wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Jacaylbaro;958867 wrote:
    Anigoo yara gaajoonaya oo laakiin si fiican shaqada isaga wata uun baan Waslad baas oo hilib ah soo cunay ,,,, I can't move a single xubin since then ,, and wanted to sleep on the desk ...
    :D

     

    Good evening dhamaantiin ,,,,,

    Odayaasha waladda joogtada uma roonee iska kala yaree :D


  2. Juxa, timirti horeba dab loo waa :D

     

    Nuunow, ma adigaaba war haaya, wax badan baa ku dhaafay, ma waadan ogeyn inaan guri kireyay oon Mukeyf soo iibiyay oon jiif iyo wax walbo dhameeyay, markey arrinti mareysay faataxada noogu dhufta sow la ima soo halgaadin oo weliba biyihi alaabta lagu meyray la iiguma darin :D

     

    Apophisow inkaarti dhuuso weyne allaha kugu rido boog bogsootay baad qorya qoryeysee bal adna ka xaaxaabi


  3. Norf, do you know that In makkah there is roob? funny ain't it? ma aqaano 90 km bes ayaa u dhexeyso

     

    7 to 8 years ago Jeddah dad 50 ka badan ayaa kuleel u dhintay, do you think it will happen again?

     

    Allow qabowgaaaga noogu gargaar


  4. Juxa ma maqashay "faruurow maxaa berbera ku geeyay, Fadhuul" hadda aniga fadhuul baa ii geysay, inkastoo aanan luuqadooda garaneyna inaan waxey sheegeyso aan ogaado ayaan iska rabay :D

     

    Norf, believe me maanta ii labo shaqada evening leen aadaayaa


  5. Fail Fail Fail and Fail, Fail in everything soomaah,

    “ regrets are an excuse for people who have failed.”

     

    Nuune, that person will be robed and killed at the same time, allow yaa aniga lacagtaas isiiya, meel duur ah baan magaalo ka dhisaayaa Somalia ayaan u bixinaayaa 100 qoys oo somali ah na waan usoo raraayaa :D

    Mostly my tribe :D


  6. may allah hve mercy on me, how many times have i done that,,,,,

     

    Abtigiis aniga haddaan hurdo tel la iga soo waco asaga iyo battery ga waaban kala dhigaa inaan qabto iska daa eh


  7. heesta xamari ey eheed Muuddeey laakiin, kistaas yar oo maay maayda aa ku jirte,

    sidaaney eheyd

     

    luggooyaad waddiine,

    ee la cagaaran tihiine

    laxaw iyo laruur maa ladugaashadaa

    laqdabaad la boodaan,

    lillaahi maa laabtiin ku taalee

     

    wei net kuma arkin sxb, cajal ayaan ku haysan jiray 1998 ki waan raadinaayaa anigaba hadda