Jalanjool

Nomads
  • Content Count

    12
  • Joined

  • Last visited

  1. Jalanjool is my real nick name, and I dont know its meaning either.
  2. I admired the great poet Xaaji Aadan (Afqalooc). He was a real nomad philosopher. Just try to grasp his definition of "the time" and how to handle it. ------------------------------- Seben tagey mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga Seddexdaa waqtaa xal adduun lagu sifeeyaaye Soo-noqodna maleh wixii saadufe tageye Berri iyo saa-danbena waa sed kaa maqane Waxay taladu kuu suuban tahay subaxaad joogtaaye Xaaji Aadan (Afqalooc)
  3. I don't think puntlanders will ever declare independent from Somalia, but they will strive to unite the whole somalis. ------------------------- Seban tegay mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga Seddexdaa waqtaa xaal adduun lagu sifeeyaaye Soo-noqodna maleh wixii saadufee tagaye Berri iyo saa-danbena waa sed kaa maqane Waxay taladu kuu suuban tahay subaxaad joogtaaye
  4. These days every company or organisation whose name begins with "AL-" is under suspicion. So why don't we somalis call our companies and organisations after somali name, sida Barwaaqo, Sahan, qurac, qansax.....etc, instead of all these AL- AL-..... ----------------------------- Sebentegey mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga Seddexdaa waqtaa xal adduun lagu sifeeyaaye Soo-noqodna maleh wixii sadufee tagaye Berri iyo saa-danbena wa sed kaa maqane Waxay taladu kuu suubantahay subaxaad joogtaaye! Xaaji Aadan (Afqalooc)
  5. How can a sane person choose a simple clan, where he/she can get the whole somali family?!! ........................ Seben tegay mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga Seddexdaa waqtaa xaal aduun lagu sifeeyaaye ! Soo-noqodna maleh wixii saadufee tagaye Berri iyo saa-danbana waa sed kaa maqane Waxay taladu kuu suuban tahay subaxaad joogtaaye! Xaaji Aden (Afqalooc)
  6. What about MR.BEAN guys, He makes me laugh
  7. BBC WORLD SERVICE*S REPORT FROM BOSASO BBC WORLD SERVICE AT 1706 GMT. THIS IS HASSAN AROUNI WITH FOCUS ON AFRICA A peace agreement was finally signed yesterday in the semi-autonomous Somali region of Puntland. The deal between President Abdullahi Yussuf and the rebel leader, General Adde Mussa includes provisions for power sharing in the government, merging of the two armies and holding of general elections. Well, reactions from the deal have been coming in from the two sides and from Puntlanders themselves, Robert Walker reports from Bosaso; ( Somali music background). Robert Walker:The signing of the peace agreement was cue for celebrations on Puntlanders tired of two years of bitter fighting over the region's leadership. Following intense negotiations, opposition leader, general Adde Mussa says that he is now satisfied of the final deal //General Adde Act// The problem is finished. The hostility is almost finished and I'm sure everything will be ok and they must fulfill everything in the agreement. So I don't have any doubts. // end of General Adde Act// Robert Walker: Puntland's peace deal is being hailed as proof that Somalis can make peace without external involvement. Traditional elders painstakingly shuffled between the two sides and so consensus was finally achieved. President Abdullahi Yussuf believes Puntland now offers lessons for the rest of the country. //President Yussuf Act// Puntland is now united and as united we shall go to the National Reconciliation Conference in Kenya and I think we demonstrated to the other Somalis that making peace is possible if there is will and honesty in order to make peace in the whole of Somalia. //end of President Yusuf Act// Robert Walker: Meanwhile, in Bosaso, after days of waiting for the negotiations to end, there was optimism that the conflict is genuinely over. // voice of Puntlander #1 act// I'm so delighted and I think this is a great step taken by the politicians and the community of Puntland and I think that it is a message for the rest of Somalia to follow it. // voice of a Puntlander #2 act// As we know, in Puntland, this time was first time that it got conflict and now it is going to be solved. Robert Walker: But the real test may come next year when President Abdullahi Yussuf's term in office expires. It was at the end of his previous term in 2001 that the succession crises erupted into fighting. Puntlanders will be waiting to see whether the process of choosing their leaders in 2004 turns out to be an open and peaceful one. Whatever lies ahead, for now Puntland is celebrating its new peace. ( another Somali music background Act) HASSAN AROUNI: Robert Walker sent that report from Bosaso in Puntland BBC WORLD SERVICE
  8. BBC WORLD SERVICE SENDING REPORT FROM BOSASO
  9. Inaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun! Ilaah ha u naxariisto, janadii fardowsana ha ka waraabiyo.
  10. Halkan hoose ka aqriso heshiiskii buuxay ee lagu kala saxiixday Bosaso Bosaso, (AllPuntland)- Xafalad balaraan oo lagu soo gunaanday wadahadaladii nabada Puntland ayaa galabta lagu qabtay xarunta madaxtooyada Magalada Boosaaso. Xafaladaan waxaa ka soo qayb galay boqolaal dadwaynaha reer Boosaaso ah, kuwaasoo iskugu jiray siyaasiyiin, madax dhaqameedyo, culuma'udiin, aqoonyahano, haween iyo dadweyne kale, waxaa kale oo xaflada ka soo qayb galay madaxda gobolka Bari, golaha xukuumada iyo baarlamaanka oo u hogaminayo Madaxwaynaha Puntland Cabdulahi Yusuuf Axmed, waxaa iyaguna ka soo qaybgalay xafladaasi mucaaradka oo uu hogaaminayay General Cadde Muuse oo ayna weheliyeen xubno ay ka mid yihiin Col. Khaliif Ciise Mudan, Col. Cabdulahi Siciid Samataar, Maxamed Warsame Faraax iyo xubno kale, dadka xaflada goobjooga ka ahaa oo aad u badnaa waxaa ka mid ahaa madax kooxaha Somaliyeed ee Koonfurta ka socday kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil, Hilowle Imaam Cumar iyo Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmodheere) iyo xubno kale, sidoo waxaa xaflada goobjoog ka ahaa wakiilo ka socday hay'adaha qaraamadda midoobey oo uu hogaminayo madaxa isku xirka hay'adaha Qaramada Midobey ee Somaliya Mexwell Gayler. Munasibadaan oo dhamaan dadkii ka soo qayb galay faxadi ka muuqatay wajiyadooda ayaa waxaa ka hadlay Boqor Cusmaan Aw-Maxmuud Maxmed oo ka sheekeeyay wax tarka nabada iyo dedaalkii ay uu soo mareen raadinta nabada Puntland, Boqorku wuxuu sheegay in ay ku gulaysteen hindisahoodii ahaa in ay nabad ku soo dabalaan khilaafka siyasadeed ee ka dhexeeyay dadka walaalaha ah ee reer Puntland. Boqorka ayaa u mahadnaqay Cabdulahi Yusuuf iyo Jen. Cadde Muuse oo uu uga mahadceliyay sidii ay u tixgalinayeen hadalkoodii isla markaasna ugu dhaga nuglayeen ka shaqaynta nabada. Boqor Cusmaan oo hadalkisii sii wata waxaa uu yirii "Anigoo ku hadalaya magaca shacabka iyo madax dhaqamedka Soomaaliland waxaan si wayn ugu mahad naqayaa dadwanayha reer Puntland gaar ahaan reer Boosaaso oo si wayn u soo dhaweyay nabada isla markaasna u guxaay nabada sida uu geelu ugu guuxo waxa uu jecelyahay". Waxaa hadalka markiisa isna qaatay Suldaan Siciid Suladan Cabdisalaan oo isaguna u mahad celiyay xukumada iyo Madaxwaynahay Puntland Cabdulahi Yusuuf iyo Cadde Muuse sida ay uga go'day nabada isla markaasna wuxuu Suldaanku ku booriyay inay garbaha wada qabtaan nabada. Labada Isim waxay mahadnaq balaaran u jeediyeen beesha Axmed Harti (Dashiishle) oo ay ku amaaneen doorkii muuqday ee ay ku lahaayeen ka soo shaqaynta heshiiskaan lagu guulaystay. Waxaa isna ka hadalay xaflada madaxa hay'adda UNDP Mexwell Gaylar oo isagu sheegay in uu ku hadalayo magaca xoghayha guud ee Qaaramaada Midoobaay iyo magaca shacabka Soomaaliya oo u ku sheegay in aay ka mid yihiin beesha Qaramada Midoobay, waxaa uuna sheegay in uu ku faraxsan yahay heshiiskan ka dhacay Puntland isla markaasna wuxuuu sheegay in uu fure u noqon doono dib u heshiisiinta Somaliya ee ka socta dalka Kenya. Waxaa kale oo isna dadkii halkaas ka hadalay ka mid ahaa Cabdulahi Shiikh Ismaciil oo ku hadlay magaca martida Soomaaliyeed ee goob jooga ka ahaa xaflada wuxuuna sheegay in talaabdani ay dhiirigalin u tahay shirka Nairobi, wuxuu dadka reer Puntland ku guubaabiyay inay adkaystaan nabada. Waxaa hadalka qaatay Ugaas Xasan Ugaas Yasiin oo ku hadalayay magaca Isimada Puntland, Ugaasku wuxuu hanbalyo wayn u soo jediyaya isimadi ku jiray hawsha, wuxuuna dadka kula dardaamay adkaynta nabada. Waxaa hadalka qaatay Jen Cadde Muuse oo sheegay in u madaxwaynaha Puntland uu dulqaad badan siiyay intii lagu dhex jiray wada hadalada nabada, kaasoo uu shegay in uu madaxwaynaha Puntland kulaa hadalay hadalo adag isla markasana usan dan kagalin, taasina waxaay ii cadaysay buu yiri in ay dhab ka tahay nabada oo uu sheegay in Cabdullaahi isagu markii hore uu bilaabay xiriirka wada hadalka nabada, Jen. Cadde wuxuu sheegay in labada dhinacba ay ku jiran dad ka soo horjeeda nabada, kuwaas oo uu sheegay jananku inay marar badan qatar galiyeen geedi socodka nabada. Waxaa isna markiisa hadalka qaatay Cabdulahi Yusuuf Axmed oo uu mahad celinayay isimidi reer Sanaag ee hormuudka u ahaa heshiiska nabada, Jen. Cadde iyo waxgaradkii kale ee gacanta ka gaystay heshiiska, waxaa uunaa balan qaaday in u hirgalin donoo isla markaasna dadajin donoo hirgalinta qodobada nabada, waxaana u ku dhiiriagaliyay Isimada in ay ka hawlgalan meelkasta, wuxuu Cabdullaahi ugu baaqay dadka reer Muqdisho in ay ku daydaan Puntland oo nabada ka shaqeeyaan. Cabdullaahi waxaa kale ee uu sheegay in u kashayqaynayo sidii nabad buuxda laago aslaaxin lahaa Soomaaliya, isla markaasna hubka looga dhigi lahaa kooxaha Soomaaliya, loona dhisi dawlad Soomaaliyeed. Xafaladu intii ayan dhamaan waxaa bilado ku gudoonsiyay Madaxwaynaha Puntland Cabdullaahi iyo Jen. Cadde hay'ad xaga nabada u ololaysa oo ka socota wadanka Swden, waxaana gudoonsiiyay Cabdiraxmaan Budul oo hay'adaas ka socday oo sheegay in ay tahay biladahani kuwo ay ku mutaysteen hawsgha nabada ee ay qabteen, sidoo kale waxaa iyagana shahaadooyin kuwaas la ujeedo ah goobta lagu gudoonsiiyay labada Isim ee heshiiskan ka soo shaqeeyay. Xafalada galabtay waxaa lagu kala sixiixday qoral saddex bog ka kooban oo ay wadaa sixiixen Madaxwaynaha Puntland Cabdulahi Yusuuf Axmed iyo Jen. Cadde Muuse iyo waliba Isimada oo sixiix ku lahaa qoralka heshiiska. Xaflada oo ku dhacday jawi aad u sareeya waxaa suugaan ka hadlaysay qiimaha nabada iyo dhiiri galinta heshiiska kusoo bandhigay fanaaniinta Puntland. Heshiiskaan maanta la saxiixay qodabadiisa waxaa ka mid ahaa, qodobo qeexaya habka maamulka ay wax uga yeelanayaan mucaaradku waxaana ka mid ahaa kuwo loo qorsheeyay inay mucaaradku yeeshaan Saddex Wasiir, Laba Wasiir ku xigeen, 3 Agaasime guud, Labo Agaasime waaxeed, Laba Gudoomiye gobol iyo 2 dagmo Hal maareeye dakadeed ama Garoon diyaaradeed Taliye ciidan. Ciidamada Mucaaradka ayaa lagu kala dari doonaa Daraawiishta iyo Booliiska Puntland. Heshiiska ayaa waxaa kaloo ka mid ah in mucaaradku ay qayb ku yeelandoonaan ergada shirka dib u heshiisiinta Somalida, sidoo kale waxaa heshiisku sheegayaa in jiritaanka jabhada mucaaradku ay dhamaatay marka heshiiska la saxiixay. Heshiiska nabadaynta Puntland ee galabta lagu saxiixay Boosaaso ayaa lagu wadaa inuu soo afjaro qalaalaase siyaasadeed oo gacan ka hadal markii dambe isu badalay oo labadii sano ee la soo dhaafay ka taagnaa Puntland. Xasan M. Jaamac AllPuntland, Boosaaso
  11. Nobody mentioned here what somali people needs most, they need law and order, they need peace and stability,they need good governance, and all these cannot come without fighting against the thugs and ********s who hijacked the somalis' will. Therefore, I vote for A/llahi Yusuf coz I believe he can!
  12. Waa Ilaah mahadii haddii reer Puntland ka heshiiyeen dagaalkii ahliga ahaa, waxaana rajeynayaa in soomaalida kalana ku dayato. Nabad iyo barwaaqo