wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. There was a Maori, Hawaiian, and Samoan. One day the Maori got news that there was a big earthquake coming so he yelled, "Gather everything we need and run to the top of the hill!". So the Maori grabbed food, and ran to the top of the hill. Then the Hawaiian grabbed pillows and blankets and ran to the top of the hill. ...Well, the Samoan, he tore off the car door, and ran to the top of the hill.

     

    When they got to the top of the hill the Maori looked at the Hawaiian and said, "Hey! Why'd you bring pillows and blankets?", and the Hawaiian replied, "In case we get tired, we can sleep". Then the Hawaiian said to the Maori,"Hey! Why'd you bring the food?", and the Maori replied, "In case we get hungry, we can eat." Then they both looked at the Samoan and said,"Hey! Why'd you bring the car door?". And the Samoan looked at them and said," In case we get hot, we can roll down the window!" :D


  2. Originally posted by Sayid*Somal:

    whose is your other half blood
    ;)
    and more importantly what is your take on Qardho vs Burco? - before i welcome you!
    :D

    my other half blood is in USA

    Originally posted by Sayid*Somal:

    [QB] :confused: Dint get thea sxb :D


  3. Originally posted by NinaNC:

    p.s. naga yareey "naagta" word signature-kaada ku jirta fadlan, have some respect for women. Ha ku dayanin kuwaan ogahay. Waa talo uun.
    ;)

    :D:D:D waan ka saari insha allah


  4. Originally posted by NinaNC:

    JB, you must be feeling bombastuous today.
    :D

     

    Zack faraha halaga qaado, or else! lol.. he is the cellphone sales agent on SOL oo waa u baahnaandoontaa in the future, JB not so much. lol

     

    thbp, ma ogtahay inaad username-kaada badali kartid? just incase:

    -click on the "mailbox" icon on top right hand corner of your screen (far left)

    -click on "edit profile"

    -magacaaga cusub ku qor where it says "Publicly Displayed Name"

    -save it

    -and baam! your new username will be displayed

    -good luck

     

    ***see! Zack could've helped you with it however you hated on him early in the game. lol
    icon_razz.gif
    ***

    p.s. naga yareey "naagta" word signature-kaada ku jirta fadlan, have some respect for women. Ha ku dayanin kuwaan ogahay. Waa talo uun.
    ;)

    wax kale ma ehee zack ma nicin isagaa i duqeeye soo dhowow isagoon i oran, midda kale waad ku mahadsantahay arrintan username ka

    midda kale jaceylbaro thanks in badan sxb


  5. Oo maxaad gudaha ugu soo dhaafi weyday dheh lol @ jaceylbaro sxb waxaan uun doonaye inaan si fiican idiin kala barto oo aan kadib isku kiin soo dhex tuuray waaban isku kiin soo dhex tuuraybee


  6. Originally posted by nuune:

    lool the poll questions
    :D

     

    Soo dhaaf sxb, canjeera amxaar ayaan ku quraacanayaa hadaan jab hawada kuu soo marinayo ii sheeg, anyway waan kuu soo niyoodey ee dhab dheh.

     

     

    quote:

    Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh.

    illeyn naagey abaal ma lihid

    :D:D

    waa tee tan sidan kuu garaacdey sxb, garaac ma xumee ma jiiro aangalo ayey kugu saqiir juujisey
    Nuunow iga qabo dee poll question ka? markaan wax qorayo waa in uu meesha soo galaaye lol

    sideen isaga dhiciyaa :D


  7. @nuune sxb aad baad u mahadsantahay soo dhoweynta alla maxaan canjeero amxaar carrabka oga gubtay waagaan eastleigh joogay, waad mahadsantahay inbadan sxb midda abaalka dee xabbad baa bartaa wadnaha iga toogatay

    @Ninanc Thanx ina adheer waad mahadsantahay in badan magaceyga dheeridiisa anigaa la yaaban, shoow aniga ma baxsan ee adminka amuu ii bixiyay lol jk akhiyaarta

    waad mahadsantihiin in badan


  8. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

    quote:Originally posted by Indhoos:

    ^^^Ma ka cabsatay, waa strip tease gaa-gaabey.

    LADIES PAY UP, YAAH!!!

    Sidee iskugu dareen ciyaaraha Shabeelle laga ciyaari jiray iyo tan hip-hopka ku cusub la yaabay. Waaw.
    This videp is private

  9. Marka hore salaan asxaabta

    In badan waan akhrisanaye sol sannad ka horna waxaan filayaa inaan sameystay user balse weli wax kuma aanan qorin oo kama aan dhex muuqan balse waxaan rajeynayaa in aad si wacan oo wanaagsan ii soo dhoweyneysaan

    I guess dad badan oo qoraalladooda aan aad u xiiseyn jiray iney isoo dhoweyn doonaan sida jaceylbaro, chekmate iyo nuune

     

    SOL waan jeclahay saaxiibayaal