Sign in to follow this  
N.O.R.F

East Africa travellers

Recommended Posts

Nephissa   

Originally posted by Allamagan:

Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa
smile.gif
sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray

Waxaasoo geed oo u moodid cuduro magacood intaa sheegtay, hadana weligay ma arag tiraa, ma caqli gal baa? Waa may! Waxaa diidee geeloos waaye in lagu dhaho haye? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

N/AA.

 

I did bring back some XAMUR :D

 

Brown Farax icon_razz.gif cajiib wale geedaha sida loo kala tirinaayo-ya kubarey mandhow ;) Unasoma KAMUSI ya kisomali ama?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Paragon, don't forget to post some pics of Garisa. I heard that town is booming, I remember back in 1991 it was small town then.

 

Also, if you are going to Liboye Somalia(Dhoobleey) make sure you take your drinking water with you to avoid diarrhea :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ladif:

^^

quote:

Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa sida
quule

Sxb yaa yidhi quule waa caan? Armey inte cunta lee taqaanaa gedkan
:Dloool sxb xaafad aan joogi jiray caan buu ka ahaa hadalhayntiisa balse ayaan darro waligay ma arag mana aanan cunin. Waxaa maqlay in dowladii hore rabtay in aan aay siiso status ah national fruite camal. :D

 

Originally posted by Nephthys:

quote:

Originally posted by Allamagan:

Waxaad kaloo hilmaamtay geedihi somalia ugu caansanaa
smile.gif
sida quule, ontor, lebbi, maygaag, dhiirtaag, yicib, hohob, nagaar, qansax, tiitiin, yaaq, dhusundhus, jiic, xannan, dhiirtaag, mayrax, marreer iyo qaar kaloo badan inkastoo 80% aaan sheegay waligey arag balse reer adeero ka maqli jiray

Waxaasoo geed oo u moodid cuduro magacood intaa sheegtay, hadana weligay ma arag tiraa, ma caqli gal baa? Waa may! Waxaa diidee geeloos waaye in lagu dhaho haye?
:DBishta Xaaji,

loooool @ cuduro magacood. Ok agree qaar waa xuux, qaar kale waa iska OK. Ta kaleto haddii aan anigu kuu soo tiriyo intaasoo magaalo ama tuulo magaceed oo ku yaala Somalia haddana aan ku dhaho waligey ma tegin ama ma arag malaha waad iga beensanee haye? oo waxad dhihi malaha wuxuu ka baqay in la yiraa waxaad ahaan jirtay kirishbooy ninyahoow :D sax? Anyway believe it or not all these names waxay ahaayeen magacyo dhawaaqoodu markasta dhagahagu ku soo dhici jireen markii aan yaraa. Waayo guri aan ku soo koray ayaa boosteejo waxay u ahayd rag reer galguduud/mudug hardcores ah. geedaha badan oo aan kor ku taxay waxay aay ahayen alaabo weli ii dhiman aragtidooda balse aan aqaano magacooda is like a person you heard much of his name, but do not know how he looks like or never meet him/her. waa ikastey nooh!

 

Hope Paragon would help providing photos of these trees.. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dhubad:

^Geel Wabaxsan Dheh! Waa xagee meeshaan?

Geel Guulaway dheh, wabaxsan af sidee? :D

 

Paragon,war ducoqabe,intaad sawir ka qaad islehday geela amuu geeljire habaar culus soo gamaa? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Lool@Faarax brown. Adeer usheeg ina jacayl in uusan Geelu haraantamin. Waxbuu wallee isku qasayaa :D .

 

Faarax - some people use Wabaxsan as geel darka intuu ka waraabey iskii isaga fuley. Adna yours is commonly used in dhulkaan wada naqaan smile.gif .

 

Horin usii fuleysa dhankaa iyo Raama-guddaa ee dhuleedka Libooye, xadka Somalia iyo kenya.

 

828668787_59161370ce.jpg

 

Shimbiro- miyaad kala taqaan?

 

829335868_4d9b0ee5e5.jpg

 

829335828_6c027b9950.jpg

 

829335876_9c025b5a75.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is the problem ,, waar niyow isku afba malaa ma nihin dee ,,, yaa yidhi geelu wax ma harraatiyo ?? malaa harraati iyo dambaabidho ayaad isku qaldaysaan :D

 

 

Hadaan shimbirahan ka hadlana imikaydaan i af garayne bal aan iskaba aamuso ,,,, tan ugu dambaysaa miyaana DHUURYO ahayn ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this