Sign in to follow this  
Aaliyyah

interracial marriages

Recommended Posts

Haatu   

Originally posted by Che -Guevara:

^I'm against them picking the cream of the crop but otherwise all else is OK
:D

lol :D Alia, defend your friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@97%, Allamagan is right, wuu qiiroodey markaasuu isku total qaraacey xisaabta :D

 

 

it is true, carabta nala dhaqan ma ahan when it comes to family planning etc, that may sound nonesense to some,

 

nin soomaali ah oo naag carab ah guursadey, and this is a true story, I know qofkey ku dhacdey, ninkii waxaa marti qaadey gabadha reerkooda after their 3 weeks of marriage, gabadha reerkeedi adduunya iyo cunto ayey diyaariyeen, meesha waxa yaalo cuntada lagu indha sarcaadi, maxaa hilib ah, maxaa sakkaar ah, maxaa waslado iskood u socda, maxaa fuul maxaa baasto koosaar kiinto korneeto maraq forneeto faanay uno, maxaa macmacaan ah, maxaa isbarmuunto maandara, soo dhaween aan caadi aheyn illeen waa nin guursadey gabadhoodi,

 

xariifkii Soomaaliga, allow ku jecliyaa, intuu saxankoo yar intuu soo qaatey oo inyar oo ansalaado ah ku ridey buu laba fargeeto oo baasto korka uga sii darey iyo in yaroo suuga ah, illeen waa iskaa u guro illaa 20 members of gabadha familkeeda waa joogaan meesha oo ayagana cuntada maxaa kaa galay ay u cunayaan,

 

xariifkii halihii yareed uu dhurtey ayuu intuu dhammeen waayey kadibna yiri "bas waaye aniga biyaa ka dhargey" "badnii miyaah kathiir, bas maa fiish dacaam aakhar wallaah"

 

ninkii Soomaaliga meesha waa laga soo eryay, gabadhiina waa laga furey in the sitting, gaabdha carabta familkeeda were all saying, ma nin saxan haafkiis dhammeen la' ayaa gabadheena wax ka tari, na dhaaf, al-dalaaq mubaasharatan, ruux yaa walad, weylak.

 

 

meeshii buu ka soo tagey, asagoo leh, allow Carab calool waaweena ma dhax galay, waanse loo noqon doonin, maxay imoodeen, ma inaan dameer ahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^looool ma ka run baa hada in cunta yar uu dhameen kari wayey gabadha lagaga furya...sheeko caadi ah ma aha

 

Haatu lol walaal it is alright everyone is entitled to their opinion. That is the beauty of life.

 

nuune,

Dumarka don't matter ninyaho. Ama carab ha noqdaan ama Somali. Hadii aad ciraaqiyaad guursatid, dee waxa la odhan doona "waa geesi ciraaq weeraray o xabbad ka dhacay". Lakin anago miyaan ogalaan karna ino ciraaqi xabbad naga dhaco? Xaashaa.. [big Grin]

lol@ geesi ciraaqi weeraray...hilarious one!

 

ps: your friend is allowed to marry whoever she wishes to, ilaahow jini uu ahaadaa provided her parents are agreeable to the idea, be supportive friend, no one marries dhaqan/culture, you marry a person.

Juxa I agree with you that at the end of the day it all boils down to the person. But, I think if the family is supportive it makes life a lot easier. Where if the family doesn't accept you it can complicate the issue but if your love is strong you can make things happen regardless of what you encounter with along the way.

 

Also I agree with you that acceptance comes after marriage but so does love. cuz the person is there for you both in good times and bad times, and you sacrifice things for one another. So, in other words shekadii la isku shekeenayey before marriage is tested then..hadal haan madhan ma buuxsha somali dhahdaa so when the person walks the walk then love is proven.

 

ma 2 cents

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@ Nuune, agree with Haatu maxay tahay labad fargeeto atleast haddusan cunin karin inuu game-ka ku sii jiro ayeey ahayd oo hadba meel faraha saarsaaro waayo waa casumaad ay in-laws wadaan asagana loo suubiyey/kariyey waxaaso dhan, war wuxu badaw buu ahaa ahaa sxb-ka waa ninka haddiiba inta dhameeyey xaggaa iska fadhiistay ee yiri away remote-kii aan CNN-ta iska sii dawadee :D

 

Originally posted by Che -Guevara:

^I agree with you on the culture part but where do you pull 97% from?

Che, this 97% waxaanba ka xishooday inaan dhaho 100% se camal waaye sxb! :D anyway this 97% is based on my own estimate. I used to work with some somali cumunnities and over the years I've met with over 25 'victims' qaar la soo garaacay mid waa xasuustaa ciyaalki Morocco laga aaday and I have also heard these stories when I was in Holland last year (quite common there) capisce? ever met any algerian in Lodon, he will ask you to help him find a somali sister for marriage :rolleyes: sharciyada lagu qaata gabdhahana waa jilicsan yihiin...micnaha waa iska allowsahalyaal waaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Haatu af caytamay ninkiisa ku yaala somali ku maahmaahda laakin wa caadi shekoyinkan oo kale somalidu nimankoodu kama helaan so lets hope he said that out of love lol...

 

Allamagan to say 97% I think thats just generalization. How about nowadays the divorce rate within the somali community? thats high itself even thou the two people are from the same culture and have the same language and deen. so at the end of the day like Juxa said it comes to the person rather than the culture.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Safa, this '97%' I was referring to is the compatibility aspect of it. Sorry to say but we are not culturally compatible with arabs. A somali sister maried to a farax would really enjoy far more greater freedom and personal space than with an arab guy. If this arab brother grew up in the west as Blessed* also mentioned then that is different he still may or may not be in that category I am talking about depending on where he stands on this issue. Just you know we are not talking about religion here or somali divorce rate we talking about cultural differences and 'shocks' that could pave the way for a later divorce & disappointment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allamagan...Moroccans have screwed many women. Somalis are just some of few victims. Here in Boston, they screwed over Somali Xamaris ( cad cad). Once they get green card, they go never to be heard from.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Sadly, that is the case everywhere, esp. in UK. Do you know that the most of terror-charged Algerians Moroccans in London have somali wifes and they are all without sharci.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, this 97% waxaanba ka xishooday inaan dhaho 100% se camal waaye sxb! anyway this 97% is based on my own estimate. I used to work with some somali cumunnities and over the years I've met with over 25 'victims' qaar la soo garaacay mid waa xasuustaa ciyaalki Morocco laga aaday and I have also heard these stories when I was in Holland last year (quite common there) capisce? ever met any algerian in Lodon, he will ask you to help him find a somali sister for marriage sharciyada lagu qaata gabdhahana waa jilicsan yihiin...micnaha waa iska allowsahalyaal waaye

:D:D:D LMFO!! I died.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this