Sign in to follow this  
NGONGE

Is Somali a rich language?

Recommended Posts

BOB   

i'm very glad 2hear suche quality speach from somalian you. cuz most of us dose not like 2speak their mother toung but like 2speak stranger language i have been asking my self why our peoples are mostly pretenders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by ayuub

I've seen some people pronounce dadal as it is (or maybe because of way its) written. Is it me or should the second da in dadal and the dii in didiin be written differently to indicate the 'proper' pronunciation.

 

I hope that made sense, if not don't worry about it

the correct/proper spelling of these words are:

1) Daddaal

2) Diddey (refuse)qof ahaan

3) Diiddid (refusal)jamac ahaan

 

Marka aad AF SOOMALIGA qoraysid waxaa aad u muhiim ah in aad shaqada/alphabets ka dhowrtid, maxaa yeelay af soomaliga waa AF CARABI oo kale oo hingaad buu leeyahay.Qoraalka uun baan ka AF TALYAANI yeeysan nahay.

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Viking   

Discreet,

A people usually adopt the term used by those who have invented or introduced a product to the rest of the world. Take tea as an example, it originated in China and is called chai in Chinese, almost every other language has adopted it (calling it cha, che, the, te, tea, chay, teh etc.).

 

Language also very much depends on the environemnt and the things humans in that particular region encounter in their daily lives. If you go to northern Sweden, they have numerous names for different types of snow depending on its consistence, the direction it drops etc. It would be illogical to demand equivalent terms from a people who inhabit a semi-arid land.

 

Bears are common in the northern hemisphere and I once curiously inquired if we had a name for it in Somali. I was suprised to find that we did, madax kuti. Apparently there lived a bear-like creature in our regions hundreds of years ago and are extinct today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by SHOOBARO:

Marka aad AF SOOMALIGA qoraysid waxaa aad u muhiim ah in aad shaqada/alphabets ka dhowrtid, maxaa yeelay af soomaliga waa AF CARABI oo kale oo hingaad buu leeyahay.Qoraalka uun baan ka AF TALYAANI yeeysan nahay.

 

asxantu

I hear you and I stand corrected but what about words like gudin and kaadi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Luggooyo   

The claim of the Somali Language richness is based mainly on the literature, which basically is not day to day conversation, besides, it's losing it's originality just like any other language. Evidence is this poem by Sayid Abdulle Hassan, I bet no one can accutarely translate one line but let's try.

 

 

Xaga jiqa jaleefaniyo qurac, jinow wax heeraaya,

Jiqtoolaha galooliyo sarmaan jarafku xiimaayo,

Jimbac surad leh, jiiqo isku baxay, jiica iyo siiqda,

 

Jillab xanafle jowdheer qallalan, jabi xanuun weyn leh,

Jirma qodax leh, jiiqjiiq wax mudi jeerin iyo yooco,

Jirda badan jiroon iyo qaroon, jaaluf iyo seeri.

 

Jafka hawdka guuraha waxaan jar iska xooraayey,

Wuxuu jeeni calafow libaax igu jibaadaayey,

Raadkaan ku jiillaa wuxuu daba jadeemaayey,

 

Jaldhaftiisa qoobka ah waxaan dib u jalleecaayey,

Jaajuurka geesaha waxaan jilayey ruuxayga,

Waxaan jaamagaarkii cabsida jimanka buuraayey,

 

Wiyil joof leh iyo yey waxaan jirif ku keynaanshey,

Jinni qabe shabeel ihi wuxuu igu jalaacaayey,

Juq waxaan u soo iri dugaag jalabutaynaaya.

 

Wixii gaade jimiq soola xuli juhunkii ii muuqday,

Jititaha hortayda ah waxaan jaaha kala leexday,

Wuxuu jiinka ii maray ******* jilibka tooxaaya.

 

Kobaan jeesna ooliyo waxaan jarar ku aynfaaday,

Jawi lagu harraadiyo waxaan omos jibaaxaayey,

Jugleey igu dhawaaqdiyo wuxuu galowgu jiiqleeyey,

 

Jid abaara oo kulul waxaan hilin ku jiillaaday,

Juunaha xagaagii wuxuu jaaha iga leefay,

Jeedaaladii wuxuu indhaha jiitay aragoodu.

 

Jarmaadiyo carraababa waxaan bari u sii jeeday,

Xagla jalaqle laafyaha waxaan jagac ka siinaayey,

Jiitada masaafada waxaan jimiyey tooxeeda.

 

Jaldhiskayga saydhadu waxay jac iga siinaysey,

Jiriiricada ooga waxaan jararacoonaayey,

Cagta jeerarkeediyo waxaan boqonta jeedaashey,

 

Jalfiska iyo qonofkii waxaan jag isa siinaayey,

Jiljilladiyo seedaha waxaan jaa'ifo u geystey,

Jirridkii xabaallaa wuxuu jabiyey suulkayga,

 

Jirriqaa abeeriyo waxaan gocondho jeexaayey,

Janqaraara socodkii waxaan jaynaf macaluulay,

Jidaashaan u yeellaa wuxuu jiirku iga suumay,

 

Jilbis halaqa iyo good waxaan jaanta kala booday,

Wixii aan ku joogsaday abees jilifle oo duuban,

Maska jirirqleeyaa wuxuu jiiris igu dhaafay,

 

Jambareera dhicidii waxaan jiifka qaban waayey,

Hadba jimicsi iyo taah waxaan jilibka soo laabay,

Jidiindhowga qabatoon waxaan jiilka rogi waayey,

 

Waxaan jiidha waaberi kacoo jalafsadoo luuday,

Jarmaadada aroortii waxaan juhul madoobaaday,

Waxaan dhegaha jawgii ka baxay jibindhow moodaayey,

 

Wixii aan jajuub galay, waxaan jawray badankeyga,

Rabbi baygu jeefaye wxaan jululay ruuxayga,

Jaldhanka iyo baahida waxaan jalaqa heemaarshey,

Haddaan boqor jawaab iiga iman bad uma jeeleene,

Jeclaantaan u qabay baan jaankii badihiiye,

Jirku ima xanuuneen hadduu joog i leeyahaye,.

 

Jeer baa Ilaah ii qadaray jiirahaan maraye,

Jiidaha in meel loogu wado jaahil baan garane,

Waxse igu jirrabay waa ninkii jookha ii lulaye.

 

Cayuun jalalowlayn iyo raggaan jeer fardaha siiyey,

Jaamuus lo'aad iyo raggaan jimir aruu dhiibay,

Ammaan lacag jiriidaw furoo jeebka uga buuxshey,

Waxaan gool jinaad weyn qaloo joome uga gooyey,

Xeeryaha jiriidha leh waxaan jaari ugu qaaday,

Waxaan ramag jimiimici murkaha uga jufsiinaayey,

Waxaan ila xir jeexya leh aroos jalalmluu hooyey,

Jirjir malaba iyo foon waxaan jil uga yeelaayey,

 

Waxaan jaawiduu shiday intaan jalamaduu shaahshey,

Nimankaan jalbeebtooda gole jurux ka dhawraayey,

Inay jaxar abaal iiga dhigi laabtu jirin mayne,,

Jasadayda Eebbaan ka helin taloba waa jeere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
JASMIINE   

Originally posted by Sophist:

Bashi,

 

Brown= Dhiin

Dhiin is another word for guduud (red color) according to my grandmother not brown. She could not come up with a precise somalian name to describe brown.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Sophist,

JASMINE is right [dhiin[/i] is casaan or gaduud.

 

Ayoub,

I don't know about that! For lack of better word, I will take it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brother AYUUB..waxaad i way diisay ma aanan fahmid walaal...Gu'din iyo Kaadi...meel aan u qaado aan kasi waayey..

 

LUGOOYO walaalkiis aad ayaa ugu mahad santahay gabayga...

 

colours:

 

White=Cadaan

Red=Guduud ama Casaam in some cases

Brown= kafee

Black=madoow

Blue= buluug ama cirka oo kale ama ciiri

Yellow= Jaalo

Green =cagaar

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Jasmine, Baashi,

 

Su;aal ayaan idiin weydiinayaa? Farduhu casaan maleeyihiin? Waligaa faras cas Soomaaliya ma ku aragtey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^^^ma arag,,laakin waa leeyihiin,faraskaasi waa casaan,faraskaasi waa dhiin? smile.gif

 

Luuqada soomaligu waxaan aamin saahay in ay tahay luuqad hodon ah,,laakin dhibku waxa uu ka jiraa sida horeba loo tilmaamay in luuqada ay lumayso,,

 

Gabay baa waxa tiriyey abwaanka Caanka ah Hadrawi,,markuu dhexda marayey ayuu dadkii dhegaysanyey fiirshay oo intuu gabaygii joojiyey, dadkii waydiiyey waxa ay gabygii kaka fahanteen?? ,wax u jawaabo buu waayey, redface.gif ,marka gabayadii hore iyaga hadalkoodaba daa...

 

midakale berigii hore dee cidi ma qorin jirin ? oo quritaanka luuqada afsoomaliga saynuwada ognahay dhowaan baa labelibay,,sababna waa unoqon kartaa lumitaanka erayada.

 

 

Baliskuday in aad ku sheegto soomali kelmadahan.

 

1)watch(clock)

2)spoon

3)Tea

4)speed

5)acceleration

6)Velocity

 

wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

ya subxan allah!

arr dadka aan mocawanad waydiistay eiga o bahan cid wax la qabta!!

 

ana waxan edin ka sugayaay enaad igo tedhaahdan af somaligo waa "rich language" oo aad i tustan woxo afko "rich" ku noqday..idinka na afkaad dhulka la dhacdiin oo wax "blue", "orange" eyo "green" idin turjubana ayaad raadinaysan..

ya muslimeen, talo ya af somaliga o heelin doona..dadkaan wax waydiistay eiga baa turjuban o baahan :confused:

 

 

(Apologies in advance for my total destruction of the Somali language above) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this