Sign in to follow this  
Cabdow

Winnipeg mom charged with stabbing kids!

Recommended Posts

Aaliyyah   

^ I think people keep telling me theres such thing as sixir. But, I chose to not buy it....

 

*grabs her Quran* :D

 

tan kale adiga gorma from kismaayo noqotay. Last I knew you were from Kenya.....

 

is it Kismaayo season smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

War Waxaan maalin kaste bee dhacaan runtii.. Qaladkaana waxaa leh Somalida lacagta xaaraanta ka cuna community centerska..Waa odayaal wada tuugo ah oo mashaqeystayaal ah specially kuwa Toronto iyo Ottawa... almost 20+ years ayaan si normaalo ah u dagan nahay dhulkaan oo wili caruurteeni ku dhalatay dhulkaan jaamacadihii kuwada jira ama dhameeyay. Laakiin sidaad u jeedaan wili duruf iyo maskiinimo ayaa naga muuqata...

 

Wiligiin ma aragteen odayaasha communitiga oo shir u fadhiya? walaahi matag baa idin qabanaya hadaad aragtaan sida ee u tuugsadaan doolada ama nin cadaan xunoo asagaba waxba aheen.. "Baliiis wee need helaab!"

 

We have a brother named Ahmed Hussen in our community here in Canada. For does of you who know this brother, please help him and stand up with him. He is doing many things for our community by taking a strong leadership that is well respected by all Canadians and not only Somalis. We need new leaders like this brother....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ people will think that Ahmed Husein is you, so be clear niyahow when selling someone to Somalis :D

 

 

Winnipeg meel tacbaan ah waaye, I spent one week there couple around 2 yrs ago, Soomaalida joogtana waxee iska wada noqdeen cali beesteen, yaab.

 

 

warkaan war laga naxo waaye, Soomaali waxaa u maqan Soomaaliya, Soomaaliyana Soomaali baa u maqan, labaduba isma oga laakin, goortey is ogaadaan unbaa xal la heli, intaa ka hor, quraanjadu ha ina diirato

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

These kinds of things happen in Somalia, I don't think it has any thing to do with being in Canada or even other country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Somalia waxaan oo kale markee dhacaan waagii hore, Maana koobiyo aa lageen jiray dadkaas oo lasoo daaweyn jiray..laakiin hada wadan la'aan aa jirto...

 

Today waxaan o kale in ee nagu dhacaan ma'aheen maxaa yeelay dhul nabad ah ayaan joognaa oo daawo casri ah taalo.. Somalideena ma qabno community oo maanta advocate u noqon karta dadkeena maxaa yeelay odayaal tuugsanayaan baa nawada xukuma.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

These kinds of things happen in Somalia, I don't think it has any thing to do with being in Canada or even other country.

Hooyo ciyaalkeed mindi ku durdureyso. Intee ka dhici jirtay in Soomaaliya? Soomaaliya aan ogaa waxaan kama dhici jirin. The Soomaaliya of pre-war, of course.

 

Hooyadaan Eebba ha u sahlo xaalkeeda. Waa dhacdo aad loogu naxo.

 

Nuunka, xaaku geeye Winnipeg? Yaa Calibeesteen ah kuu joogay mahaas? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Ilaahay ha sahlo reerka.

 

Why is it usually the newbies? They have it easier. They actually have services catered for them. You would never hear of this 15 years ago.

 

Ps there is actually a place called winnipeg?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this