Deeq A.

Puntland oo sheegtay in wax gorgortan ah ka galeyn deegaamadeeda Dastuuriga ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ahaa in ay kawada hadleen Cabdiwali Gaas colaada Tukaraq.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa  lagu sheegay in Madaxweyna Puntland Cabdiwali Cali Gaas uusan wax gorgortan ah ka galeyn deegaamada Dastuuriga ah ee Puntland, sidoo kalana aysan bixin karin Dowladda Federaalka Soomaaliya dhul Puntland ah.

Sidoo kale War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in beesha caalamku Somaliland u sheegtay in ay dib uga baxaan deegaanka Tukaraq, balse  Muuse Biixi ku dooday in uu tegayo xuduudkii Ingriisku siiyay.

Puntland ayaa sheegtay in Muuse Biixi markii uu waji gabax kala kulmay ciidamada Puntland uu bilaabay in uu ku celceliyo waxaa na soo weerartay Dowladda federaalka Soomaaliya, nabada uu sheegayana ay tahay hadal meel waayay.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhameystiran

1-3.jpg?resize=800%2C10352-1.jpg?resize=800%2C1035

PUNTLAND POST

The post Puntland oo sheegtay in wax gorgortan ah ka galeyn deegaamadeeda Dastuuriga ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   

Puntland hadii eey dastuurka kuqoratay tuulokasto oo beesha dagto in eey iyada hoos imaato maxaa kacelinayo in qabiilkaasta sidaasookale sameeyo.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Ifiye said:

Puntland hadii eey dastuurka kuqoratay tuulokasto oo beesha dagto in eey iyada hoos imaato maxaa kacelinayo in qabiilkaasta sidaasookale sameeyo.  

Ifiye, sheeko caata ah ayaad la soo shir tagtay. Puntland waa 5 Gobol iyo degmo.

Sharci weeye, waana dastuuri, waana rabitaanka ummada gobolladaas ku nool..Adiga iyo mid kale oo naf lacaari ah wax ay ka badeli karaan ma jirto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, cadnaan1 said:

Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. 

Saaxiib, aan kula kaftamee...adiga iyo moryaanta xamar intee bay Puntland ku qaadatay in ay rabaayad ka dhigto?😜

There’s a Swahili saying that goes..”Haraka haraka ha ayna baraka!”

There is work in progress, so just lay back and enjoy the federalism ride!😆

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maahmaahda iyo odhaahda/halqabsiga Reer koonfurka intooda badan waa iska cali beesteyn, laakin mid aan in badan is idhi waa ta ugu fiican waa tan Eelayda ee tidha "Fad ama ha fadin, waa lagu fadsiin". 

Sidii Laascaanood ba lagaaga faramaroojiyay ayuunba tana feedh iyo laad laagaga saari. 

Meeshu marya calastii Galkacyo maha. Waa Ciidan Qaran. :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, cadnaan1 said:

Ninyahow bootada Hala yareeyo 10 days and still tuulada tukaraq is in the hand of Somaliland xagee salaat iska qabsan la'dahay. 

Hadii ay joogi waayan oo halkooda ku eekan waayan, waxa wacad ah in aan laga soo hadhin ilaa iyo Yoocada. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 minutes ago, Suldaanka said:

Maahmaahda iyo odhaahda/halqabsiga Reer koonfurka intooda badan waa iska cali beesteyn, laakin mid aan in badan is idhi waa ta ugu fiican waa tan Eelayda ee tidha "Fad ama ha fadin, waa lagu fadsiin". 

Sidii Laascaanood ba lagaaga faramaroojiyay ayuunba tana feedh iyo laad laagaga saari. 

Meeshu marya calastii Galkacyo maha. Waa Ciidan Qaran. :D 

Suldaanta naasaha jilicsan; 

It’s too early in the day to read your bedtime stories. 😆😆

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   
1 hour ago, Tillamook said:

Ifiye, sheeko caata ah ayaad la soo shir tagtay. Puntland waa 5 Gobol iyo degmo.

Sharci weeye, waana dastuuri, waana rabitaanka ummada gobolladaas ku nool..Adiga iyo mid kale oo naf lacaari ah wax ay ka badeli karaan ma jirto.

 

Waxba maadan sheegin oon aheeyn wish listiga reerka.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
46 minutes ago, Ifiye said:

Waxba maadan sheegin oon aheeyn wish listiga reerka.  

Wish listiga reerkaan wish listyaasha reeryowsha kale ee Soomaaliyeed wuu ka hor hirgalaa, ma ogid miyaa? 😀

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
On 5/27/2018 at 8:48 PM, Tillamook said:

Saaxiib, aan kula kaftamee...adiga iyo moryaanta xamar intee bay Puntland ku qaadatay in ay rabaayaad ka dhigto?😜

There’s a Swahili saying that goes..”Haraka haraka ha ayna baraka!”

There is work in progress, so just lay back and enjoy the federalism ride!😆

Weligay taariikhda ma maqlin dagaal uu ** Ku guulaystay. Kan maanta la joogana 2 weerar ayaad qaadeen hal tuulo xataa waad qabsan waayseen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, cadnaan1 said:

Weligay taariikhda ma maqlin dagaal uu ** Ku guulaystay. Kan maanta la joogana 2 weerar ayaad qaadeen hal tuulo xataa waad qabsan waayseen.

Sxb, howshaan ** iyo jacaylka aad u qabtid ** waa ka weyntahay. So just kick back and relax and enjoy the show..👍

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.