Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. Faduuli ima keenin ee lacag raadis baan ahay saaxiib fuluus, fuluus ma garatay.

     

    Waraa Macruuf Cimilada Vancouver hadaa arki leheed Toronto waa ka soo cararilaheed saxiib. Winter ma jiro halkaan.


  2. Horta Hargeysa wali Safaarado ma laga furay.

    Muqdisho miinooyinkii iyo hubkii shacabka ma laga uruuriyey.

    Boosaaso, Baydhabo iyo Baladweyn bus-sas iyo Taxi-yo ma leeyihiin.

     

     

     

    FG. Waa iga daacad I really like to know the answers of those questions.


  3. Wadan walba midnimdiisa iyo xoriyadiisa muddo ayuu u soo dagaalamay. Midnimadaas raadinteedana dal walba dad iyo duunyo ayuu u huray. Marks Soomaaliya wey midoobi doonta insha Allah.