wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. somalee;963023 wrote:
    Been wondering if naming your child David, Abraham, Moses etc is prohibited in Islam. Abraham is the English version and Ibrahim the Arabic one, but the real name of the prophet was neither Abraham nor Ibrahim. Similarly naming a child Guled or Geedi is only Somali and not Islamic. Since we are not Arabs, I might as well name him Joshua (Josh). Its not different than naming a Somali child Sacuud, Jamal etc. Unless of course there's clear proof in the Quran or the traditions of the prophet (Pbuh) that prohibit English/western/biblical names. Are there?

    The name of the prophet was Ibrahim, Don't talk about something you don't know about sxb,

     

    The other Thing, It doesnt matter what you name your son, balse, wax dadka kula af garanayaan u baxso, sidaas baa wanaagsane


  2. Soomaaliya mas’uul badanaa

    Magac dowlo badanaa

    Maamul goboleed badanaa

    Madaxweynayaal badanaa

    Macno xumo badanaa

    Muwaafaqo darro badanaa!

     

    Xaajo murugsan badanaa

    Qabiil muransan badanaa

    Musuqmaasuq badanaa

    Maal xaaraana badanaa

    Dad is maagay badanaa

    Miciin darro badanaa!

    moryaan qaawan badanaa

    Ruux maldahan badanaa

    Maan doorsan badanaa

    Madiidin gaalo badanaa

    Mus la galo badanaa

    Qof masaar liqay badanaa!

     

    Wadaad mufsida badanaa

    Diin maroorin badanaa

    Marin habaabin badanaa

    Mujaahid beena badanaa

    Anaa mudiira badanaa

    Alla mushkilo badanaa!

     

     

    Muqdisho macnayaal badanaa

    Mowjad kacsan badanaa

    Miino qaraxda badanaa

    Maanyo moorto badanaa

    Marin gooyo badanaa

    Meeshu qaylo badanaa!

     

    Madaxweynuhu dhoof badanaa

    Waa lay macsuumay badanaa

    Meelo aad aad badanaa

    Marti qaad shisheeye badanaa

    Ninku Maqnaansho badanaa

    Meelo sare waab badanaa!

     

    Hargeysa muusannow badanaa

    Midnimo diid badanaa

    Waa nala maagay badanaa

    Miig baa na laayay badanaa

    Astaan mariida badanaa

    Maajaan xorownay badanaa!

     

    Garoowe masayr badanaa

    Madaxdeedu cuqdad badanaa

    Muddac iyo qaylo badanaa

    Annagaa mudnayn badanaa

    Waa nala garab maray badanaa

    Marmarsiiyo baas badanaa!

     

    Reer Mudug xasarad badanaa

    Magaalo qaybsan badanaa

    Gaalkacyo Maayar badanaa

    Nin is magacaabay badanaa

    Mid kaloo ku haysta badanaa

    Alla dadku maag badanaa!

     

    Kismaayo muran badanaa

    Anaa marooqsaday badanaa

    Waan maali jiray badanaa

    Madaxweynayaal badanaa

    Magli xanaf leh badanaa

     

    Gaal maqiiqan badanaa

    Amxaar muraadle badanaa

    Kiinyaati muun ah badanaa

    Musefeeni baahan badanaa

    Soomaali meyd ah badanaa

    Magaalo dunsan badanaa!

     

    Soomaaliya maal badanaa

    Xoolo miyi badanaa

    Geel mawjada badanaa

    Lo’ la maalo badanaa

    Mooro ari ah badanaa

    Haddana macaluul badanaa!

    Maanyo buuxda badanaa

    Webi ma’wi ah badanaa

    Mallay bilaasha badanaa

    Ceel macaan badanaa

    Dhasheeg meersan badanaa

    Mar kalana oon badanaa!

     

    Baardheere masaggo badanaa

    Afgooye muus badanaa

    Babaay miiran badanaa

    Bariiska Mugaambo badanaa

    Mareerrey sonkor badanaa

    Dalkuna macaluul badanaa!

     

    Maanyadeennu dherer badanaa

    Maraakiib shisheeye badana

    Tuug mulfinaaya badanaa

    Milatari qalaad badanaa

    Moryaan badeed badanaa

    Halaq mareen badanaa!

    Alla meeshu muran badanaa!

    Muran Badanaa


  3. Just put some of my useful documents in one in the computer at the job in one folder

    I would like to secure it with password,

     

    I searched from google on how to do it, but could not find any good help

    any help is appreciated

     

     

    Thanks


  4. though i have never heard of the people you mentioned, except keynaan

    this is what i have found from wikipedia about french montana :D

    https://en.wikipedia.org/wiki/French_Montana

     

    French is also often reported as being of partial Somali descent. Asked about the rumors during a phone-in interview with Nomad Radio, a UK-based Somali radio station, he indicated that both of his parents were Moroccan but that he has Somali ancestry as well.[8][2]

     

    In 1996, French emigrated with his parents and two younger brothers to the Bronx in New York City


  5. Annaga waxaan sumad ahaan u leenahay labo alif iyo deel :D

     

    geel dhaqatana waan nahay in kastoo marki dambe reer magaal kusoo hoobanay :D


  6. Malika;959044 wrote:
    Generosity

     

    Loyalty - more so when a midst non -Somalis.

     

    Sense of familiarity.

     

    I adore the Somali bus drivers in London, they probably sense am a 'freshy' in the city - they tend to be extra nice...dropping me where there are no bus stops just so to help..lol

     

    ps. If only Kibir wasn't haram - I would say, I love that characteristic too.

     

    pss. Their resilience, bravery and courage and more so their sense of being 'fearless' ..this admire..

     

    psss. Their devotion to their belief - their outlook on life and death - dimashoo wa xaq! -

     

    psss. Did I mention how Somali women are just awesome, tough and gorgeous...as for the men, illahi baa uu maqaan..lool

     

    hakala reebin dee hadduu alle Inoo maqan yahay wuu inoo wada maqan yahay, :D

     

    Hadaba dumarka soomaaliyeed dahab iyo doc ba wey isugu jiraan, ragguna sidoo kale, In aan la is falan qeyn soo ma haboono Malika :D