Barwaaqo

Ka dar oo Dibi dhal!

Recommended Posts

Saalax   

This is why Jamal Hassan the planning minister said giving special treatment to mamuulka Somaliland will cause problems with the other federal states as well. They should all be treated equally. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal  The pirates can claim I think they are entitled to the white mans  money..ma mooda qaar gaalka lacagtisa inay laleeyihin.

But one thing is certain the pirate's nor the other clan states can stop Somaliland not economically not politically. And certainly not militarily.  Somaliland doesn't talk to the pirates. We consider you below us the same with the failed paper govt in the amisom bunker protected by the Africans.  Who's only policy is how to beg europeans  for aid money. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Xunduf, Puntland stands between you and recognition so for you claiming that you can not be stopped is crazy itself. Politically you cornered. You are facing internal rebellion from West Burco, Las, anod is about to fall, you are receiving heavy casualties in Tukaraq so much so as we speak there are 80 heavily injured miltias that are stranded in Hargaisa, and the latest report is that the Jeegaan asked federal government to provide passpports for overseas medical assistance. And top of that you losing the political war, your aid is about to be stopped or at least controlled. The SSC cut will at least be made separate. If I was you I would shut my mouth and disappear and stop empty booto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Amigo, Puntland has every right to take steps to make things dufficult for your fake entity. Muse Ooyaaye thought can capture a village and threaten Puntland. He was wrong. The war will be political, diplomatic  as well as miltary so no crying to the UN will spare you sxb. Adigu iska bootee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, cadnaan1 said:

Waxaan noqonay group of beggars fighting over sadaqada lasiiyo hebel waad Ku badisay ee anigana ii badi.

Theatrics aside, this is sensible comment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Nunkaan Muuse Ooayaya ah way ogaayeen wuxuu yahay. He's the only Somali warlord that is on tape to say thay " Ma anoo wax dili kara baan duco qaadan". The Jeegaan fraudelently elected him to put out Cirro, who was the more intelligent of the two, for clanish reasons. Today they are reaping what they sow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Cadnaan & Che, you are missing the point. If youlook the letters exchanged, it  is not about who gets more or less, but about making sure aid does not get into the hands of an entity that threatens the peace of the region. The somali government have responsibilty of making sure that one of the two waring regions does not use aid given on its name to attack the other. It is that simple. No one cares if they even withdrew their aid or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^Of course dhiiga iyo dhecaankii reer Borama iyo Reer Mama Yonis buu usoo daadiyay :D:D Qabyaalad indha la'a waa taa cuqdadu ku indho tirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Aniga waxaan ahaan jiray iyo waxaan ahay mid cuqdad meel la yuurura waydiin maayo. Laakiin adi waxaad ahaan jirtay waa la yaqaan. Markii Gaaladana aan la diriraynay adigu cagahaad naagaha ingiriiska u dhaqi jirtay oo aad xambaaraysay. Waa wax documented ah. Intaas kaliya ma ahee Soomalodaa laguugu soo diri jiray gaal cadaan dabada kuwadata. Maanta oo lajoogo Somali oo cidwalba is dagaashau hadana wax cuqdad ah isku qabin, adigu cuqdad baad la yuururtaa meel wax aad Somali uqabatayna majidho aan ka ahay habaar iyo ku hadashaan wiilka Adis jooga baan ka jeclahay kan xamar ku dhashay. Abdullahi Yusuf aad afka ku hayso kan maanta madaxda idiin ah baa ka xun. Abdullahi at least waa ninka gartay markii u waraaqda u qoray Cigaal war dowlada aan isku darsano oo adigu madaxwayne noqo Somalina aan isku keeno. Hadii uu taladaa qaadan lahaa maanta waxa xaalada Somaluya kusugantahay waa dhaami lahayd, tuulo xuna wiilal yayryar laguma laayeen. Marka waxaad adigu tahay intaadan cidkale ka hadlin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
26 minutes ago, Ducale said:

 

Reer boorama ha kaa saarto. Hadu dad xaq daro ku dilay, gaciyntiisu ku dilay oo tiinaray ma soo tilmaamin. Somaali waligeed bey is dilijirtay dabadeedna heshiinjirtay. Mantana waaka madaxweynaha u ah kuwaad leeday wuu laayay. Yaga doortay diyaarna u ah iney dhagta dhiiga u daran the judas clan enclave if they so much as sneeze loud enough to be heard in tukarQ. 

 

 

 

Gacantaada markaad wax ku disho miyay ka ajar badan tahay:D:D War waxaan muxuu ahaa :) Khayaaliga dowlad cuqdadaysan wax walba waa laga maqli. War Jeegaan baa xoog ku dooratay IYo qabyaalad ee reer Borama ma dooran qofkaan dadkaas waa dad somali nasab ah. Waxaad ka garanaysaa wax uyaga oo Idin taageersan ma jidho oo waalida dowlada aan jirin 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
1 hour ago, Ducale said:

 

Reer boorama ha kaa saarto. Hadu dad xaq daro ku dilay, gaciyntiisu ku dilay oo tiinaray ma soo tilmaamin. Somaali waligeed bey is dilijirtay dabadeedna heshiinjirtay. Mantana waaka madaxweynaha u ah kuwaad leeday wuu laayay. Yaga doortay diyaarna u ah iney dhagta dhiiga u daran the judas clan enclave if they so much as sneeze loud enough to be heard in tukarQ. 

 

 

 

Gacantaada markaad wax ku disho miyay ka ajar badan tahay:D:D War waxaan muxuu ahaa :) Khayaaliga dowlad cuqdadaysan wax walba waa laga maqli. War Jeegaan baa xoog ku dooratay IYo qabyaalad ee reer Borama ma dooran qofkaan dadkaas waa dad somali nasab ah. Waxaad ka garanaysaa wax uyaga oo Idin taageersan ma jidho oo waalida dowlada aan jirin 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Adiga taariikhda waxay kaaga bilaabataa Siyaad Barre. Reerka cadaawad qabiil dartiis intuu gaal soo adeegsaday uu Darawiish kula dagaali jiray waa layaqaan. The footsoldiers daraawish loo adeegsaday idinkuu ahaa. Daraawishna reerka ay ahayd waad taqaan. Boqoradii majeerteen inay Daraawish is dagaaleen wsy jirta laakiin gaal iyagoo udhaqaynaya m ahayn. Marka hadii aad rabtid inaad ogaato cidii ugu horaysay ee Somali gaal u adeegsada waa idinka taariikhdaasna mid aad dafirikartid ma aha. Tankale Abdullahi Yusuf markuu Ethopianka keenayay Madaxwayne Soimaaliyeed buu ahaa isaga iyo dawladiisii baa keenay oo ay ugu horeeyaan Ali Mohamed Guled Raysalwasarihiisi. Marka dowlad baa dowlad u ogolaatay inay ciidamadeeda ka caawiyaan mucaaradkeeda. Marka wax qabiil shuqul kulahaa ma aha laakiin qalbigaaga cuqdadu dishay wax walba qabiilbuu ka arkaa iyo qurun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Tankale dil waa dil. Nin dhiig qabana inaad noo amaanto waa diin xumo kaa muuqata. Ninkaa Muusa ah dad buu xaqdaro ku laayay masaakiin markaasaad leedahay way doorteen!!! Xagee reer Borama ku doorteen dooradhada dhan saduuqyo been oo kaarar laga buuciyay vay ahayde?

Tankale bal munaafaqadaada hadii maanta Siyaad Bare madaxwayne lagaaga dhigo ka waran oo lagu yiraahdo Soomalidu waa isdili jirtay, reerkiinu mayeeli lahaa? Iskadaa isage Farmaajo waxaad ku haysataan oo colaadinaysaan Siyaad Barre bay isku qabiil yihiin. Cuqdadu halkaad bay idinka maraysaa. Nimanyahoow dib usugu nowda uu muraayada isku fiirsha:

Somaliyaan ka go'aynaa waa nala laayay

Laakiin anagu waxaan layno waa Somali isdishay

Anagu waa go'ikarnaa laakiin nalakama ho'ikaro

Waali.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.