Sign in to follow this  
Aaliyyah

interracial marriages

Recommended Posts

Originally posted by Cadde23:

ALLAMAGAN

what makes you think somali women are more "qaali" than lets say arab women or white women?

war ninyahow candhuuftaa dhib u liq,it is 2010 and people marry who ever they wish.

sxb, I'll appreciate if you go back and reread what I wrote and find where i said that somali women are more "qaali" than lets say arab women or white women? Let's say, just for the sake of argument that our sisters are "qaali" than any other race, then be it, alxamdulillaah I am happy for sisters that they are that qaali that no one can afford to have them as wife except their own smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Lol@ Nassir..Xabiib Sharaabe abti calaacalkaas uu tii bajaq aheed eber kaga dhigay lool... inama caadi ma aha...

 

Allamagan not all of our sisters are qaali sxb..hadaldii waagii hore ayaa wadaa... war kuwa badan oo is nacay ayaa hada nugu jiro.... Somalideena maanta waxaa heer waxaan joognaa gabdhaheena loogu yeero "cheap and clean"... Wiligaa ma aragtay sida ee gabdhaheena ugu jajaban yihiin nin ajanabi ah? waa muc jiso runtii..aloo yaa garba duub u wada qabta oo madaxa ka xiira!....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D waa waashey Tuujiska yaa C&H,

 

lool@timaha ka xiira, ka wada xiir sxb, anigaana yaanbo, mindi, maqas, cagafcagaf iyo badeel ku siinaayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ looool@ 10.0....

C&H waa kuu sheegay nooh..aniga waxaan oo kale dhiiga ayaa iska kee kaca lool...

 

nuune maanta runta aan ku qarxinaa umadaan sida dhaqsada bad u reer magaalowday yaaqee..ha iga qabanina..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

yes che ilaah hakaa dhigo exceptionka hadii kale waa kuu dhamaatay.

 

forumka halaga qabto ninkan tuujiye layiraahdo, goor eey goor tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

These types of threads multiply like crazy. What's the appeal? I couldn't give a kab dacas ah about who marries who or what for that matter.

 

The beauty of life is the range of choices, options and paths open to us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Allamagan, waraa ani wax marabo in aan dhaqan celiyo loool...Bilcaan dhaheeso "say walaahi" adoo shukaansi dhexmareysid, dhaqan mar hore uu ku daaye loool...aiga marka kuwaas liifada aan ka gaabsaday marhore..

 

Val, naga ganbiso.. maanta example walaashaa hadee mid sacuudi ah ama pakistaani ah irida kaaga soo galiso oo ku dhahdo "yaa xabiibti, anta yaa jaceelkeyga" maxaa sameyn laheed runta sheeg!!!! waxaan hubaa in goomankaada xaada kutaalo kici laheyd sidii kibili xanaaqay oo kale!!...

 

Bakistaani iyo Ciraaqi bilcaan in ee naga marjiyaan miyaa maanta joognaa? shiiiidh..

 

 

Juxa, waxaan yaa bilaabay horta? yaa furay topikaan? maba la socdee...loool..isfiilito ee nagalinaayaan bacaaw yaashaan...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Val I agree with you. At the end of the day everyone has a choice regardless of what anyone else thinks. n he/she will have to live with the consequences of their choice the good and the bad.

 

Tuujiye I started this topic.

 

n mashallah I got crazy feeedback. I do thank all those who contributed.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Sayid*Somal:

LOOOL@ ibti

 

it was ngonge who compared them to cows.

 

tells you a lot about his somaliness - horta are there any cattle in burco?

I did not compare anything to cows warya. Wax fahan. :D

 

P.S.

Tuujiy's haircut plan might actually work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this