The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by The Zack


  1. Emotional Maryooley

    Bear in mind, @HonAdenDuale’s loss of the majority seat is the turning point of a bruising internal power struggle between the upper echelons of Kenya’s political class. Has nothing to do with his views on Somali Affairs.

    If anything, the Garissa Son, a proud nomad, ruffled feathers with many Kenyan Politicians that believed, and still believe, a Somali could only be seen but not heard!

    Blame him for his cockiness or his free-spirited no-nonsense talk and demeanor but he is, by far and in all accounts, capable and succeeded to create an over-sized political clout for the Somalis in Kenya.

    I rather hear him again, than the unprincipled do-nothing up-for-sale keyboard warriors that will, in a heartbeat, sail with any favorable wind.


  2. On 6/19/2020 at 6:16 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Koo qaaday, widaay. Waa arkaa adiga iyo Abtigiis inaa safaaradaha kala qaadateen. Aniga waa inaa meeshaas boos ka raadsadaa, awoowe, hooyadey aabaheeda, ka yimidee. Siiba meesha la dhaho Qabridahare waliba extended qaraabo of maamada wali ku sugan. Maxee qaaraan ONLF maamada ugu qaadeen Islii. Marka Abtigiis waaba dhaamaa oo qaaraanka ayaaba dhiibi jirnay.

     

    War ninka waan heshiinay. Hadda waa la midoobay maalin baan isla qadeynay.  Adigu aad buu kuusoo dhaweyn hadaad aaddo. Nuune, Jaceylbaro, NGONGE intaba waa la kulmeen ayagoo wufuud kala duwan ah.

     


  3. On 6/15/2020 at 6:55 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waraa haye, adiga iyo Abtigiis waa kala firirteen aan maqlay ee maxaa ka jiro?

    Ki salaamay sxbkey.  Abtigiis booskii madaxweynaha oo banaanka ii yaalo buu si qooto qooto ah ku helay. Marka xarash baan u hayaa. Dhowr jeer baan is aragnay asaga iyo Nuunka in Jigjiga. 


  4. Galbeedi,

    Ninyahow horta nin wanaagsan oo wanaag doonahayo baad u qoraal eg tahay, waana kugu bogaadinayaa taas.  Bahasha saad moodday ma aha laakiin.  Ma maqashay "******  turub baray"?  Meeshan Itoobiya ah waa la isu qayyilayaa, ereyada qallalan ee la isku wareerinayo aad ha u raac raacin. Mustafe iyo team-kiisa jahada ay u socdaan wey u caddahay.   Midda kale dynamics-ka meesha ka jiro haddaad aad ula socoto, you would know Amhara are not really in power right now so there is no need uu udhunkado "dhankooda danbe".  Axmaar xil kama qaadi karo cidna.  

     

    Haatu, 

    Adoo siyaasi ah baan ku ogaa waagaan Azania dhiseynay ee bahashii makaa guurtay go'naheen.  Abtigiiisa Awrkiraale ma aha! 

     

    Old_Observer,

    Barasho wanaagsan awoowe horta.  Taariikhda gobolkan iyo hayaankuu soo maray si fiican buu uga dharagsan yahay madaxweynahu. He sacrificed his own families lives for it.  Nin damman ma aha.  Ficiladiisa eeg, not hadaladiisa.  Hadalo madhan Farmajo bey meel gaadhsiin waayeen. 

    Kan yare ee kale asaga uma jawaabayo. 


  5. MMA, 

    I am sure Nuune will meet him if he hasn't already. Maalamahan lamaan hadnlin Nuune.  I think him, Xiin and NGONGE were planning to visit the president at some point.  Adu laftaada tag dee xagga oo sida aad wuxuu khaldo SOL ooga tir tiri jidhay wuxuu madaxtooyada ka khaldana ka tir tiri xaga LOL.


  6. On 5/20/2019 at 11:58 AM, Maaddeey said:

    Hadda aan sheegayaa, markuu madaxwaynaha noqday. I know Mutafa Cagjar is missing his old life!

    Hadda waxba muu qoro. Wakhti uma haayo qoraal. He is leading a region with 8 million population. He is busy sxb.


  7. 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    War Saak, waxaa kaa ilooway inaa u sheegtid Abtigiisa fariintaan: Wiil aan adeer u ahay - aabihiisa ilmahabreed nahay - ayuu wasiir ka dhigay dowladiisa markuu magacaabay. Waana wasiirka ugu da'da yar wasiiradiisa. Cabdi... ka bilowdaa magaciisa.

    Dankis ku dheh Abtigiisa.

    Awmaadeey, salaamanta, widaay. Soonkii kaa batay SOL ka soo war doontay miyaa?

    Haha waxaa laga yaabaa inuu dartaa u magacaabay oo adi kugu xurmeeyay. Waan u sheegaa fariinta.


  8. On 1/14/2019 at 7:31 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Saak, tell Abtigiisa iyo Adeerkiisaba to ban Yunifersal Tv (Universaltv) from Soomaali Galbeed. They used to do the endless propaganda for Cabdi Ileey iyo xirtiisa. They also used put jabhadda JWXO in bad light. No need to outright officially ban them operating, but make their wariyaal lives hard in Soomaali Galbeed, especially if they are the same wariyo who used to work Cabdi Ileey.

    MMA, this message was delivered to HE A&T.  Waan karbaashi buu kugu yidhi nijaasta. 


  9. 9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Jubbada Dhexe Awmadoobe tolkiisa ma degano ka ahayn qeyb ka mid ah Bu'aale.

    Sheekadaa xaafadda miyaa looga sheekeystaa?  Buaale, Saakow, Salagle, iyo Dujuma madoobe tolkiisaa degan. Bal tag oo tirakoob soo samee. 

    On another note, there will be elections in Jubaland on August, if Madoobe loses, he will go. If he wins, he will be there for another 4 years. 


  10. On 11/20/2018 at 11:17 AM, Dahireeto said:

    @The Zackshould confirm this for us.

    @Abtigiismade a good choice if this is true. Coldoon is a great guy. Sometimes he gets emotional considering what Somaliland regime subjected to him (the fear, isolation,family intimidation) but I think his reaction is normal. 

    No, Coldoon is a freelancer. 


  11. Che, 

    Your message was delivered to Villa Jigjiga.  The president's response:  "Che should visit us.  Laa shukr calal waajib on the SOL aid". 

    Xaaji Lander, markaad Biixi soo fadhiisiso meesha anna Abtigiis waan soo fadhiisin LOL. 


  12. 16 hours ago, Tallaabo said:

    He doesn't need to be in a live session to answer the questions that our Halac wants to ask him. All he needs to do is log in to his SOL account at his convenience and defend himself just like the way he used to do it. Well that is if he has nothing to hide from SOL 😊

    Dude, have you ever been a president?  He has no time to post or log into any social media site.  That is why I am undertaking that responsibility for him.