wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. interesting hunnu hunnu :D

     

    maanta anigo shaqada ska fadhiyaan hees soo xasuuste 12 years ma maqal

     

    Luuley leerta isii

    makasaaso mey kiin jeeyi

    liiskaaga waa la moodi

    lama rooti, lama rooti, lama rooti koobkoo shaah "waa haddaad weligaa xamari dhageysatay" :D


  2. Blue aniga xittaa i dint get what i just wrote, how are you anyways

     

    Showqi adigaa mudan ugaas sare inkastoo aan kuu yara careysanahay :D


  3. Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday


  4. i've been to nairobi for more than 4 yrs and i've never seen or heard of sixir, i've been to GSA never heard, Mombasa heard it but only bajun's do it, i've spent 2third of my life in NAKURU clean as heaven :D

     

    Morning all