wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Nin reer miyi ah baa maalin masaajid soo galay si uu ugu tukado. Imaamkii oo wax wacdiyaya baa yidhi: "Ninkii xoolo sadaqo ah bixiya waa loo toban jibbaaraa Xariifkii reer miyiga ahaa xogaa xayn ah uu haystay buu wadaadkii siiyey si uu 10X oo xoolo ah u helo.

    Muddaa ka soo wareegtey xolihii uu sugayeyna fara kuma jiraan. Gaajo iyo darxumo ayaa ninkii la soo deristey, ka dibna waxaa ku dhacay calool xanuun Ninkii markii dambe iska bogsey xolihii intii yarayd ee uga soo hadhayna aad bay ugu tarmeen.

    Maalintii dambe ayuu masaajidkii ku soo noqday. Sheekadii ahayd haddaad sadaqadaysato xoolo 10x bay kuu kordhayaan buu maqlay. Nin agfadhiyay baa ku yaboohay inuu sadaqadaysanayo xoolihiisa.

    Ninkii reer miyiga ahaa baa ku yidhi kii xoolaha bixinayey:" Waa run oo xooluhu waa kuu tarmayaan, laakiin calool xanuun baa ka horreeya ee la soco


  2. Alpha Blondy;979903 wrote:
    410842-armed-police-search-westgate-shop
    ^ ''do i look like an elephant?'' caajib. y'all sure this guy didn't graduate from Nairobi's school of dramatic arts.
    ;)

     

    NAIROBI-GIRL_2684619b.jpg

    ^ here he's saving a little white girl. the last time a 'Somali' Kenyan held a little white girl's hand, he was locked up for the illegitmate touching of a minor.
    :P

     

    2013-09-22T023425Z_1_CDEE98L075L00_RTROP

    ^ his posture is terrible. he'd easily fall if you pushed him. he has no chance against AS evil jihadists :cool:

     

     

    haters-gonna-hate.jpg


  3. Nin-Yaaban;979320 wrote:
    I think what that Xalimo is trying to say is, Al Qaeda planned the attacks and Al.Shabab carried it out (since they are affiliated). They used AS as sort of a sub contractor and delegated that duty to 'em. Or at least that's what i get from reading the article.
    :)

    +100


  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;979123 wrote:
    I am told this evening in Islii, gaar ahaan agagaarka masaajidada Jaamka iyo Sigiska dad badan ayaa laga qab qabtay. Ciidamo badana waa lagu daadiye hortooda. Dad socdo maleh caawa Islii.

     

    Masaajidada Sigiska iyo Jaamka kuwa Barbaarta taageero u badan la yiraahdaa. Masaakiinta Reer Islii lee laga gudaa, wixii xunba xaawaa leh camal.

     

    Eebboow sahal.

    Misaajidka sigiska iyo agagaarkiisa I'm sure in shabaab aad looga taageero