wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Really, yaa ku yiri meesha uma dhalan Maskiin, odaygaan marka hore ciyaalka xaafadaa soo doortay :D

    Marka xigto adduunyadaba waa reer af gaab iyo in yaroo lagu qurxiye :D oo aan aniga iyo adigaba ka mid nahay :D


  2. Alpha Blondy;972706 wrote:
    your pathetic attempt to cry for attention is noted. balse, despair not, help is always at hand. i was told this heart-rending story once.........

     

    ''i cried because i had no shoes until I met a man who had no feet''
    . - poignant, indeed.

     

    faith lies in not getting what you thought you wanted, but rather getting what you have; which once you have got it, you might be smart enough to realise..... is what you would have wanted, had you known, dee.
    :)

     

    questions for reflection.......

     

    how do you handle adversity?

    how do you go about finding opportunities in adversity?

    what step will you take to find
    the
    opportunity in adversity?

     

    Pastor Alphonso Romeo

    rbe0dk-1.gif


  3. Nin Sarkhaan Ahaa Ayaa Malin Maqlay Wiil uu Dhalay oo Suliga Ka heesaya - Dalacal Badru Calynaa - Ayuu qaadayay Ilaa uu Ka so Baxayay Suuliga , Odaygi Marku arkay Inuu Wiilki Suliga Ka soo Baxay Ayaa intu Dhirbaaxo Qaday Dhag Iyo Dhaban Furay ...... Islantii Reerka oo Meesha Ka dhawayd Ayaa Ku tidhi Ninkii war Wiilka maxad ku Dhirbaaxday Markaasu Si Dag-dag ah ugu Celiyay Quraan Ayuu Suliga dhexdiisa Ku akhrinayay .... Inanki oo Halkan Foorar Garan La,na wax Abihii ku dhirbaaxaya ayaa Marku Maqlay Hadalkii abihii Yidhi Intu Soo Kacay Aabo Quraan Maan Akhriyayn Nashiido ayay Ahayd . Odaygii intu Dhulkii Isku Tuuray waaka oohin Qabsaday -xaaskiisa oo Garan la' waxa ku Dhacay Ayaa Hadana ku celisay war Maxaad La ooyaysaa Wuxuu Ugu Jawaabay :- Waxan la ooyaya Sodon Sanno Ayaan Ku Tukanayay oo aan Quraan U haystay :D


  4. Nin reer Xamar ah ayaa qolo waraysatay waxay weydiiyaanba wuxuu ugu jawaabaa waa aqaanaa, markii dambe ayuu mid la soo booday oo yidhi tafsiirka ma taqaan, haa si fiican ayuu ugu jawaabay, kadibna ninkii ayaa ku yidhi faataxada macnee, isna wuxuu ku bilaabay bisinkii waxaanu yidhi sidan:

     

    Bismilaahi: Magac eebe waaye

    Alraxmaani: isaga lee waaye

    Alraxiimi: laftirkiisa waaye

     

    Inta ay dhamaantood qosol la daateen ay ku yidhaahdeen wax kasta waad taqaan ee hore u soco.