MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. ^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo.

     

    salaam

    Adiga wali waa dambeysaa lacag & qurux waa hore aa laga tagay somalia hada waxaa laga dambeeeya ninka 3DEX LUGOOD Mayahay oo sifiican bed tackling mauciyaari karaa

     

    PS.Lacag& qurux wa dhamaadan laakin waxaan aan waligiis dhamaaneen aa jiro lasoco ;)


  2. Kii xumaayee Mzansi weeye ka kugu yidhi ninkii wuu waasho gabdhaha SOL buu caayaa. Haduu iga naxayo muu PM isoo diro.

    ninyoho horta nin hadi PM losoo diro laqaban kara matihid oo waxeey somali horay utiri nin meel ucad meel kamadow..

    marka adeer meesha eey kaaga dhagan tahay waa iska cadahay laakin farsamada yeysan ka xumaan ;)


  3. Originally posted by *Ibtisam:

    It is forum, it can't harm me, unlike you I'm just here to waste time not shopping. Uuuf

    walaahi daacad aan uqoslay I never thought there was a shopping Mall here... :D