Originally posted by xiinfaniin:
^^War ma anaad odey u leedahay
Ninyahow dhibaattaa jirta da'dii waa laygu nacay ee ina adeer xiin e dheh or walaal i dheh
beenna maaha
Sayid somali, sxb kuwaan waxooda been weey dhaaftay xashiishka marki lagu qabtay ayeey dad aan waxba kaogeen iska dhigaayaan
PS.They should rot in jail for what they did.
looool in aad tihiin umad loosers ah waxaa lagu garanayaa sida aad u alalaaseysaan bacdal a one win lool..
A sore loser who disgraces all chelsea fans at large.
^^awoowe shalay waa lagu duugay
ps.Lucas should also get as much praise as Torres as he was awesome walaahi naqaska ayuu kudhajiyay chelsea
Lucas , mushaarka halo kordhiyo