Xaruuri

Nomads
  • Content Count

    51
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xaruuri

  1. A very thoughtful and analytical piece from Mukhtar Omer. Here is the link: http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2013/05/Somalia-Crisis-of-Command.pdf
  2. An excellent piece on the new Thin Tank "Heritage Foundation" that was launched yesterday in Mogadishu. Read the complete article at: http://wardheernews.com/Articles_13/Jan/Obsiye_Warfa/16_a_mind_for_the_nation.html Xaruuri
  3. Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho? Runtii waa su’aal ay adag tahay in jawaab waafi ah laga bixiyo. Waxa taas daliil u ah, siina adkaynaya innaga oo aan illaa maanta hayn qoraallo ama dokumantiyo taariikhi ah oo arrintaas wax ka yidhi. Waxa keliya ee aynu cuskannaa inta badan waa qoraallo kooban oo dad ajnebi ahi ay qoreen, xilliyo mudada laga joogaa ay aad u yar tahay, marka la barbar dhigo inta ay qowmiyadda Soomaaliyeed soo jirtay. Waxa intaas dheer, kuwaas oo aan dhul badan oo Soomaaliyeed marin, sidaa awgeedna xogta ay ururiyeen ay ku salaysan tahay dad iyo degaanno kooban. Read the rest of the article here: http://wardheernews.com/Articles_2010/April/Hirad/26_Qabaa'ilka_Soomaalidu_ma_dhalashaa.html Xaruuri
  4. Sorry for the mix up. the link of the song is:
  5. Here is a song dedicated to the that infamous massacre and an interview with the singer of the song: Interview with Kenyan-Somali Musician Abdihakeem Affey aka Jabarti on Wagalla Massacre Song http://wardheernews.com/Wareysiyo/Jabarti/Interview_Abdihakeem_Affey.html Xaruuri
  6. Waa qormo aad u qiimo badan, tilmaan fiicanna ka bixinaysa sheekada in badan halkan ka dhacda: Halkan kaga bogta: Aad baan ula wada soconnay damaashaadkii iyo raynrayntii ka dhacday dalka Jili (Chile) ka dib markii sida qurux badan loogu guulaystay in laga badbaadiyo macdan qodayaashii (Miners) dalkaas ee godkii ay macdanta ka qodayeen uu ku dumey. Ilaahay amarkii bilowgii iyo dhammaadkiiba aad baan u xiiseynayey oo ula socdey. Dadkaas meesha ku jirey waan u damqanayey. Waxaan isku taxalujiyey inuusan marnaba I dhaafin warkoodu. Tallaabo tallaabo ayaan ula socdey. Run ahaantii in badan baan la ooyey eheladii 33 kaa nin ee aan telefishanada kala soconnay masiibada la soo gudboonaatay. Farxad, qosol iyo oohin baan isku daray markii lagu guulaystay qofkii u horreeyay in laga soo saaro bohoshaas 1,000 ku dhawaadka mitir ama baac hoos dhulka ugu qodnayd. http://www.wardheernews.com/Articles_2010/October/Marwo_Xaaji/16_Waa_qoloma.html
  7. Haatu: What has this got to do with Xabashi? You should read and hopefully you will learn a thing or two from it. Xaruuri
  8. Yep. It is a great essay. So true that politics still remains our national passtime Xaruuri
  9. An interesting article on Somali Origin: Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho? "Waxase adag in la aamino ama waxa aynu odhan karnaa macquul ma aha dhawr wadaad baa qaran dhan sahal ku qabsaday muddo qaaban. Ama dhawrka Shiikh ee ay Soomaalidu sheegato iyo carruurtiisii baa ka adkaaday oo qaarna dadkii dalkan ka buuxay laayey, intii kalena bara kiciyey oo dhulkii ka qaaday. Midda kale waxa isweydiin mudan meeye dadkii diinta ay u laqimayeen ee dhexdooda diinta ka faafinayeen? Iyagii keliya iyo carruurtoodii baa dalkii oo dhan u hadhay, waa arrin aad cajiib u ah oo caqligu aanu qaadan karin!" Halkan ka akhriso maqaalka oo dhan: http://wardheernews.com/Articles_2010/April/Hirad/26_Qabaa'ilka_Soomaalidu_ma_dhalashaa.html
  10. Very interesting take, but a dangerous course. It is enticing to put on the spot the southerners and demand from those still clinging to the warlord culture to put their act together. But the question that remains is how do the extremist elements that are the most organized in the south fit in with the suggested proposals? Xaruuri
  11. ...."We may not find the full truth for some time to come but one thing is certain – security lapses from the TFG and false accusation of a dead man will not get us any closer to the truth. It is not possible that the alleged bomber went out and came back disguised as a woman unless the congregation were all blind and dumb. It is also equally incomprehensible that no one saw the bomber in action as it is very unlikely to miss a person who is blowing himself in clear view of others. The information given thus far only points to one cause – a planted bomb detonated by remote control.".. An interesting take and analysis onwho was resposible for the recent suicide bombing in Mogadishu. Read the full article here: http://wardheernews.com/Articles_09/Dec/25_bomber%20is%20alive_buh.pdf
  12. He is the same munaafiq he is describing in this trash talk. Isn't he the one who is commitng the most atrocious crimes against humanity that anyone can imagine. Nacalatallah on this new age khawaarij. Xaruuri
  13. Well said Saaxil. Indeed it is about time we do some reading and take a time out from the Fadhi ku Dirir. Xaruuri
  14. Muqdisho, October 06, 2009 (WDN) - War goor dhow naga soo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha ayaa sheegaya in lagu qafaashay caawa magaaladasi wasiiru dowlaha gaashaandhiga ee dowladda kmg ah ee Soomaaliya Sh. Yuusuf Maxamed Siyaad "Indha Cadde." http://wardheernews.com/News_09/October/06_Indha_Cadde.html
  15. Amin is loosing credilbilty with this type of cartoons and the ones he was making lately about Somaliland politicians. Xaruuri
  16. It seems Rayale has outwitted Silanyo and Waraabe again. It looks like he got an indefinite extension that is a lot better than the 1 year that the Guurti were contemplating for the last few days. He has proved that the opposition’s rhetoric was just talk and as they say merely hot air and baala xoofto. In any case it is a good thing that they managed to diffuse the tension and the political deadlock regardless of who came out the winner. Xaruuri
  17. Waa gabay ah farriin Rayaale u dirayo Siilaanyo. Waxa uu Jawaab u yahay mid hore oo uu Siilaanyo farriin ugu soo gudbiyay. waa Kan: 1.Siilaanyow ninkii daacad wada, Daayinkaa jecele 2.Malagyada dushaa joogabuu, kala dardaarmaaye 3.Kolkaasaa dadkiisuna kalgacal, wada dareemaane 4.Dulmi iyo xumaan kay qalbiga, kaga daguugnaato 5.Oo uurka daxal dhaanshey iyo, doog aan ka go’ahaynin 6.Rabbi waw darraadaa dadkuna, waa ka didayaane 7.Nin hadduu duqoobo in badan, dunida soo joogay 8.Dembi weyn hadduu galay hadduu, diinta ka habaabay 9.Dahab iyo hadduu doonyo dhacay, ama dad soo laayey 10.Dawadiisu waa toobad dhaba, oo dantiisa a' he Read the entire poem here; http://wardheernews. com/Articles_09/June /09_duqii_siilaanyo_ hirad.html
  18. The guy is just talking rubbish. He is a small man with little intellect. What was the need for taping the meeting? Xaruuri
  19. Less than 2 months in office Faroole is already showing little for the free press. Here 2 interesting commentaries on that issue: 1. http://wardheernews.com/News_09/Feb/17_amin_farool e_liban.html 2. http://wardheernews.com/News_09/Feb/16_faroole_ami r_khaliil.html Xaruuri
  20. They are a threat not only to the Somalis, but the entire region. They are terrorists and are an affiliate of al qaeda. Anybody who is still in denial or thinks otherwise need to pay a visit to a Psychiatrist. Do we still need more prove after the suicide bombings that they carried out in Hargeisa, Bosaso, Baydhabo and Mogadishu. Come on guys dont give me that lame excuse that the Shabab are fighting against the Ethiopians. They are part and parcel of international terror groups that are visiting havoc on innocent civilians thru out the world. Xaruuri
  21. Warbixin si wacan u iftiiminaysa Al Qaacidada Soomaaliya. Gormaa lagu baraarugi? Xaruuri
  22. Xaruuri

    Al-Shabaab

    Here is anexcellent article providing some basic info on Al Shabab. Read it and hopefully you wont bury head in the sand any Longer. Warbixin: Al Shabaab 'Al Shabaab ‘Dhalinyaradu’ waa fir silloon oo la oran karo waxaa iska dhalay dawlad la’aan, saboolnimo, qabiil iyo Al-Qaacida' Run ahaan waa dhalinyaradii, hadda dugsiyada sare ama jaamacadaha ku jiri lahayd oo ku dhacay debinka Al-qaacida, dadaalka ay ugu jirto in ay ballaariso aagga ay kala dagaallamayso Maraykanka iyo guud ahaan reer galbeedka. Halkan ka akhriso : http://wardheernews.com/News_09/Jan/09_Warbixin_Al _Shabaab.html Xaruuri
  23. An excellent article and analysis on the election. C/llahi Axmed Jamac 'Ilkajiir' u Doorta M/weynaha Puntland W/Q Maxamed A Cali Jan. 06, 2009 Waxaan dheegtay murashixiinta ku loolamaysa madaxtinimada Puntland, wxii ka dambeeyey doorashadii afhayeenka baarlamaanka. Celcelis dabadi, waxaan is tusay in walow badi ay yihiin rag door, in hadana uu ku jiro nin karmeed muujiyey bisayl, astaamo hoggaan, iyo khibrad ciidan oo xilli maanta ay Puntland uga muhan tahay aanu jirin. Sii akhri: http://wardheernews.com/Articles_09/Jan/Mohamed_Al i/06_Ilkajiir_u_doorta_madaxtinimada_Puntland.html
  24. A Very well written article that calls attention to the dreadful situation that Puntland is currently in. The author has eloquently illustrated what is wrong with the current leadership of Puntland and how they had failed the people. Let us hope that these inept so called leaders will step aside in a very short order and let others run the affairs of the state. Xaruuri
  25. Even in such a system you still need to campaign. But the bigger point I was trying to make was that the candidacy of the General has managed to attract more attention than any one else.In my judgement he is the only who has so far attracted support outside his base. His is also the only campaign that was covered in the mainstream Somali online media (Wardheernews and Hiiraan). Secondly I was trying to get across that there is nothing wrong in campaigning in your hometown as some in this forum has suggested. You need to solidfy your base too. Xaruuri