Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. Malika;730477 wrote:
    ^indeed, they look masculine,very manly with strong features unlike waxaanuu aragnaa beriyahan..
    :D
    - illen there is a possibility of them looking like a mandiga, if only hadhii fadhii diriirka laga kiciyo..lol

     

    Astagfirullah..
    :D

    Hadii fadhiga iyo jaadka laga kiciyo.....hadhoow hit bay noqoni oo waxaa laga yaabaa xaliimoos inay in hablaha kale ee aduunka jooga inay kala wareegaan lol

     

    Taa maxaa ka oran


  2. caydarus;730099 wrote:
    ladies and gentlemen aroos laguma rago lagamana rago tumahara agaya shadi mubarako. hambalyo hambalyo oba yarisow. ghabadhi sharif dalxis miyad mehersatay?
    :)

    So Somalina waa gabdhihii qatarta ahaa oo arooskooda ka boodi jiray lol Ma anaan garan


  3. ^Nogongo the guy managed to unite Somalis around Somalia that itself is achievement..... so how did he do it ? All the people above me have mentioned how he managed to achieve that success, but u r still not convinced . So lets say the guy used Black Magic how about that?


  4. faarax_macalin.jpg

     

     

     

    Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya: “Shacabka Soomaaliyeed waa inay ka hortagaan in dib loo soo celiyo Boobkii iyo masuq maasuqii lagu hayay hantida Shabka Soomaaliyeed..”

     

    Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay Dowlada Kenya ay taageerayso dibadbaxyada looga soo horjeeda heshiiskii ka dhacay magaalada Kampala, wuxuuna sheegay in shacbka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay sii wadaan dibad baxyada.

     

    “Waxaa dhaanta in shacabka Soomaaliyeed iyagoo xaqooda u dagaalamaya inay sarjooga ku dhintaan intii shacabku dulinimo ku jiri lahaayeen” ayuu yiri Faarax Macalin oo sheegay in shacabka soomaaliyeed ay yihiin kuwoo aanan ogolayn in dal kale dalkooda looga taliyo.

     

    Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay la xisaabtamaan dowladda, islamarkaana ogaadaan meesha ay ku baxayso hantida.

     

    “Dowladaaan waxaan maqlay inay hor istaagtay boobkii lagu hayay hantidii Dekadda, islamarkaana joojisay Mushaar la’aantii shaqaalaha oo ay u heshay Mushaaraad, sidoo kale Ciidamadii ay mushaar siisay, waxaa la doonayaa hada in dib loo soo celiyo boobkii lagu hayay Hantidii Ummadda, shacabku taasi waa in ay ka hortagaan” ayuu yiri Faarax Macalin oo sheegay in dowladaan cusub ay yihii dad wadiniyiin ah oo aan rabin inay boobaan Hantida Umadda.

     

    Waxa uu sidoo kale heegay Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Kenya in dibad baxyada ka socda Soomaaliya ay la imaan karaan is badel dag dag ah hadii shacabka ay sii laba jibaaraan banaanbaxyadaasi ay wadaan.

     

    “Caqabada Soomaaliya haysato waa dalalka deriska ah, Soomaaliya loogama talin karo dalalka Uganda, Itoobiya iyo Kenya, waxayna rabaan dalalkaasi in Soomaaliya sida ay rabaan ka yeeshaan, waxaana loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka dhiidhiyaan arintaasi” ayuu mar kale yiri Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin.

     

    Dhinaca kale Gudoomiye ku xigeen ka Baarlamaaka Kenya wuxuu ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya in dib u soo ceshtaan kalsoonida Shacabka Soomaaliyeed ay ku lahaayeen , taasi oo uu sheegay inay tahay mid aad u laciif ah.

     

    Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)


  5. Lol@Jacayl sxb waa runtaa amayba fiicanthay in aan junior-kaaga uu san arkin waxaad qasi jirtay lol

     

    Out of the topic : Anyone know where i can listen to this song: Qoraxdoo aroortii qaybisay falaaraha ama qaansa roobo....?