wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. wyre

    Somalia air !

    This is duq bilow accent (pure sijui) indeed funny
  2. There was a Maori, Hawaiian, and Samoan. One day the Maori got news that there was a big earthquake coming so he yelled, "Gather everything we need and run to the top of the hill!". So the Maori grabbed food, and ran to the top of the hill. Then the Hawaiian grabbed pillows and blankets and ran to the top of the hill. ...Well, the Samoan, he tore off the car door, and ran to the top of the hill. When they got to the top of the hill the Maori looked at the Hawaiian and said, "Hey! Why'd you bring pillows and blankets?", and the Hawaiian replied, "In case we get tired, we can sleep". Then the Hawaiian said to the Maori,"Hey! Why'd you bring the food?", and the Maori replied, "In case we get hungry, we can eat." Then they both looked at the Samoan and said,"Hey! Why'd you bring the car door?". And the Samoan looked at them and said," In case we get hot, we can roll down the window!"
  3. wyre

    Assalaamu caleykum

    NinaNC:D ma sidaa baa? alleylehe wax baa ka dhacay Ismalura thanks huuno
  4. wyre

    Assalaamu caleykum

    Originally posted by Sayid*Somal: whose is your other half blood and more importantly what is your take on Qardho vs Burco? - before i welcome you! my other half blood is in USA Originally posted by Sayid*Somal: [QB] :confused: Dint get thea sxb
  5. wyre

    Assalaamu caleykum

    Originally posted by NinaNC: p.s. naga yareey "naagta" word signature-kaada ku jirta fadlan, have some respect for women. Ha ku dayanin kuwaan ogahay. Waa talo uun. waan ka saari insha allah
  6. wyre

    Assalaamu caleykum

    Originally posted by NinaNC: JB, you must be feeling bombastuous today. Zack faraha halaga qaado, or else! lol.. he is the cellphone sales agent on SOL oo waa u baahnaandoontaa in the future, JB not so much. lol thbp, ma ogtahay inaad username-kaada badali kartid? just incase: -click on the "mailbox" icon on top right hand corner of your screen (far left) -click on "edit profile" -magacaaga cusub ku qor where it says "Publicly Displayed Name" -save it -and baam! your new username will be displayed -good luck ***see! Zack could've helped you with it however you hated on him early in the game. lol *** p.s. naga yareey "naagta" word signature-kaada ku jirta fadlan, have some respect for women. Ha ku dayanin kuwaan ogahay. Waa talo uun. wax kale ma ehee zack ma nicin isagaa i duqeeye soo dhowow isagoon i oran, midda kale waad ku mahadsantahay arrintan username ka midda kale jaceylbaro thanks in badan sxb
  7. wyre

    Assalaamu caleykum

    Zack dee soo dhowow ma jidho lol, isla markiiba duqeyn baad billowdee waa maxay jacaylbaro sxb ha daalin waa markii iigu horreysay halkaane
  8. wyre

    Assalaamu caleykum

    Oo maxaad gudaha ugu soo dhaafi weyday dheh lol @ jaceylbaro sxb waxaan uun doonaye inaan si fiican idiin kala barto oo aan kadib isku kiin soo dhex tuuray waaban isku kiin soo dhex tuuraybee
  9. wyre

    Assalaamu caleykum

    Originally posted by nuune: lool the poll questions Soo dhaaf sxb, canjeera amxaar ayaan ku quraacanayaa hadaan jab hawada kuu soo marinayo ii sheeg, anyway waan kuu soo niyoodey ee dhab dheh. quote: Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh. illeyn naagey abaal ma lihid waa tee tan sidan kuu garaacdey sxb, garaac ma xumee ma jiiro aangalo ayey kugu saqiir juujisey Nuunow iga qabo dee poll question ka? markaan wax qorayo waa in uu meesha soo galaaye lol sideen isaga dhiciyaa
  10. wyre

    Assalaamu caleykum

    ugaas jaceylbaro thanks brow alla maxaan thread kaaga in badan aqriyay balse aadan ogeyn adiga lol illaa iyo 2005 ayaa akhrinaye ka warran lol
  11. wyre

    Assalaamu caleykum

    @nuune sxb aad baad u mahadsantahay soo dhoweynta alla maxaan canjeero amxaar carrabka oga gubtay waagaan eastleigh joogay, waad mahadsantahay inbadan sxb midda abaalka dee xabbad baa bartaa wadnaha iga toogatay @Ninanc Thanx ina adheer waad mahadsantahay in badan magaceyga dheeridiisa anigaa la yaaban, shoow aniga ma baxsan ee adminka amuu ii bixiyay lol jk akhiyaarta waad mahadsantihiin in badan
  12. Originally posted by Naxar Nugaaleed: I don't know who Michael franti and Spearhead are but I know this song, say hey, is gonna be one of my 09 summer jams http://www.youtube.c om/watch?v=eoaTl7IcF s8 this video is private
  13. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by Indhoos: ^^^Ma ka cabsatay, waa strip tease gaa-gaabey. LADIES PAY UP, YAAH!!! Sidee iskugu dareen ciyaaraha Shabeelle laga ciyaari jiray iyo tan hip-hopka ku cusub la yaabay. Waaw. This videp is private
  14. Marka hore salaan asxaabta In badan waan akhrisanaye sol sannad ka horna waxaan filayaa inaan sameystay user balse weli wax kuma aanan qorin oo kama aan dhex muuqan balse waxaan rajeynayaa in aad si wacan oo wanaagsan ii soo dhoweyneysaan I guess dad badan oo qoraalladooda aan aad u xiiseyn jiray iney isoo dhoweyn doonaan sida jaceylbaro, chekmate iyo nuune SOL waan jeclahay saaxiibayaal
  15. Waaawareey war maad inamada kala qabataan wey is rifayaane lol Anugu kolley mid baan u cabsanayaa in la rifo sidi digaagi lol