Sign in to follow this  
Tuujiye

Owguuriyo ZUUUUUU

Recommended Posts

Tuujiye   

Owguuriyo Owguuriyo to my good friend ZUUUUUUUUUUUU...The Ausie waxaa la sheegay in uu last month naga qarsay Aroos aan inama caadi aheen.....

 

Zuu saaxiib waxaan kuu rajeynayaa wiil iyo Caano gabar iyo Mushaari...

 

Ilaahey Gurigiina haka dhigi kii malaa igta ku baashaalto....

 

 

Owguuuuuuriyo....

 

 

Zabta aa naga qarsatayna Ku dhimo..hadii aad xasad nimo noogaga qarsatay lee nooh....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

aroos%203.JPG

 

machine_aroos_bride_banana_miveh_sharh_c

 

 

Maasha Allah.. Maba ka jajabna fiirsha.... Legond Of ZU.. qadaami in aa tahay oo reer beeralee aheed saan aan ku kasay....

 

Jaceel Daraadiis, ilin aa kaa imaan rabto....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

 

HAMBALYO HAMBALYO ,, WIIL IYO CAANO, GABADH IYO SUBAG , MALAB IYO DUFAN ,,,

 

ILAAHAY HA IDINKA DHIGO KUWII ISKU MUDHUUDHUQA EE ISU DHIDIDA BOODHNA ISKAGA DUULIYA ILAA QIYAAMAHA ,,,,,

 

NOQDA KUWII ISKU DHEGANAADA WELIGOODBA EEN ISKA DAALIN, KALA DAALIN, WADA DAALIN ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Congrats Zu. May ALlah bless your marriage. aameen

 

Tuujiye..pls take off the picture. I know i wouldnt like it for my wedding to be on a public show.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

Waaaaaaaaaaaw......Congratulations, Legend of Zu, and may Allah SWT make your marriage a good one and bless you with qeyr in this life and the next, and may He give you children who will be good Muslims and take care of you in your old age insha Allah. Amiin.

 

This is one good-looking man, a far cry from the 5-foot tall indhoyar I envisioned him to be(Time to change your avatar, Zu!!)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Valenteenah:

LoL...

 

Tuujiye, dadka ha wareerin. If
Zu
marries anyone, it will be me, ma garatay?

I never thought you were that desperate! :eek:

 

 

the Islamic courts should find you a good guy to marry, and I pray for you sister, insha-Allah.

 

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

aroos%203.JPG

 

machine_aroos_bride_banana_miveh_sharh_c

 

 

Wareer Badanaa!!!

Aw Guuriyo Saaxiibkeey Legend of Zu. Waan ku faraxsannahay inaad xarootay runtii.

 

Ilaahey haka dhigo guurkaaga kii loo aayo oo ubud kheyr qaba kala hela oo aduun iyo Aakhiro idin anfaca, insha-Allah.

 

Again, congratulations brother!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this