i weydiin anigoo ka qariibsan wax mehereda iyo gaari gacan midna ku lahayn.

Waxaan u qaatay inaan dhex-galka uga dhiiranaa cidina soomaali ma kala garan karto waa isku nooc ama shakal.

Mushkiladda haysata ma'ahan in shacabku cunsiryiin yihiin waa dhex-gal la'aanta siiba guursiga hablaha faraha badan oo ilaahay nagu galaday

Maxaa diiday in seedayaashi kontoroolka kusii sugaan? ama wiilashuu abtiga u ahaa qaarkood helo?

Xididku waa muhiim, wuxuuna ka qayb qaataa is dhex-galka bulshada.

Xataa labo isku mar waa la Aroosi karaa, ayagoo weliba ogol inay isku barkin ku seexdaan habeenka ugu horaysa.

Meel nimcadaasu taalo ma jirto aduunka kale ee aaway raggii ka faa'iidasan lahaa.??

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay.

Waxa baas oo adiga dadkaaga kaa duway maxay tahay??? 

Somalilanddiid iyo siyaasad qadhmuun ayuunbaad halkan lasoo gashaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
3 hours ago, gooni said:

Xataa labo isku mar waa la Aroosi karaa, ayagoo weliba ogol inay isku barkin ku seexdaan habeenka ugu horaysa.

You have been watching too much pornB|

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 01/07/2018 at 7:37 AM, Tallaabo said:

Waxa baas oo adiga dadkaaga kaa duway maxay tahay??? 

Somalilanddiid iyo siyaasad qadhmuun ayuunbaad halkan lasoo gashaa

Faradheer bud ayee wax ku maqlaan iyo periodical karbaashid. They enjoy that, it seems, falsely assuming it gives one power. If they want that, they will receive it then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.