wind.talker

Nomads
  • Content Count

    822
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wind.talker


  1. A Puntland minister's house being attacked in Garoowe, PL capital, has only happened during the tenure of the Cadde Muuse administration. The things you get for being a softie. Also, Cabdi Awaare (Cadde's clan-cousin) is one of Cadde's staunchest supporters within the PL Cabinet (no need to wonder why...all in the name of the defunct "Boqortooyo," me thinks!).

     

    Breaking News: Guriga wasiirka Dawladaha Hoose ee Puntland oo caawa la weeraray

     

    Garoowe- 29.October.2005 Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland ayaa waxay sheegayaan in caawa weerar hubaysan lala beegsadey guriga wasiirka Dawlaha hoose & horumarinta reer miyiga ee Puntland Cali Cabdi Awaare.

     

    Guriga wasiirka oo ku yaal agagaarka garoonka kubada cagta ee Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa tacshiirad la beegsadey koox dabley ah oo ku hubaysnaa qoryaha fudud ee darandooriga u dhaca,

     

    Wasiirka ayaa xiligaas ka maqnaa guriga oo wuxuu ku shir ku lahaa xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe, waxaana kooxdaas dableyda ah ee weerarka soo qaadey u babac dhigey ilaaladii guriga oo ay is waydaarsadeen tacshiirad qadar socotey, taasi oo keentey in ay cagaha wax ka dayaan kooxdii dableyda aheyd ee weerarka soo qaadey.

     

    Wasiirka Dawlaha hoose Cali Cabdi Awaare oo aan goor dhaweyd ku tiigsaney khadka telefoonka ayaa inoo xaqiijiyey weerarkaasi in uu dhacay, waxaana uu sheegay in haatan uu socdo baaritaan ku aadan dableydii weerarkaasi soo qaadey, isla markaana ciidamada amaanka ee magaalada Garoowe ay haatan wadaan baaris xoogan oo ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa kooxdaas burcada ah ee weerarka ku qaadey guriga wasiirka.

     

    Ma jirto cid wax ku noqotey weerarkaasi, waxaana haatan hawl baaris aad u weyn ay ka socotaa agagaarka guriga iyo waliba xaafada uu ku yaal guriga wasiirka dawladaha hoose.

     

    C/naasir Yaasin

    SBC Garoowe.

    To the foreigners:

     

    The question is: Is Puntland (which isn't safe for its ministers) safe for Australian (or other foreign) workers? PL Minister Abdi Aware was most likely attacked for his Administration's bad policies on local gov't rules and regulations.

     

    P.S. to somalipride aka Boqortooyo-pride:

     

    Of course I'm jealous. I'm jealous of poor Somalis who are being cheated by their (s)elected "leaders" - from southern Somalia to central to North. I'm jealous of the corruption which continues to plague our Republic and restricts our ability to reach our potential. And most importantly, I'm jealous of Cabdi Awaare who's house attacked in peaceful Garoowe (such things never happen). Doesn't it make you wonder why, all of a sudden, Garoowe isn't a safe place for...um, the Boqortooyo-claiming folks? ;) Don't you wonder why Puntland "President" Cadde Muuse hasn't set foot in Garoowe for months? Open your eyes son...I guess its Somali PM Ali Ghedi and "his people" who are committing such a damaging crime against the soft PL admin, huh. Let's blame Ghedi and "his people" if it makes the "Boqortooyo" safer. :D


  2. Originally posted by Tolstoy:

    [QB]
    ^^^^^^
    Hello To You Too My Dear Retarded Friend

    Hi, Adeer *waves* :D

     

    Now, seriously, how does it feel to be stuck between a rock (Puntland) and a hard place (Djibouti)? More importantly, when will Great Britian open its new embassy in Hargeisa? I mean, when UK minister Chris Mullin visited, Reer SL were promised recognition, weren't they? And since Riyaale's March 2004 visit to London, recognition has come from the following countries:

     

    1. Burco

    2. Berbera

    3. Boorama

    4. Oodweyne

    5. Gabiley

    6. Sheikh

     

    Wow...Amazing! Six countries ;) have officially recognized Somaliland.

     

    P.S. If Somaliland is indeed a nation, so is Burco and Shanghai and the Red Sea. In fact, my boxers just declared independence from my jeans. I wonder: Will the UK recognize it? icon_razz.gif


  3. ^^

     

    To the foreigners:

     

    If you have real interest in Somalia, I suggest you pay attention to the non-propaganda news coming from there. The article below is a news item on a popular pro-Puntland site (GaroweOnline.com). Garowe is the capital city of Puntland.

     

    Anyways, the article discusses the opening ceremony of the 15th Session of the Puntland Parliament. Puntland Vice Pres. Hassan Dahir gave an opening speech to talk about issues such as special laws for the Capital, the official borders of different regions and districts, the 2006 budget, etc. However, VP Hassan Dahir never mentioned the so-called "Puntland Agreement" signed between Puntland and the Australia-based company, Range Resources.

     

    Now, don't you think, in a democratic society and gov't, the Parliament (i.e. the voice of the people) should debate and vote on an issue as massive as selling Somali soil? Its very clear that the newly-established Somali federal gov't (based in Jowhar) doesn't support Puntland's illegal attempt to sign exploration deals with foreign companies. And the Puntland Parliament has never been given a chance to talk about the issue. The Puntland leadership is being shady (the president has never spoken publicly about it, yet) about this deal for a reason.

     

    Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Hoolka Golaha Wakiilada DGPL ee Garowe Kalfadhigii 15-aad ee Golaha Wakiiladda DGPL.

     

    Furitaankii Kalfadhigan ayaa waxaa ka soo qayb-galay Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Kusimaha Xilka Madaxweynaha DGPL, Golaha Xukuumadda, Dhamaan Xubnaha Golaha Wakiiladda DGPL, Saxaafadda iyo Dadweyne kale oo iyaga lagu casumay furitaanka Kalfadhigaan.

     

    Gudomiyaha Golaha Wakiiladda DGPL Mud. Cisman Dalmar Xaaji oo halkas ka soo jeediyey Ajandeyasha horyaal Golaha ee looga hadlayo Kalfadhigan ayaa sheegay in maanta ay horyaalaan Golaha Qodobo door ah oo u baahan meel marintiisa. waxana ka mid ahaa Qodobada horyaala Golaha:-

     

    Ansixinta Miisaaniyadda 2006, ee dalka oo midaysan sidii horay loo go'amiyey in la mideeyo miisaniyadda dalka.

     

    Ansixinta Golaah Wasiiradda iyo Golaha Garsoorka iyo Hay'adaha Madaxa banaan ee la doonayo in dalka looga hirgaliyo golaha. Ansixinta Siyaasadda guud ee nidaamka waxbarasho. Ansixinta Heshiisyada ay dawladu gashay sida badaha.

     

    Ansixinta xeerka Caasimadda DGPL.

     

    Ansixinta Guddoomiyeyaasha Gobolada dalka waajibkaadka shaqo.

     

    Ansixinta, kala xadaynta Degmooyinka xeerkooda.

     

    Ansixinta Xeerka Wada shaqaynta Hay'adaha Caalamiga ah iyo Dawlada.

     

    Wixii ka yimaada Hay'adaha Dawlada iyo Dhamaystirka Hawlihii la sii qabtay labada Kalfadhi Dhexdooda.

     

    Intaas kadib waxaa halkaas Qudbad ka soo jeediyey Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Kusimaha Xilka Madaxweynaha DGPL, Mudane Xasan Daahir Afqurac, Madaxweynuhu wuxuu ugu horayn u mahad celiyey Golaha Wakiiladda, Golaha Xukuumadda iyo dhamaan ka soo qayb galayaasha Kalfadhigan Golaha.

     

    Wuxuuna yiri" Waxaa sharaf ii ah in aan Maanta idinkala soo qayb-galay Furintaanka Kalfadhiga 15-aad ee Golaha Wakiilada DGPL, Golaha Wakiiladu waa hay'adda kaliye ee xaqiijin karta kana turjumaysa Shacab weynaha Reer Puntland sidaas darteed waa in uu Goluhu xil weyn iska saaraa umadda uu wakiilka ka yahay dareen wadanimo lehna ay u gutaan waajibaadka iyo amaanada saaran ee loo idmay.

     

    Dhanka Siyaasadda mar uu ka hadlayey wuxuu yiri madaxweynuhu" Sida aad la socotaan Doorashooyin ku sheegii Goboladda Woqooyi ee Soomaaliya ka dhacay waxaanu si dhab ah uga hawl-galay kana xirnay in aan wax sanaaduuq ah la keenin, Doorashooyin ku sheegna ayna ka dhicin sinaba soona gelin gudaha iyo Xuduudaha Puntland waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaanu xirnay Xuduudaha hore ee ka bilaabma Laasqoray ilaa iyo Buuhoodle inta u dhexaysa, waxaana hambalyo iyo mahad u soo jeedinayaa Guud ahaan shacab weynaha Puntland oo doorashooyin ku sheega si weyn uga hortagay.

     

    Sidoo kale, wuxuu mahad balaaran u jeediyey Ciidamada Darawiishta DGPL oo uu sheegay in ay si xilkas iyo wadaniyadi ay ku dheehantahay ay uga hortageen Doorasho ku sheega Maamulka Woqooyi waa sida uu hadalka u dhigaye.

     

    Madaxweynuhu mar uu ka hadlayey dhanka Amaanga Deegaanka ayaa wuxuu yiri" Puntland waxay ku faantaa in ay nabadgelyo buuxda ka jirto kana nabad gashay Burburkii ku habsaday Soomaaliya inteeda kale waana mid wax garadkeedu ka shaqeeyey ilaahayna loogu mahad naqo.

     

    Waxaad moodaa in beryahyan danbe ay jid gooyooyin, dilan aano qabiil iyo wax cusub oo aan caado hore u ahayn reer Puntland oo lagu macaabo Ciyaal Fay ay ka soo cusboonaadeen magaaloyinka Gobolada Puntland, arrintaas waa mid lagu khal khal gelinayo Maamulka iyo Degenaanshaha Deegaamada Puntland.

     

    Wuxuu xusay Madaxweynuhu in arrintaas dhalinyarada la oran karo waxaa ka dambeeya Siyaasad adag' isagoo tusaale u soo qaatay in Burburkii Somaliya ay Gobolada Konfureed markii ugu horaysay dhalinyaro noocan oo kale ahi ay bilaabeen Rabashado kadibna ay halkii ka sii socotay ayna ku burburtay Dawladii Soomaaliyeed.

     

    Kulankaan ayaa Madaxwayne ku-xigeenku habe yaraatee uusan ku soo hadal qaadin heshiis la sheegay in lala galay shirkado shidaalka ka baara DGPL kuwaas oo aad moodo hadalhayntooda in ay ku egtahay wadanka dibadiisa.

     

    Si kastaba ha haatee, Kalfadhiga Golaha Wakiiladda oo ah kii 15-aad ee ay yeeshaan Golaha Wakiiladda mudadii uu jiray Maamulku ayaa waxaa horyaala ajandeyaasha kor ku xusan loo looga fadhiyo meel marinteeda.

     

    GaroweOnline.com

     


  4. For fifteen years, all they've known is muscle and manpower. In a strategic war, they want to use brawn more than brain. "We will shoot down planes" - "We order all Kenyans out" etc.

     

    I think its a bad move. Kenyans in Somalia are a valuable worksource who work as teachers and in the medical field.

     

    Tan kale, what's with the childish talk? If Kenya reverses its decision, we'll let Kenyan citizens stay in Shabellaha Hoose. :DWaxyaalo badan baa soo ifbaxay ayaamahaan.


  5. TOLSTOY

     

    Also, in the meantime, it's
    important
    that leaders of USC folks, such as C/Qasim Salad Boy, Ali Mahdi, Gen. Galaal, Dr. Hussien Bood, Mr. Qanyare, should really understand of
    their people
    is in their hand, in ever sense of that word, and politically, history will not forgive them, if they watch and wait, till Col. Yey's mendacious agenda come to fruition, which will be to their
    eternal detriment

    So, let me get this straight:

     

    1. History will not forgive Qanyare & other Muqdisho warlords if they don't stand up against Col Yeey. What about their actions for the past 15 years? I'm sure history (esp. "their peoples" history) will forgive them for the isbaaro, the rapes, the murders and the total social destruction they incurred upon once-beautiful Muqdisho, huh?

    2. To "their people's" eternal detriment - I'm sure the folks in Shabellaha Dhexe region are quiet content with the economic boom their region has gone through in the past few months. Just look at Gudoomiye Max'd Dheere - a few days ago he wrote a check to controversial Hiiraan governor Yusuf Dabageed and gifted him with two battlewagons ("tekniko"). The facts in Jowhar speak for themselves.

     

    However, Adeer, let's get to the bottom of what really irks you:

     

    Col Yeey's TFG branch convinced an int'l body to open an embassy in the little tuulo of Jowhar. If you go to Jowhar today, the African Union flag hangs proudly - reminding Somalis that their African brethren have yet to forget about them. Funny - I don't recall Hargeisa - the capital city of the mythic Republic of Somaliland - having a foreign embassy. Not even after 15 years of begging every White boy in European and North American capitals! Ain't that a disgrace?

     

    But, I wholly understand why, all of a sudden you've turned pro-USC.

     

    Therefore, the intention of Col. Yey, to two fold, one is rebuild sufficient forces that can at least
    guarantee
    a foothold for his folks in southern Somalia(under the umbrella of government institutions)

    Umm...Shows how limited your knowledge of southern Somalia is. What is there to guarantee? Col Yeey's "folks" live in (and have lived in) southern Somalia for centuries. Not even the then-powerful USC forces of Gen. Caydiid (allaha u naxaristo) could remove them from southern Somalia, although they tried many, many times. Waxa kale oo ku dhibaayo waa dadkii ahaa the Defeated Lot oo gacantooda wali ku jirto dhulkoodi oo dhan. Adigana you're stuck within the parameters of the Hargeisa-Burco-Berbera triangle. Afar magaalo oo isku muuqdaad degantahay. icon_razz.gif


  6. Originally posted by General Duke:

    The governemnt was never divided.

    Of course it wasn't! If we ask you, the government has three leaders: President Abdullahi Yusuf, Prime Minister Abdullahi Yusuf and Parliamentary Speaker Abdullahi Yusuf. And the undivided government's power extends from Kismaayo to Puntland and even can order the shutdown of Hargeisa airport.

     

    If life was fiction, I think you'd be the first robotic prototype designed to replace the human race. Cajaladaad maalin kasta ku soo celcelisid naga daa. I remember you chastizing some pro-Sharif branch folks in the past for their celebrations for Indhocade's "hasty action" in invading Baydhabo to help Xaabsade's failing militia. Aren't you doing the same thing by celebrating for a victory whose fruits Col Yeey has yet to taste?


  7. Originally posted by Xoogsade:

    A/Y is not offering an
    Alternative
    to the people other than making their life difficult...This is
    pure aggression
    and people need to take a stand. [/QB]

    I don't mean to pick on the brother XOOGSADE, but I wanted to make a couple of quick points. Firstly, the alternatives are Cisaley airstrip in Muqdisho suburbs (as was Dayniile airstrip) and No. 50 airstrip in Shabellaha Hoose. So, technically, there are two alternatives.

     

    Secondly sxb, was it not pure aggression on a grand scale when Muqdisho's int'l airport was closed (permanently) in the mid-90s? I'm not saying you support its closure - however, Muqdisho leaders are paying the price for their past actions today.Ummada Soomaaliyeed bay isbaaro u dhigan jireen. Maantana ayagaa isbaaro-dhaqaleed iyo mid siyaasadeedba loo dhigay. What goes around comes around.

     

    However, I do get your point: Col Yeey is a warlord, and its annoying when people try to portray him as something else. Sxb, so far, he's kept to his word by not engaging in a military confrontation, whilst his opponents in Xamar have been vocally militaristic. While remembering the evil men we're talking about, let's also remember to judge things on their merit. So far, its a diplomatic war. The people of Xamar who were dependent on Dayniile airstrip can use No 50 or Cisaley. Its not the end of the world. But its the beginning of cutting down other warlords' monetary support - the key to destroying their powerbase. One warlord dismantling all others - its strategy: either it builds you or destroys you. Reminds me of Greek history.

     

    P.S.

     

    Sidee Shacabka Muqdisho u arkeen Xiritaankii Garoonnada Dayniile iyo Ceel Axmed?

     

    Shacabka Kunool magaalada Muqdisho ee kusaabsan xiridda garoonka Dayniile iyo Ceel Axmed ayaa waxaa kasoo baxaya jawaabo cad cad oo lagu taageerayo in la xiro garoonadaasi.

     

    Garoonka shaqadiisu aadka u badnayd waa garoonka Dayniile oo raysul wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inuu yahay garoon sal u ah dhibta Soomaaliya ka jirta.

     

    Caaqil Maxamuud Cali Jimcaale (Koogaar) oo kamid ah cuqaasha Muqdisho haatanse kusugan Jowhar ayaa sheegay in qorshahan uu soo dhawaynayo asagoo ku hadlaya magaca ururka uu madaxda u yahay ee isku xirka bulshada iyo dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

     

    Xildhibaanka wuxuu tilmaamay in tallaabadani tahay middii ugu habbboonayd ee laga qaato hogaamiye kooxeedyada dawladdu ka socon la'adahay waa sida uu hadalka u dhigaye.

     

    Xildhibaan Koogaar wuxuu kaloo dhaliilay hadallo kasoo yeeray Muuse Suudi Yalaxow oo ku hanjabay in lasoo ridi doono diyaaradaha haddii aysan ku dagin garoomada laga mamnuucay.

     

    Shacabka Kunool magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in laqaban qaabinayo bannaan baxyo lagu taageerayo hadalka Raysulwasaare Geeddi.

     

    Shacabka Magaalada Muqdisho oo ah dad u oomman inay ka baxaan afduubka ay ugu jiraan malleeshiyaadka hubaysan ayaa badidooda soo dhaweeyeen go'aamda ay wada qaateen dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ee lagu xannibayo diyaaradihii ka dagi jiray Dayniile iyo Ceel Axmed.

     

    SomaliTalk.com


  8. Bashir Raage & Xildhibaan Xaaf's airport businesses might've just taken a sudden hike. Like we waited for the then-imminent attack on Jowhar, we shall now wait for Minister Yalaxow to shoot down some planes.

     

    Kenya oo joojisay Diyaaradaheeda tagi jiray qaar ka mid ah Garoomada Soomaaliya

     

    Nairobi- 28.Oct.2005 War cad oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee Xukuumada Kenya ayaa waxaa shaaca looga qaadey in dhamaanba la hakiyey duulimaadyadii diyaaradaha Kenya ay ku tagi jireen qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

     

    Warkan ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Kenya waxaa lagu sheegay in ay jirto cabsi xaga amaanka oo ka jirta Garoomada kala ah Dayniile oo uu gacanta ku hayo wasiirka amniga Qaranka Max’ed Qanyare Afrax iyo Garoonka Ceel Axmed oo ku yaal gobolka shabeelaha hoose isla markaana uu gacanta ku hayo Yuusuf Max’ed Siyaad (Indhacade).

     

    Ganacsade Jaamac Bulug oo ka mid ah milkiilayaasha qaar ka mid ah diyaaradaha yimaada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in la soo gaarsiiyey qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha dibada kaasi oo tilmaamaya inaysan tagi Karin garoomada Dayniile iyo Ceel-Axmed, balse taasi badalkeeda ay tagi karaan garoomada diyaaradaha ee No 50 iyo Cesiley oo ku kala yaal gobolka shabeelaha hose iyo duleedka magaalada Muqdisho.

     

    Warar aan si rasmi ah shaaca looga qaadin ayaa waxay sheegayaan in uu jiro kulamo dhexmarey Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi iyo masuuliyiinta wasaarada arimaha dibada ee Kenya kaasi oo ku aadan sidii go’doon loo galin lahaa garoomada Dayniile iyo Ceel-Axmed.

     

    Dad u dhuun doloola amuurahaasi ayaa sheegaya in talaabdan looga fol leeyahay in lagu xayiraad xaga dhaqaalaha lagu saaro hogaamiyaasha kooxaha magaalada Muqdisho qaarkood, kuwaasi oo la aaminsan yahay inay caqabad ku noqdeen hawlaha DFKMG ah ee Soomaaliya.

     

    Garoonka Dayniile oo ku yaalo duleedka magaalada Muqdisho waxaa maalin walba ka soo degi jiray Diyaaradaha qaadka keena Muqdisho, kuwa hay’adaha samafalka, diyaarado kale oo khaas ah.

     

    Garoonka Ceel Axmed oo ku yaal gobolka Shabeelaha hoose ayaa isna waxaa int badan Isticmaala Diyaaradaha hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Gobolka shabeelaha hoose iyo kuwa si qaas ah loo wato.

     

    Garoomada kale ee ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya sheegtay in ay amni yihiin oo diyaaraduhu adeegsan karaan ayaa waxay kala yihiin Garoonka Cisaley ee uu Maamulo Ganacsade Bashiir Raage iyo Garoonka No 50 ee uu Maamula Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

     

    Keyse Caamir

    SBC Nairobi


  9. ^^

     

    How should I know, dude? Raga Garoowe ka yimid waydii, such as the homie rokko or if you want a fantasy-inspired version, ask Yoonis - he's a poser.

     

    Alls I know is that Garoowe has a reputation as a town full of goats, even in the dowtown. Very traditiona, don't ya think? :D


  10. Congrats to Col Qeybdiid. He beat Col Yeey at his own game. That's gotta be worth something.

     

    Originally posted by Alpha-Geeljire:

    Well, I see the moryons of muqdishu have united, once again, to bring destruction,poverty,rapes,killings..etc.

    LOL

     

    Dang, so much beef in SOL Politics lately - esp within this Holy Month of Ramadan. Waxaan ku baaqaa, in military jargon, a weapons-hold status.


  11. Originally posted by Sky:

    Northerner,

    FYI its a recorded fact that people from NE Somalia were the first victims of Barre's brutal policies towards rebellious clans. This was in the end of the 70s, a time where your folks were busy ***************.

    Had nothing to do with Barre. They just kiss whoever's in charge. Riyaale goes to Hargeisa, look at how many hugs he gets. Its like Eminem visiting TRL. :D

     

    [ October 28, 2005, 21:57: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]


  12. ^^

     

    Hmm...Your "opinions" on the Forum have slightly increased since you assumed power, a noticable change as compared to your pre-power days. Coincidence...? Frankly, I don't believe in them.

     

    Nonetheless, nice history. The dude that assassinated C/rashid Ali Shermake really f****d up contemporary Somali history. A single bullet fashioning history.


  13. Okay TOLSTOY - We got you: You love us, too! ;) That's so cute, dude.

     

    Now, on a serious matter, you've avoided the larger issue the article - posted by your beloved newspaper, HAATUF - raises. Which is:

     

    Inkastoo aan
    la xaqiijin
    wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa, haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba
    reer Boorama
    xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha

    Now, fadlan iyo adigoo raali ah, answer me this: Why would HAATUF post an unreliable news item AND, worse, opine about it in a negatively-tilted way against a certain segment of SL population (i.e. Awadalites)? Democratic practice or HAATUF's blatant tribalism come to light?

     

    I, the infamous SOL Village Baffoon, eagerly await your response. Do try to be short and concise...or, not. :D


  14. Okay TOLSTOY - We got you: You love us, too! ;) That's so cute, dude.

     

    Now, on a serious matter, you've avoided the larger issue the article - posted by your beloved newspaper, HAATUF - raises. Which is:

     

    Inkastoo aan
    la xaqiijin
    wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa, haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba
    reer Boorama
    xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha

    Now, fadlan iyo adigoo raali ah, answer me this: Why would HAATUF post an unreliable news item AND, worse, opine about it in a negatively-tilted way against a certain segment of SL population (i.e. Awadalites)? Democratic practice or HAATUF's blatant tribalism come to light?

     

    I, the infamous SOL Village Baffoon, eagerly await your response. Do try to be short and concise...or, not. :D


  15. Okay TOLSTOY - We got you: You love us, too! ;) That's so cute, dude.

     

    Now, on a serious matter, you've avoided the larger issue the article - posted by your beloved newspaper, HAATUF - raises. Which is:

     

    Inkastoo aan
    la xaqiijin
    wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa, haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba
    reer Boorama
    xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha

    Now, fadlan iyo adigoo raali ah, answer me this: Why would HAATUF post an unreliable news item AND, worse, opine about it in a negatively-tilted way against a certain segment of SL population (i.e. Awadalites)? Democratic practice or HAATUF's blatant tribalism come to light?

     

    I, the infamous SOL Village Baffoon, eagerly await your response. Do try to be short and concise...or, not. :D


  16. Originally posted by Sky:

    Not only are they with their brethren in Puntland, their interests lie in Puntland [sSC uses Bosasso port,

    Burco businessmen also use Boosaaso port. Is Burco's interest in joining Puntland as well? I don't see how the use of Boosaaso port is relevant to your defensive argument.

     

    President Yusuf's troops (his ex-militiamen) are still in Aricadeeye and are still ready to defend the SSC with the SSC people.

    Those "boys" are loyal to the land, not to Col Yeey and his Ethiopian-inspired divisive policies for Somalia's future.

     

    He would have made those troops retreat within the passed year if
    he didn't care
    about SSC anymore and send them along with the other troops of Abqaale military base in Xarfa, Mudug to the South. Instead
    SSC stands solid
    against Somaliland and Laascaanood is booming more than ever before. Guryaha iyo daararka hadda laga dhisayo LA hadaad aragtid, waadba suuxaysaa.

    If SSC lands stand solidly pro-Somaliweyn, how is that Col Yeey's accomplishment? :confused: And the reason he hasn't withdrawn his militias is because we haven't reached that phase of his ultimate plan,yet.

     

    And if Laascaanood is gradually re-building itself, that's because of the industry and the initiative of Reer Laascaanood. Col Yeey has never built anything save for a military baracks and the occassional gov't office building. But I suppose, in your view, everyone in PL should be grateful for everything they earned with their own sweat to Col Yeey, right? I mean he fixed everything, built houses, schools, hospitals, roads, etc.

     

    And why, all of a sudden, does Col Yeey care for what SL thinks? Quit making up empty excuses for his failures - in the eyes of many (mainly waxgaradka), he's already sold out on SSC.

     

    Col Yeey has never cared for Puntland (SSC or otherwise) or Somalia as a whole. He only cares for power. Now that he's there, he'll do anything to get that power (i.e. fulfill Zenawi's designs for Somalia to gain Ethiopian support).

     

    Lastly, need I remind you, SKY, that individual-worship is shirk - the highest sin - in Islam. Sida isku dhaan, ninyahow.


  17. Originally posted by A..J. Timacaddeh:

    A couple of fancy huts here and there hardly accounts for a housing boom does it?

    LOL You spoiling the fun. But you missed the bigger picture: USC "technicals" are a stonethrow away from those houses. Looks like a preview of the dreaded sequel, "The Second Xamar." ;)


  18. Adeer TOLSTOY, sooner or later you'll read this thread. So, please explain it to me. Now, you've been preaching for years about the "democratic institutions" in SL and how they're not based on qabiil (which is a noble goal all Somalis should aspire to). However, HAATUF has not only reported a discrepancy to this noble idea but has also opined something to the effect of Reer Boorama always being pro-Riyaale, in right or wrong. What happen to party politics or are party politics simply a form of masked qabiilism? I mean, according to the piece, UDUB is trying to get only Reer Awdal (from opposition parties, namely UCID) to support them when the parliamentary speaker vote comes around. I eagerly await your 10-page official SL report. :D

     

    P.S. Anyone can respond but its definitely Adeer TOLSTOY's hour.

     

    Xukuumadda Rayaale Oo Dedaal Ugu Jirta Inay Dhinac Isugu Duwato Mudanayaasha Ka Soo Baxay Awdal Mucaarad Iyo Muxaafidba

     

    Haatuf — Hargeisa, Somaliland — 23 October, 2005

     

    Boorama Oktobar 21, 2005) (Haatuf) Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in xubno ka tirsan musharraxiintii axsaabta mucaaradka qaarkood ee ku guuleystay inay kusoo baxaan doorashadii dhawaanta loogu tartamayey xubnaha barlamaanka cusub ee Somaliland iyo xukuumaddu ay socdaan wadahadal ay
    xukuumaddu ku doonayso in xubnaha reer Awdal ugasoo baxay baarlamaanku la saftaan xukuumadda
    marka ay timaaddo codbixinta jadaga guddoomiyenimada baarlamaanka.

     

    Sida ay sheegeyaan wararkaasi, waxay xukuumadda sare soo dhaweysay qaar ka tirsan musharraxiintaasi oo kasoo baxay xisbiga UCID,iyadoo sida wararku sheegeyaan xukuumaddu

    ugu ballanqaadaysa musharraxiintaasi inay mansabyo sare ka siin doonaan xukuumadda haddii ay daacad u noqdaan xisbiga UDUB marka ay codeynta guddoomiyaha golaha baarlamaanku timaaddana ay codkooda ku taageeraan xisbiga UDUB.Inkastoo aan la xaqiijin wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa,
    haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba reer Boorama xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha
    ,waxayna arrinaha caynkan oo kala ah looga tusaale qaadan karaa doorashadii golaha deegaanka Boorama kuwaasoo xubnihii kasoo

    baxay axsaabta mucaaradku markii ay golaha galeen ay dafireen magacii axsaabtii keentay golaha kaddibna u noqdeen kuwa ku abtirsada xisbiga UDUB.

     

    SOURCE:

     


  19. Adeer TOLSTOY, sooner or later you'll read this thread. So, please explain it to me. Now, you've been preaching for years about the "democratic institutions" in SL and how they're not based on qabiil (which is a noble goal all Somalis should aspire to). However, HAATUF has not only reported a discrepancy to this noble idea but has also opined something to the effect of Reer Boorama always being pro-Riyaale, in right or wrong. What happen to party politics or are party politics simply a form of masked qabiilism? I mean, according to the piece, UDUB is trying to get only Reer Awdal (from opposition parties, namely UCID) to support them when the parliamentary speaker vote comes around. I eagerly await your 10-page official SL report. :D

     

    P.S. Anyone can respond but its definitely Adeer TOLSTOY's hour.

     

    Xukuumadda Rayaale Oo Dedaal Ugu Jirta Inay Dhinac Isugu Duwato Mudanayaasha Ka Soo Baxay Awdal Mucaarad Iyo Muxaafidba

     

    Haatuf — Hargeisa, Somaliland — 23 October, 2005

     

    Boorama Oktobar 21, 2005) (Haatuf) Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in xubno ka tirsan musharraxiintii axsaabta mucaaradka qaarkood ee ku guuleystay inay kusoo baxaan doorashadii dhawaanta loogu tartamayey xubnaha barlamaanka cusub ee Somaliland iyo xukuumaddu ay socdaan wadahadal ay
    xukuumaddu ku doonayso in xubnaha reer Awdal ugasoo baxay baarlamaanku la saftaan xukuumadda
    marka ay timaaddo codbixinta jadaga guddoomiyenimada baarlamaanka.

     

    Sida ay sheegeyaan wararkaasi, waxay xukuumadda sare soo dhaweysay qaar ka tirsan musharraxiintaasi oo kasoo baxay xisbiga UCID,iyadoo sida wararku sheegeyaan xukuumaddu

    ugu ballanqaadaysa musharraxiintaasi inay mansabyo sare ka siin doonaan xukuumadda haddii ay daacad u noqdaan xisbiga UDUB marka ay codeynta guddoomiyaha golaha baarlamaanku timaaddana ay codkooda ku taageeraan xisbiga UDUB.Inkastoo aan la xaqiijin wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa,
    haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba reer Boorama xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha
    ,waxayna arrinaha caynkan oo kala ah looga tusaale qaadan karaa doorashadii golaha deegaanka Boorama kuwaasoo xubnihii kasoo

    baxay axsaabta mucaaradku markii ay golaha galeen ay dafireen magacii axsaabtii keentay golaha kaddibna u noqdeen kuwa ku abtirsada xisbiga UDUB.

     

    SOURCE:

     


  20. Adeer TOLSTOY, sooner or later you'll read this thread. So, please explain it to me. Now, you've been preaching for years about the "democratic institutions" in SL and how they're not based on qabiil (which is a noble goal all Somalis should aspire to). However, HAATUF has not only reported a discrepancy to this noble idea but has also opined something to the effect of Reer Boorama always being pro-Riyaale, in right or wrong. What happen to party politics or are party politics simply a form of masked qabiilism? I mean, according to the piece, UDUB is trying to get only Reer Awdal (from opposition parties, namely UCID) to support them when the parliamentary speaker vote comes around. I eagerly await your 10-page official SL report. :D

     

    P.S. Anyone can respond but its definitely Adeer TOLSTOY's hour.

     

    Xukuumadda Rayaale Oo Dedaal Ugu Jirta Inay Dhinac Isugu Duwato Mudanayaasha Ka Soo Baxay Awdal Mucaarad Iyo Muxaafidba

     

    Haatuf — Hargeisa, Somaliland — 23 October, 2005

     

    Boorama Oktobar 21, 2005) (Haatuf) Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in xubno ka tirsan musharraxiintii axsaabta mucaaradka qaarkood ee ku guuleystay inay kusoo baxaan doorashadii dhawaanta loogu tartamayey xubnaha barlamaanka cusub ee Somaliland iyo xukuumaddu ay socdaan wadahadal ay
    xukuumaddu ku doonayso in xubnaha reer Awdal ugasoo baxay baarlamaanku la saftaan xukuumadda
    marka ay timaaddo codbixinta jadaga guddoomiyenimada baarlamaanka.

     

    Sida ay sheegeyaan wararkaasi, waxay xukuumadda sare soo dhaweysay qaar ka tirsan musharraxiintaasi oo kasoo baxay xisbiga UCID,iyadoo sida wararku sheegeyaan xukuumaddu

    ugu ballanqaadaysa musharraxiintaasi inay mansabyo sare ka siin doonaan xukuumadda haddii ay daacad u noqdaan xisbiga UDUB marka ay codeynta guddoomiyaha golaha baarlamaanku timaaddana ay codkooda ku taageeraan xisbiga UDUB.Inkastoo aan la xaqiijin wararkaasi Boorama kasoo gaadhaya Hargeysa,
    haddii ay dhab noqoto waxay caddaynaysaa sida mar walba reer Boorama xukuumadda gar iyo gardaraba ugu taageeraan markasta oo ay timaaddo arrin khatar gelin karta madaxweynaha
    ,waxayna arrinaha caynkan oo kala ah looga tusaale qaadan karaa doorashadii golaha deegaanka Boorama kuwaasoo xubnihii kasoo

    baxay axsaabta mucaaradku markii ay golaha galeen ay dafireen magacii axsaabtii keentay golaha kaddibna u noqdeen kuwa ku abtirsada xisbiga UDUB.

     

    SOURCE:

     


  21. Originally posted by Maakhir:

    The
    mistake
    that Sool and Sanaag made in joining Puntland , not deciding their own political independency, have come home to roost. The Transitional Federal government have declared these regions to be part of Somaliland
    regardless
    of the wish of the people and their constituents.

    I read about this, too. Indeed, the first time I heard about this possible scenario was when Col Yeey visited Puntland for the first time as Somalia's President - but didn't set foot on SSC territory. Isn't SSC supposed to be part of PL? Very dissappointing on the part of Col Yeey, but then again, the whole of PL was created as a mechanism for Col Yeey to launch himself into the office of the Somali presidency.

     

    Without SSC, I believe there is no Puntland. There's no reason to continue an unpleasant, heavily one-sided marriage when only a certain individual (and Co.) benefit at the expense of all others. Also, I think when SSC leaders joined PL in '98, they looked at it as a deterent against SL's militant policies. Which is understandable - but, sooner or later, Col Yeey's true designs on SSC will come out. He probably thinks he can use SSC as a leverage to get the SL leadership to join his mad bandwagon. But he's forgetting two key things: 1) SSC is armed to teeth so if they say "no" it definitely means no & 2) Even though the people in power in SL (UDUB) are leeches who'll sellout their folks (just like Col Yeey), there are plenty of SL hardliners who won't listen to that crap. Either way, peaceful Northern Somalia as we knew it might descend into socio-political chaos on a massive scale (thanks to Col Yeey - the Savior of PL, right? ;) ).

     

    At the end of the day, in Col Yeey's eyes, everything is going according to plan.

     

    For SSC folks, their best interest lies in figuring out their own path to destiny. Follow Col Yeey long enough and you're bound to end up in a bottomless ditch.


  22. These dudes don't want to agree with each other at all. On one hand, you've got Qanyare saying he's not gonna support an internal Somali solution (as was offered by Barre Hiiraale + some Muq/Jowhar MPs). Qanyare only wants to support U.N./Int'l initiative to resolve the differences between Muqdisho and Jowhar. On the other hand, you've got Col Yeey telling Mr. Fall (U.N. rep) to stop his initiative because an internal Somali solution is close at hand (according to pro-Yeey site, AllPuntland.com). So, Col Yeey wants to support only an internal Somali solution. None of these dudes want peace or a resolution to Somalia's problems - unless they're given the "top dog" position. The U.N. is wasting time and money trying to seek an agreement betweent these two factions. Its beyond obvious they're not agreeing because they don't want to agree. Whenever one side says something, the other side rejects it and comes up with some new solution (usually the exact opposite). What a buncha crap!

     

    Wasiirka amniga qaranka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare ayaa sheegay inuusan taageeri doonin heshiis ay wadaan Xubno katirsan Baarlamaanka

     

    Wasiirka amniga qaranka dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare Afrax ayaa sheegay dibu heshiisiinta ay wadan xubno katirsan baarlamaanka Somaliya iney kadhex sameynayaan labadda garab ee dowladda kula sugan muqqdisho iyo jowhar, uu san aqoon saneen mirihee kasobaxa uuna ka soo horjeedo dibu heshiisiinta Wasiirka ayaa in taas kudaray in uu
    taageersan yahay dadaalada ay wadaan wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobey iyo xubno katirsan beesha caalamka.

     

    Wasiirka ayaa hadalkii saan ku soobeegmay xili ay wadaan xubnaha Baaarlamaanka ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku dhex dhexaadinayaan labadda dhinac, iyadoo qaarkood meesha ka saarey in Beesha Caalamka iyo wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ay boos uga banaaney iney dhex dhexaadin ka sameeyaan xubnaha dowlada ee kusugan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

     

    Wasiirka amniga Maxamed Qanyare Afrax oo u waramayey War baahinta gudaha ayaa sheegay inuusan waxba kala socon arrintan ay wadan xildhibaanada, Asagoo in taas kudaray in marka laga hadlayo dibu heshiisiin ka madax banaan Beesha Caalamka uu isagu og yahay midkii ugu horey uu soo bandhigey wasiirka dibu dhiska iyo Dib udajinta dowladda federaalka somaliya Barre Aadan Shire “Barre Hiiraale', taasi uu ku tilmaamay mid usocan wayday.

     

    Wasirka Amriga Maxamed Qanyare ayaa sheegay ineysan iyagu u cuntameynin wada hadal ama dibu heshiisiin aysan hor boodeynin wakiilka xoghayaha guud ee
    Qaramada Midoobey Francois Fall iyo xubnaha Beesha Caalamka
    , taasina ay kahor yimaadeen buu yiri xubnaha dowlada federaalka ee kusugan magaalada Jowhar.Maxamed Qanyare Afrax ayaa dhanka kale sheegay nuxurka arrintan ugubka ah iney soo bixi doonto, haddii xubnaha wada ee iminka u ololeynaya ee xildhibaanada ah ay soo hor dhigaan arrintaasi fadhiga baarlamaanka federaalka somaliya ee magaalada Muqdishow.

     

    .Xildhibaanadan la sheegay iney bilaabi doonaan safaro ay ugu kicitimayaan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, ayaa wararka laga helayo magaalada Jowhar waxa ay sheegayaan in maamulka Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ee halkaasi ka bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ay ugu diyaar garoobayaan soo dhoweynta wafdigaasi, inkastoo magaalada Muqdisho ilaa iyo hadda aysan ka muuqan wax dhaqaaq ah, iyadoo xildhibaanada halkaasi u amba baxey ay kamid yihiin xildhibaan Caraale iyo xildhibaano kale oo iyagu la sheegay iney ka qeyb qaadanayaan hawsha soo if baxdey ee dibu heshiisiinta ah.

     

    Dhanka kale Cabdala Xaaji Cali oo kamid ah xildhibaanada u olaleenayo arrintan dhex dhexaadinta xubnaha dowlada ee khilaafka u dhaxeeyo, ayaa waxa uu ka hadley xildhibaanada kale ee hawshani la wada, isagoo sheegay in Ray'iisul Wasaraaha Dowladda federaalka somaliya cali maxamed geedi iyo guddoomiyaha baarlamaankana uu arrintani soo dhoweeyey.

     

    C/laahi Axmed Boore

    SomaliTalk.com

     

    vs.

     

    Jowhar: Ergayga Qaramad midoobay ee Arimaha Soomaliya Mr: Fall oo laga Codsaday inuu faraha kala boxo dhex dhexaadinta garabyada dawladda

     

    Tuesday, October 25, 2005 at 15:01

     

    Jowhar(AllPuntland)- Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u xilsaartay arimaha Soomaaliya Mr: Francios Fall oo maanta yimid magaalada Jowhar ayaa shir albaabadu u xiran yihiin la yeeshay madaxwaynaha DFKGS Md: C/laahi Yuusuf Axmed.

     

    Markii uu dhammaaday shirkan albaabadu u xirnaayeen ayaa waxaa shir jaraa'id qabtay Mr: Farncios Fall , wuxuuna ka faallodooday socdaalkiisii iyo waxa ay madaxwaynaha kawada hadleen.

     

    Wuxuu xusay inuu magaalada Jowhar u yimid inuu madaxwaynaha Soomaaliya kala tashado arimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo sidii labada garab ay isugu soo dhawaan lahaayeen.

     

    Waxa uu xusay in qodobbada heshiiskaasi iyo waxa uu kaqababa uu hor dhigay madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed , Saxaafadda ayaa waydiisay waxa hadalladaasi kasoo baxay ,
    wuxuuna caddeeyay in madaxwaynuhu uu marka hore soo dhaweeyay in dalku uu nabad helo hase ahaatee wuxuu iga codsaday ayuu yiri inaan faraha kala boxo dib u heshiisiinta aan ka dhex wado garabyada dawladda.

     

    Mr: Fall wuxuu sheegay in madaxwaynuhu uu u sheegay in wixii khilaaf ah ay dhexdooda ka dhamaysanayaan , haatanna ay gabo gabo u tahay isla markaana ay qaramada midoobay kawarsugto ayaga.

     

    Haddaba sida uu u arko Mr: Fall jawaabta madaxwaynaha ayaa wax laga waydiiyay wuxuuna tibaaxay inuusan waxba ka qabin , uuna ku faraxsan yahay haddii madaxdu ay khilaafkeeda soogabo gaboynayso.

     

    Waxaa wax laga waydiiyay inuu Muqdisho u socdaalayo iyo in kale , hase ahaatee wuxuu sheegay inuusan Muqdisho u socon oo uu safar deg deg ah ku jiro.

     

    Waa markii labaad oo booqasho rasmi ah uu ku yimaado magaalada Jowhar Francios Fall tan iyo markii xukuumaddu soo degtay dalka Soomaaliya.

     

    CCC Farayaamo

     

    AllPuntland


  23. Originally posted by somalipride:
    quote:

    PL is hostage to the Caddes and the Gaagaabs.

    You truely are a fool, bottom line.
    Gee, thanks. ;)

     

    You are someone that supported Afweynes dictatorship and claim it was the best for Somalia. Yet, President Cade Muse who was voted in and didnt use force or a coup,

    Actually, when Gen. Siyad Barre (allaha u naxaristo) came to power in 1969, the vast majority of Somalis supported him, even though it was a coup. Back then, people were sick and tired of Reer Baadiye politicians in power (you know who) who bragged nonstop about power and wealth, blah blah.

     

    Since history repeats itself, if you go to Boosaaso today, you'll see their offspring bragging about power and wealth. Reer Bari run everything in the commercial capital like its their own backyard, thanks to Gen. Cadde, right? No wonder you're happy. smile.gif But Somalis are all the same, nonetheless. Those in power are known to take historical shit on the rest.

     

    However, ask yourself: when did Liban Boqor (Cadde's kin) become such a top-knotch figure in PL politics? Some say he's more powerful than actual PL ministers (skeletons, really). Suddenly, he's meeting with so-called TFG ministers in Jowhar? Why? He and Gaagaab are Cadde's #1 advisors. You know Cadde is such a dissappointing chap? Because he's got Gaagaab (his nemesis during the elections) not only as finance minister, but also as his #1 advisor. Ain't that strange? Not really, considering the fact that Gaagaab is an extension of Col Yeey. So who's really the Daddy of Puntland (vis a vis the "paper" Daddy)? ;)Xaaladu waxay isbadashay markii labo qoys dhusadooda laga faadhin waaye. Ummadii oo dhanna ceeb baad usoo hoydeen.

     

    Mentioning Qardho...shows that there is more of an underlining jealousy towards the presidents that goes far
    beyond
    politics.

    What is it about then? Do you think its about Cadde's eating etiquette? Get real - its pure politics. And if caruurtii Reer X continue to use PL as their family's own backyard, then only Allah knows where this unpleasant political marriage (i.e. PL) is headed. :D


  24. It gets more complicated, doesn't it...?

     

    Madaxweyne Daahir Riyaale oo sheegay hadal ay ka caroodeen Mas’uuliyiinta iyo Taageerayaasha Maamulka Puntland

     

    Isniin, October 24, 2005(HOL): Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Md. Daahir Riyaale Kaahin ayaa hadal ay ka caroodeen Mas'uuliyiinta iyo Taageerayaasha Maamulka Puntland ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa.

     

    Hadalkan ayaa ahaa in maamulkiisu uu dagaal la geli doono maamulka Puntland haddii uu isku dayo in uu shidaal iyo macdan ka baaro gobollada Sool iyo Sanaag oo uu ku tilmaamay in ay yihiin labo gobol oo ay degan yihiin dad Somaliland u dhashay.

     

    Maanta ayaa si aad ah looga hadal hayay magaalooyinka Puntland hadalkaas, iyadoo ay si aad ah Saxaafadda Puntland wax uga qortay hadalka madaxweyne Daahir Riyaale, iyadoo Wasiirka Dowladaha Hoose ee Maamulka Puntland Md. Cali Cabdi Awaare uu arrintaas ku tilmaamay mid qatar gelineysa deganaanta ka dhex jirta labada maamul, isagoo ku sheegay hadalka Madaxweyne Riyaale mid iska dheh ah oo aan waxba yeeli doonin qorshaha uu maamulka Puntland wado ee la xiriira soo saarista kheyraadka dhulkaas iyo Heshiisyada Shirkadaha Shisheyee.

     

    Hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu ka dambeeyay heshiis uu dhawaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Australia oo ka shaqeysa Baarista Shidaalka iyo Macdanta, heshiiskaasoo ka dhacay magaalada Dubai ee Dalka Isu Tagga Imaaraadka.

     

    Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

    Mogadishu, Somali

    Qardho sold out - Qardho gets exploited first. Follow the rules of logic, doesn't it? icon_razz.gif