Shiish

Nomads
  • Content Count

    17
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Shiish


  1. Haaruun

     

    What's your point?

     

    There's no Somaliland ppl nor puntland. All I know is one Somalis ppl that divided into bunch of clans. IF that's your case, then write your clan name on your T-shirt if it makes you happy person!

     

    Having a regional administration is perfect and good enough but this land that land craps about sovereignty only exist for the minds of retarded ones.

     

    __________________________

     

    i jiid ama aan ku jiido


  2. Gabaygan waxaan kasoo xaday nin la yiraahdo Maxamuud Axmed Cabdalle..Anigoo meel ka akhrinaya baan aad uga helay.

     

    Dumarku waxay ku roon yihiin inay damac lahaadaane

     

    Waa inaanay dakeynayn middaad guur u dayataaye

     

    Dabci waa inay leedahoo waana dabartaaye

     

    Waa inay dulqaad badan tahoo daacad kuu tahaye

     

    Deriskeeda waa inay xaqdhawr ugu dedaashaaye

     

    Doorkaad wax fari waa inaan lagu dadduucayne

     

    Waa inaanay ehelka u darrayn duul xigaala ahe

     

    Waa inaanay ubadkana dayicin dhab u daryeeshaaye

     

    Waa inaanay kaa dudin markaad yare is diiddaane

     

    Waa inaanay xidid kaa dacweyn doodna kuu qabine

     

    Waa inaanay kaa digin markaad duullimaad tahaye

     

    Waa inaanay debed meerinoo kaa dan badisaaye

     

    Waa inaanay dibindaabyo iyo duudmarka aqoone

     

    Waa inay dareen lexejecliyo doojin leedahaye

     

    Waa inay diyaafadin xarrago dookh u leedahaye

     

    Waa inay darmaan gaariyoo daran ahaataaye

     

    Duhur iyo habeen waa inay kuu diyaar tahaye

     

    Waa inay gacalo diirranoo debecsanaataaye

     

    Waa inay sidii daawad geel kugu dul reentaaye

     

    Waa inay ku deeqsiin kartaa waxadan doonayne

     

    Waa inay doc haasaawin iyo duluc lahaataaye

     

    Aqalkay dugsido waa inuun lagu dangiigaaye

     

    Waa inuu ku daaraa udgoon deyrka ka horowe?BR>

    Derinteeda waa inaad tebtaa sida dalxiiskiiye

     

    Dar ilaahay waa inaad qalbiga uga ducaysaaye!

     

    ___________________________

     

    i jiid ama aan ku jiido


  3. Can anyone explain to me!

     

    I'm keep hearing Somali Kiss and other kisses over and over again. What's the difference between the two???

    Is it necessary somali kiss to be done in certain one way??

     

    Pleaze explain to me those of you who are Somali-KIss professionalist.

     

    -----------------------------

    'i jiid ama aan ku jiido'


  4. I guess that dude must be one of top Somali-Comedians. If any of you know one or two of his funny stories, feel free to add this thread. Let me start mine.

     

    Cigaal Shidaad oo qurigiisa iska jooga iskana bashaalaya shaahna iska cabaya Waxaa hortiisa ku ciyaarayay wiil yar 2 sano jir ah oo uu dhalay. Wiilkii baa farxad daradeed kusoo cararay aabihiis. Cigaal markuu arkay wiilkii oo soo guurguuranaya intuu qeyliyay xaaskiisana ku yiri naa ragga la iskuma sii daayee wiilka iga qabo.

     

    _________________________

     

    i jiid ama aan ku jiido


  5. Waryaada idinka beenta naga dhaafo..Magacyo been ah nagu dul camireysaan. War wax kale la imaada...Filimkii Cabdulaahi jaajumow aad meesha la imaatay. Waxaan mar hore laga tagay...wax cusub keena maraxyaalyahow.

     

    ___________________________

     

    i jiid ama aan ku jiido


  6. Maandeeq

     

    Thanks for the welcome...I appreciated. ;)

     

    Left's quote

     

    'You can convert as many as you desire but remember it all depends your attraction of the opposite sex..'

    -----------------------------

    Do you mean only Gay men can have many female friends??

     

    --------------------

    I jiid ama aan ku jiido