Ojelle

Nomads
  • Content Count

    50
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ojelle

  1. Thanks Dhubad, Khusuus, is the newly elected commitee which compromises 21 individual which will take over the polical issues of the SSC People. they are the people who are responsil of bringing back the dignity and respect of the SSC Nation.
  2. I hope that people are open minded about what is happening to SSC, in the History of SSC people never that they accepted (Duli)or with the oppostate, even when the British were in North Somlia, These people are the only people who fought and lost many lifes, they are what you call a great nation, honour and dignity will be restored, and rest will be sheeko. Insha Allah.
  3. Wadanka iyo Dadkuba Taariikh qoran bay leeyihiin, oo hadii alle idmo, Wax walba asalkooda ayay u noqonayaan.
  4. Taloo yaa kanool Shantii Golaha Sare? Ali Samatar iyo? Aktoobar waa tee waa tumaa, waa taayadii. Aktoobareey adaa lahaa...lol.
  5. Hi all, Xaabsade to me is a man with less thought, how can a man led a war against his own people, how can a man put his Maato on a situation which caused them to flee, to me he led down his own people and torn apart their long honour and history in to small junks. but the honour will be restored by the nation. O.J
  6. Jen.Cadde Muuse “Dagaalkii lagu qabsaday Laascaanood waxaa ka qeyb galay dagaalyahano shisheeye ah, waxaana heynaa cadeymo badan oo ay ka mid tahay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Jen. Max’uud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) oo gelinkii dambe ee shalay si deg deg ah ugu soo laabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ka dib markii ciidamo taabacsan Somaliland ay gacanta ku dhigeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo horey ay u joogeen ciidamada taabacsan maamulkiisa ayaa markii ugu horeysay maanta kaga hadlay dagaalkaasi shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari oo ka mid ah magaalooyinka hoos taga maamulka Puntland. Jen Cadde Muuse ayaa sheegay in dagaalkii shalay ciidamo taabacsan Somalailand ay kula wareegeen gacan ku heynta magaalada laascaanood ee gobolka Sool ay ka qeyb galeen dagaalyahano shisheeye ah oo isla markaana ay cadeymo buuxa u hayaan arintaasi “Waxaana soo baxay wixii aynu marar badan sheegi jirnay, waxaana heynaa cadeymo buuxa oo la xiriira in ciidamadii Somaliland ee shalay qabsaday magaalada Laascaanod ay ka barbar dagalamayeen dagaalyahano shiheeye ah, waxaana ka mid ah cadeymahaas dokumeyntiyada qaar ka mid ah dagaalyahanadaas oo lagu dilay dagaalka oo laga soo helay jeebabkooda, kaasoo cadeynaya dalalka ay u kala dhasheen” ayuu yiri Jen Cadde Muuse. “Laascaanood waxay ka mid tahay dhulka ay ka taliso Puntland, Somaliland waxay ku qabsatay si gardaro ah oo aan geedna loogu soo gaban, caaalamkuna waa arkaa waxa ay ku kaceyso, waxaan cadeynayaa in Somaliland aysan qabsan karin dhulkeena oo aanu ku qasbanahay inaan iska difaacno” ayuu intaa ku day Jen. Cadde Muuse oo si aad ah u careysan, wuxuuna intaa ku daray Puntland ay u diyaar garoobeyso dagaal muddo dheer qaata oo ay la geleyso ciidamada maamulka Somaliland ee soo duulay sida u hadalka u dhigay. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Soomaliya dayniilecom@hotmail.com
  7. MMA Naceebka aad qabiilkaas u qabtid fara wayanaa. Malaha Baydhabo waa meel ethiopianka ka caagan oo dadka joogaa ay yihiin muwaadiniin sax ah? Nin waybaan tahaye sida isku dhaan. Xiinfaniin , Adigu markaad maqashid cidaas oo wax laga sheegayo seefta ayaad galka kala soo baxdaa........Armaxaa dad cuqda xun ku jirtaa! Duke, Meesha adaa ugu roon saa warkaadu wuu cad yahaye, laakiin dadkaan kale oo boorka isku qarinaya hadana wadaad iskaga kaa dhigaya ayaanba la yaabanahay. Horn & LLP Meesha kismaayo layiraahdo way qasantahay dad aan wax galabsan ayaa lagu dilay marka wax kasto oo kadhaca magaaladaas waxaa masuul ka aha raga maamulka haya, ha soo qabtaan dadka wax leenaya dee hadii kalane ha iskagatagaan. Ciid wanaagasan ilaahayna halaga cabsado. Nabadeey
  8. Go to Souk - Al Somaal they will find it for you!
  9. ^Kool_kat, you sound like you have experience. Taloow meeqa jeer ayaa wax soo qashay
  10. ^^Duke only comes when there is a "good news". Apparently the rift beween His uncle and Geedi is growing and it seems uncle Yey is loosing the plot!
  11. ^^^Ceeb badanaa. The so called Puntland administration is dangerous to the Somali existence if you think about it. They have been handing over clerics, innocent travellers and everyone they think is not from their clan to the Ethiopians. Do you remember when Yey invited the Americans to bomb his people.....the list goes on and on.!!! I wonder why do the people of Puntland are not protesting these criminal acts commited in their name? Where are the religion schollars?
  12. ^Si dhuumaalaysi ah buu kuyimi baalayirye maxaa kajiro?
  13. loool@Duke, adigu inaad dadkale ku daba ganbatid ma ahee wax kale ma haysaa? Hadana mawaxaad naf karaadisay Maxkamadihii walee waxa la inaga sheego waa run....
  14. Jini Kuwa Jini miyaa sheekadu...........I liked it man at least they are using their mother tongue.
  15. you are a brave man that know how to disspear in blink of eye [big Grin] lol. That will be Afcase when he was stationed outside Kismaayo preparing to retake it for three months and got defeated in three hours
  16. ^Waryaada, ragana iska dhicin kari maysaan nabadna marabtiin sidee la idiin galaa nimanyahoow.......war ileen tanoo kale yaa arkay!
  17. ^War hanaga caayin ninka kaliya ee aan ka haysano meesha.
  18. Horn, see camal saaxiib, warkaan dad badan ayuu xanuun jinayaa saaxiib. Amxaaro aa loo tagay, waa la soo diiday, Afmadoow aa latagay waa la soo diiday, Baydhabo aa latagay waa la soo diiday......arinta kaliya oo hartay waa in Puntland la tagaa oo laga soo aruuriyaa wixii la heli karo. Raga Puntland laga keenana waad taqaanaa lagaaga sheekeeyna mayo ee waa ragii Moorgan. Nabad wax ka fiican malaha ee may iska qaataan nabada oo dadkooda wax laqaybsadaan?
  19. loooool@Vietnamese. These guys are messed up walaahi, I can't believe they still want a war....Afcase is going the same root as Morgan(AKA Cabdibile), let us see what they come up this time!
  20. Originally posted by Emperor: Af-gabdheedle - Famous Somali colonel Ilma G.U.S-laroor - Famous family in Puntland Laba-futoole - Also famous and respected elder in from Punt as well... Dhakhleeye - A friend of mine, actually it's his fathers name thus a family name, the family is named ilma Dhakhleeye and Many more ... lool@ Dhakhleeye. A freind of mine calls everyone Dhakheey and we call him Mr Dhukhda Here are some people I know: Tuur-Biid -Goobo ayuu leeyahay xaragana way ku dhamaatay! Dhaga- Bacayr Kax-Dage
  21. lol War Juuje war buu ogyahay. Anigu amxaarada waan ka soo horjeeda iyo waxa taageeraba, laakiin waraka qaar meela lagu soo qoro dacaayad iyo kutiri kuteen buu u badanyahay. Hadaba war la idin sii, xamar ayaan lahadlay maalin dhaweeto oo waxaan soo maqlay inta Ramadaanka aan lagaarin in amxaaro cashar adag loo dhigi doono inshaalah. Lets hope it all goes well as planned.
  22. Originally posted by Emperor: ^I have no Idea, but I know for a fact that happened, are you saying that never happened? Go on put a brave face for all to see ... I know for the fact it didn't happened coz I was there......Dhafoorqiiq was a part of the opposition at the time they were occupying the stadium in which they evacuated after they were bombarded by their allies USC. I remember them requesting for arms and they were given Shimbiralaaye(Check below picture) coz no one trusted them. There is no way Barre's folks to let these people near Villa Somalia let a lone saving him. Is not logic ee wax kale sheega sxb. Shimbirelaaye
  23. Originally posted by Emperor: Ojelle you are trying to re-write history miyaa? Was this song not intended for the SSDF, and who were the SSDF? Not a clan? Yes it was a rebel political movement but it was clan based and this hees was for that movement hence clan, Siad targeted this clan, killed many and destroyed their cities with tanks, traditional elders arrested and many political and intellectual members of the clan assinated, it's all documented in history, or shall I present now here on SOL... Like the SNM was based on qabiil, you know the targeted cities, Hargeis-Burco-Berbera was bombed, why? if it was not a qabiil based movement. Taariikhda Somalia waa recorded.... The song was designed for those who were against the success and the stability so if your qabiil happened to be those who were against peace and the stability then be it!
  24. ^looool are you sure sxb. Tell me one good reason why Dhafoorqiil would save Barre?