Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garyaqaan2


  1. let me congratulate my homeland puntland. The government of puntland has long way to go. the road is very long. May allah make easy! Mr faroole has alot job unfished. The founder of puntland mudane abdulaahi yusuf made puntland wonderfull place to live. We, the puntland Diaspora would like to see puntland to head in the right direction.


  2. Originally posted by General Duke:

    ^^^The man needs to rest, and get another job, he is not helping his father by being center of attention and also creating friction between the admin and the media. Horseednet is a wonderful outlet and he should not be attacking it.

    duke i agree with you on this one , ina faroole needs to came downe and let his father do the job. Duke listen to vioce of america maxamed faroole is in that debat with the head of horseed media. Simply the man said what possitin does ina faroole hold in this adminstration.


  3. Walee waxaa layaab ah Faroole isaga oo aan gaarin halsano xukamadiisa. Ay horbooda yaan caruurtiisa maxaa ka qaldan madax weeynah puntland.

     

    Ina faroole (maxamed c/raxmaan) Wuxuu is hortaagay wariye yaasha reer puntland in ay wax ka qoraan xukuumada cusub ee puntland.

     

    *Wuxuu isticmaalay awooda aabahiis.

     

    *Wuxuu ka mid yahay wufuuda u safarta wadanka dibadiisa

     

    *wuxuu ku hadlaa xukuumada afkeeda

     

     

    bal eeg qoraalkaas

     

    Madax weeynaha wiilkiisa ee puntland


  4. Mast watch vedio. Dhalin yaro laqalday haba la qaldee oo udagaalamaayo waxii loo sheegay si aan caqliga ku jirin balfiiri vedioga qeebta wiilka suga rabo in uu rio lakiin se xabada lagala hormaray. sidaas daraadeed saaxiibadiis ayaa waxeey u difaacayaan si hagar la aan ah.

     

     

    must watch this


  5. duke I hope faroole tries to change puntland for good. nonsen meeting and pictures will not take us anywhere. Puntland needs complet change. It needs to be risen from the ground. south Galkacyo things are not looking good. fage ahlul suna wal jameeca has controll part of the city. those so called ahlul suna wal jameeca are the old qabqale from muqdisho. Faroole needs to go back to the city quickly and decalr stat of emergancy. somalidu waxeey tiraahdaa falaari galgalsho kaagama harto. biyaha inteeysan ku soo gaarin baa la iska muusaa. wax qabad baa loo baahan yahay. dalxiis waxbo ma qabto


  6. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

    quote:Originally posted by Jaanjumow:

    As far as i read, Kaaraan, Boondheere, Shibis, Yaaqshiid, C/casiis, Galgalato and most of Heliwa, which are majority of what the mucaarad had are under government control. Add that to what the government already control such as Xamarweyn, Singaani, Xamar Jadiid, Waaberi Madina and dharkeenley, that totals up to majority of xamar.

     

    Simples

    Are you sure you know Xamar that well?

     

    Singaani?! Xamarjadiid??!!
    :D
    Xamarjajab ula jeedaa, I guess.

     

    And Dharkeenleydaana meelee ka timid garan la'ahay. I guess it was degmo cusub la sameeye just before the civil war, Wadajir ka dambeysaa filaa.
    mma darkaney waligeed baa la dhihi jiray waa dhinaca xoosh markaad gaatro it is part of madiino.

  7. Subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa dib u qarxay dagaal culus oo la isu adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan, dagaalka ayaa waxaa isaga horyimid ciidanka Dawladda Federaalka oo ay garabsiinayaan Ciidmada Midowga Afrika ka jooga Muqdisho iyo Al-shabaab iyo Xisbul Islaam oo isgarabsanaya,Ciidan ka Dawladda ayaa waxaa u suurta gashey in ay muddo kooban ku jiiraan difaacii xooagag mucaaradka isla markaasna la wareegaan inta badan meelihii ay ku sugnaayeen todobaadyadii la soo dhaafey.

     

    Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Shiikh Yusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtey Isbitaalka Keysaney ee ku yaala duleedka waqooyi Bari ee Muqdisho halkaas oo ay muddooyinkii la soo dhaafey gacanta ugu jirtey Al-shabaab, Wasiirka ayaa sheegay “… Waxaa ilaahay mahadiis ah in maanta aan araxda ka jebeiney dadkii khawaarijta ahaa ee ka soo horjeeday dawladda Islaamiga ah, amarka dagaalka waxaa bixiyey Madaxweynaha ayaamihii la soo dhaafey oo dhan is difaac ayaan ku jirney, laakiin markii madaxweynuhu arkey inaysan nabad qaadanayn ayuu bixiyey amarka dagaalka, waana wadaynaa dagaalka inta laga soo afjarayo ayuu yiri Indhacadee…”.

     

    Dhanka kale Afhayeen u hadley Ciidanka AMiSOM oo lagu magacaabo Bohuko Brighye ayaa maanta gelinkii hore beeniyey in ciidankoodu qayb ka ahaa dagaalka inkasta oo mar danbe ay qirteen in lagu qasabay dagaalka loona soo jirsadey meelihii ay ku sugnaayeen wax ka yar 1km, Raysalwasaaraha Dawladda ayaa horey u sheegay in ciidanka Amisom ay ka qayb qaadan doonaan dagaaladda.

     

    Ku xigeenka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdifataax Shaaweeye ayaa sheegay mar uu la hadlaayey warbaahinta Horseed Media in uu ku sugan yahay deegaanka Galgalato ee Duleedka Karaan halkaasna haraadigii Al-shabaab lagu baacsanaayo.

     

    Deegaanada gacanta dawladda ku soo qnodey ayaa waxaa ka mid ah degmada Kaaraan, Shibis, Cabdicasiis goobaha kale ee istaatiijiga ah ee gacanta ciidanka maanta galay ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Sanca.

     

    Dagaal kale oo qorsheysan ayaa dawladdu ku qaadey qaybo ka mid ah Koonfurta magaalada sida Isgoyska Hawlwadaag, Kan Adan cadde iyo meelo aad u kulaalaya suuqa bakaaraha waxaana weli halkaas ka socda dhawaaqa rasaasta.

     

    Dhanka kale afhayeen u hadley Xisbul Islaam ayaa sheegtey in ay weli joogaan goobihii ay horey u joogeen inkasta oo kaamarooyinka warfidiyeenku meelahaas ku soo sawireen Ciidanka Dawladda.

     

    Dagaalka maanta ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad gaaraya 20 qof waxaana ku dhaawacmey 50 qof kuwaas oo qaarkood la jiifiyey isbitaalada magaalada.

     

    Waa markii u horeysey oo guulo la taaban karo oo is xig xiga ay gaaraan ciidanka Dawladdu, inkasta oo guusha dagaalka Muqdisho uu yahay mid maalinba dhan raaca.

     

    Waxaa warbaahinta Horseed Media la soo gaarsiiyey Sawirada meydad la sheegay in ay yihiin Al-shabaab, waxaan ka cudur daaranaynaa in aan soo daabici karin anaga oo tix gelinayna akhristayaashayada iyo meydka.

     

    Khariidada Magaalada Muqdisho


  8. Sheeq shariif oo maanta la wareegay dhamaan meeli hii horay looga qabsaday iyo isagoo ah abaan duulah ciidamada ee maanta dagaalka qaaday. amison oo madaafiic u qaybisay muqdisho

     

     

    Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalada ku dhexmaraya Muqdisho Ciidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo xoogaga Islaamiga ah

     

     

    Ciidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM oo wata taangiyo ayaa la sheegay iney gaareen lana wareegeen si buuxda degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir iyo Deegaanka loo yaqaano Galgato oo ku yaala duleedka degmada Kaaraan sida wararka halkaasi naga soo gaaraya ay sheegayaan ka dib dagaalo halkaasi ka dhacay saaka waxaana goobahaasi mudooyinkan ku sugnaa xoogaga Islaamiga ah oo halkaasi dib uga gurtay.

     

     

    Sidoo kale ciidamada DF Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa gaaray deegaanada Sii-Sii iyo Fagax oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay horey ugu sugnaayeen ciidamada xoogaga mucaaradka, iyadoo dad goobahaasi ku sugnaana ay sheegayaan in ciidamada DF ay uga sii gudbeen dhinaca wadada u baxda Ex-kontrool balcad oo ka tirsan degmada Heliwaa.

     

     

    Dhinaca kale, madfac ku dhacay guri ku yaala xaafada Waxaracadde ee degmada Heliwaa ayaa waxaa ku dhintay illaa 3 ruux oo isku qoys ahaa sida ay sheegayaan dadka deegaanka halka tiro kale ay ku dhaawacmeen, lamana oga ilaa hadda halka madfacaasi uu ka yimid iyo cida soo riday intaba inkastoo uu ku soo beegmay xili dagaalo aad u qaraar ay ka socdaan magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah.

     

     

    Warar kale soo baxaya ayaa sheegaya ain madaxweynaha DF Somalia Shariif Sheekh Axmed lagu arkay goobaha dagaaladu ay ka dhaceen ee magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka SII SII iyo Sanca oo ka tirsan degmada Yaaqshiid, sida ay sheegayaan dadka deegaanadaasi ku sugan ay sheegeen isagoo dusha ka saaran gaari gaashaaman oo ay leeyihin ciidamada AMISOM ee dagaalka ka qeyb qaadanayey, waxaana la sheegay madaxweyunuhu inuu ku lebisnaa dareyska milateriga ciidamada DF Somalia, iyadoo warar hada na soo gaaraya ay sheegayaan in deegaanka Suuqa xoolaha ay ku socoto madaafiic xoogan oo ay ridayaan ciidamada AMISOM.

     

     

    Dagaalo kale oo duhurnimadii maanta ka bilowday laba isgoys ee Aadan cadde iyo H/wadaag ayaa goor dhoweyd oo salaadii casir aheyd qaboobay ka dib markii ay halkaasi dib uga laabteen ciidamadii DF ee weerarka ku soo qaaday xoogaga Islaamiga ah ee goobahaasi ku sugnaa lamaan oga ilaa hada qasaaraha labada dhinac ka soo gaaray dagaalkaasi inkastoo dad rayid ah oo tiradooda saxda ah aan la heynin ay dhimsho iyo dhaawacba ka soo gaartay.

     

     

    Dhinaca kale madaafiic ciidamada Amisom ay ku garaaceen xaafadaha cali kamiin iyo xamar jadiid ee degmada Wardhiigley ayaa waxaa ku dhintay hal ruux halka 5 kale ay ku dhaawacmeen sida dadka deegaanku ay sheegayaan iyadoo dhinaca kale warar hada na soo gaaraya ay ay sheegayaan in taangiyadii Ciidanada Amisom ee ka qeyb qaatay dagaalkii saaka ay dib ugu laabteen xarunta madaxtooyada Vila Somalia oo ay markii hore ka baxeen iyadoo sidoo kale tiro madaafiic ah ay xaruntaasi isla goor dhoweyd ay ku soo dhaceen sida dadka deegaankaasi ay sheegayaan

     

    dayniilecom@hotmail. com

    deyniilenews@yahoo.c om


  9. somalipride

     

    leebaan muse boqor and cade muuse waa wiil iyo adeerkiis. Having said that. the point is that they related! and here we have aka pirate president faroole and his son runing the show. thruth hurts guys. Let's tell the truth. shicibka reerpuntalnd ayaa ah dad nabada jecel aan wax faar faarin ee meesha ceebaa ka jirta.

     

     

    Duke

     

    Bro I understand your point. You are not getting my massage here I guess. We are not talking a luxury hotel. We are witnessing a bad leadership again and again in punt land’s leaders. I am here Washington dc where faroole is today and I can really report what I see. An organized, an presidential let those who have experience help you out not your son or your cousin.

     

    Duke shankaroon iyadee jirtaa but we are here to fix puntland for good. We have to walk the walka and talk the talk. looma baahana in indhaha laga xirto reality


  10. ^^^ Generaaaaale not so fast. TFG and somaliland leaders seemed well organized then the poor faroole and his team. One thing this entire African leader have income are, they love power. Faroole brought with him His oldest son as spokesman lol. Genaraale i am here and I am sure I know more marka ha iga hadalsiin. They where treat as criminal pirates. Farool's son was under surveillance since he was former pirates’ member. The use has strong case against (INA FAROOLE) That is way he was told he could not leave the hotel, could not attend the meeting with the president. Note The US are the once who Invited these group so everything is on them. General Duke remember cade muse faild as leader and faroole is is headed in the wrong direction . Is it impossible to effect positive change from below? I ask you that Question Duke? Why would puntland leader always humiliated themselves. You know cade muse gave the highest position witch he could not handle it to Leebaan muuse boqor , because he was his son that is what happen here in Washington DC. He brought with him family member as adviser and so on. Lol that it is realy joke.

    You know it will take much more effort. It will take building a network of like minded people in many places to lobby for you not your son who no nothing in the us you need power brokers, educate to win ordinary folks to our side and galvanize them into a force to reckon with a force to say NO to Business As Usual! Because this approach depends largely on ordinary folks saying "we are sick and tired of being sick and tired it stands the risk of things turning nasty. Faroole showed poor leader ship and he was treated the way he deserved.


  11. Originally posted by Libaax-Sankataabte:

    I am glad Faroole didn't spend Puntland's money by getting a more expensive hotel himself. He will get points for that from the community Yaa Garyaqaan. I am sure he could've got a $1000/night hotel for himself and bill the Puntland state if he wanted to. In this bad ecomony, frugality is the only option.

     

    What is the problem yaa Garyaqaan. Sowdigan odayga ku shiday.
    :D:D

    lsk sxb that was not my point whether he was gone spend money on punt land budged. My whole point was. How he was treated, before you travel you should have a gent and plans, who invite you what are their purpose of the invention and so on. You don't just show up hadeey xaawo kasto ku casunto at end of the day You are representing the face of the punt Landers. You have the highest officer of punt land administration such us Ilka jiir that should have been enough. I believe former president cade would have done better preparation then Faroole.


  12. Puntland leader who was headed Mr. faroole was humiliated in Washington dc. Like allot of you are aware off. The USA has called Somaliland punt land and Somalia leaders where requested to attend a open briefing and hearing of the Subcommittee on Africa and Global Health. But His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole)was humiliated he called himself as president. Those who invited him treat him as dog without a respect. lol He was also put one of the cheapest hotels in washington dc. also his organizers has failed because of poor planning.

     

    On the other hand Abdillahi Mohamed Dualeh

    Foreign Minister of somaliland and Mohamed Omaar

    Foreign Minister tfg this too guys realy did well their homework. both where staying at Renaissance Mayflower Hotel match better then holiday inn lol where faroole and ilka jiir where staying Days inn hotel. Faroole nasiib xumaa waxaan maqli jiray ( first Impression counts !!!) hadiiba markii horabe aan laqiimeen mawaxaa la qiimeendoonaa hadalkiisa!!!!


  13. MoonLight1, I am offered you have been listening to suufiyada too match I believe. These are there Question, when they see someone who know more then them, about our religion. I remember when they used to teach us fag information thanks god that is finished know a lot people stay away from the (shirk) Waxeey yiraahdaan markeey arkaan qof sunada ka muuqato amaba ku taagan noo sheeg sida salaada lootukado.

     

     

    So my Question to you is, are you baabu sufi or salafi? My Questions has nothing to do the Q? you have for kashaf?


  14. Originally posted by Jaanjumow:

    myself i am a staunch supporter of ther government but todays (17th june) actions have put me in doubt. this is an open question to all SOLers. How can this government be saved? i have no ideas left.

    Jaanjumow your doubt just started to day I have been in doubt since the day he announces he was running for a president. The only way this government to be saved is to accept the realty witch means walad cabdale and his like to leave Somali politics alone. Foreign interfering Somali politic is what buts us the miss we are in. The should leave us alone and only (We) and I said (we) somlians can only fixes no one else

     

    Somalia is for Somali’s, Gacmah shisheeye waa in ay naga baxaan totally.


  15. Mr. Cawaale

     

    1st let me wish for all the pest and safety for you family, I can totally understand the pain and the severing you are going through with this meaningless war. But lest us understand the main roots of this problem. If you recall the culamaa in muqdisho and around the world including sheeq umal came up with conclusion which they made plan where amison to withdraw with in 90 days that did not happen. Muqdisho is the nation’s capital and it needs to be saved. Like I said before enough is enough already thousands and thousands died.

     

     

    Don’t you believe if sheeq shariif is about time for him to accept the realty on the ground?

     

     

    Still lest us not for get the mercy of almighty