
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
We wait, and see. I still do not trust them.
-
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Ubbahane Ok, I lost the debate, and he won it Thats enough for me, it is self evident that truth prevails over falsehood... Keep trying to change that shirt, USC -WARLORD-CLAN COURT. The eveloution of Ubahane.. -
Somalia: DFS Parliament Must Reject Foreign Troops
General Duke replied to ANWAR's topic in Politics
Ubahane, you deserve some suport in your road ro recovery. Understand this, Somalia will insha Allah regain her soverignty and then all the farms, homes, and even regions which has been occupied will be returned to the SOMALI people. No Somali will work for nothing, no clan will be subjugated under the barrel of the gun. In this new Somalia the Technical will be a thing of the past a relic of a past terrible time. I hold it to be true that all those who murdered, raped and looted property will be judged in this life by the people and in the here after by Allah [sWT]. Thus be confidernt that the time of rehconing is close, and that the people of BARAVA, MARKA, AFGOOYE, QORYOLE, JILIB, JAMMAMA the people of LOWER SHABBELE, BANADIR and in every region,, will be safed and empowered and that they will point out in court all those who have stepped over their rights, their human rights and their MUSLIM dignity. Then my friedn you will find closure,I pray and hope so I suggest you begin today by defending these poor broken people, your people instead of those who occupy and harm them. Somalia united, -
We have a long way to go with you, but I welcome your admission of the criminal activities of the clique which includes Inda Cade, Andiqasin and the so called religious leader Xasan Dahir.
-
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
No i have not heard anything of the sort, do provide the evidance my son. There is a debate and most of ht parliment including those from Mogadishu including dare I say Sharif Xasan, Cumar Xashi Adan are for the foreign troops. There are certain caviats thats most would like to see, but the najority are for the FT, at this moment. As for th threats where would these brave sould go? -
WHAT IS GOING ON?: U.S. TO HOLD INTERNATIONAL MEETING ON SOMALIA >>>>
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Again you try and defend the indefensable, A/Y was and has been a rebel, he rebeled against a regime that was horrible. What about those who worked for that rrgime, including Xasan Dahir, are they any better? Or what about Abdiqasin who was deputy PM and Minister of interior when the regime killed young school students in Jazira beach, and Bombed Hargaysa? Is he not a criminal. A/Y crime is he went to Ethiopia, so did all other victories rebel clan based movements. The fact that you would make up stories about him hiding the facts that even these courts that you profess to love shelled parts of Mogadishu and took part in the killing of over 300 civilans. Are they not criminal, what makes their actions more valiant than A/Y? As for the rest, A/Y has never occupied other clans lands, has never been in charcoal and drugs trade. Has never shelled Mogadishu, Marka, and Kismayu. Inda CADE even burned down the twon of Dhoobley including its Mosque, is he not a villan worthy of your lala land rehtoric. Of course he is not from the North East correct? -
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Ubahane, first I can not be a tribalist, since the Somali's are of one tribe. The term thus does not apply to my person. Second the issue of FT, is a sensative one, I dont much care for them. My support is for the lifting of the arms embargo so the government can equip the Somali armed forces and police. I belive there is a good chance of the lifting of the arms embatgo due to the nterest shown by the EU and US lately. Let me address your question, if we had foreign troops in Somalia they should be stationed every where INCLUDING PUNTLAND. -
Somalia: DFS Parliament Must Reject Foreign Troops
General Duke replied to ANWAR's topic in Politics
With regards to the President, your views are indeed irrelevent, he is recognised the world over and has the support of the majority of the down troden and poor Somali masses. Your unfair attacks on his person is ude, not to Ethiopia, or secularisam but because he hails from the clan of the North East, same reason the author of that article attcaks him. The president stands for law and order, security and the return of our soverignty. You on the other hand allude to be a follower of the noble faith, yet condone the actions of your clan. You highlight what is wrong with others while ignoring the actions of your own. Ubahane you support Xasan Dahir, who in turn empowers Inda Cade who in turn occupies and rapes the land of fellow Muslim, you call President Yusuf a warlord while calling Xasan Dahir a Shiek, if it is not due to clan what is it? -
Dowladda Mareykanka oo shaacisay xilliga la qabanayo kulanka caalamiga ah ee loo hadlayo Somalia Posted to the Web Jun 13, 12:34 Washington (PP) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in shirkii looga hadlayay arrimaha Somalia uu ka furmi doono magaalada New York ee dalka Mareykanka maalinta Khamiista ah ee soo socota. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Sheen McCormack oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntiisa Washington ayaa sheegay in kulankaan uu ka dhici doono maalinta Khamiista ah ee soo socota magaalada New York isla markaana ay ka soo qaybgeli doonaan xubno sarsare oo ka socda caalamka. McCormack wuxuu sheegay in dowladaha ka soo qaybgalaya ee ilaa iyo hadda la shaaciyay ay ka mid yihiin, Britain, Norway, Sweden, Italy iyo Tanzania, waxaana uu sheegay inay dhici karto inay ka soo qaybgalaan dowlado kale oo daneeya arrimaha Soomaaliya, waxaana uu sheegay in loo furayo albaabbada sidii ay shirkaas uga qaybqaadan lahaayeen. Sidoo kale McCormack wuxuu sheegay in kulankaas ay dalka Mareykanka uga qaybgeli doonto ku xigeenka xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka dhanka Qaaradda Afrika Jandayi Freezer, iyadoo kulankaasna uu noqon doono mid si weyn loogu falanqeeyo arrimaha Soomaaliya oo ah kuwo xasaasi ah. McCormack wuxuu sheegay in kulanka halka lagu qabanayo oo dhab ah ay saxaafadda siin doonaan maalmaha soo socda, waxaana mar uu ka warbixiyay sababata New York loogu qabanyo kulankaas looga hadlayo arrimaha Soomaaliya wuxuu sheegay inay taasi uga jeedaan sidii xubnaha Qarammada Midoobay ay ugu fududaan lahayd inay ka qaybgalaan kulankaas oo ka dhacaya halka ay ku taallo xarunta Qarammada Midoobay. Kulankaan ayaa wararka ka soo baxaya dhanka Madaxtooyada Somalia waxay sheegayaan inuu Soomaaliya uga qaybgalayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo xubno uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sababta dhabta ah ee kulankaan loo qabanayo ayaa ah kaddib markii Maxkamaduhu ay kaga adkaadeen Muqdisho hoggaamiyeyaashii dagaalka,taasoo keentay in Mareykanka uu ka shakiyo in argagaxisada caalamiga ah ay gabbaad ka dhigtaan Magaalada Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
Shirka arimaha Somalia ee NewYork,maxay yihiin Sababaha ka ......... NewYork:-Dowlada Maraykanka oo inta badan lagu xanto inay ka mid tahay dowladaha aan jeclayn in Somalia ay dowlad shaqaysa aka dhalato,ayaa hadda u ololaynaysa shir balaaran oo markii ugu horaysay lagu qabanayo NewYork ayna ka soo qayb gali doonaan dowlado badan. Shirkaan oo la qaban doono dhamaadka asbuucaan ayaa sida la shaaciyey lagu doonayaa in lagu soo bandhigo dhibaatada baahday ku habsatay dalkan ku yaal geeska Africa iyo sidii looga saari lahaa. Ninka u hadla wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka Mr. Sheen McCormack oo ka hadlayay shirkaan ayaa yiri dowladaha ka qayb galaya waxaa ka go,an sidii Somalia xal waara loogu heli lahaa iyo sidii loo daaweyn lahaa dagaalada is daba jooga ah ee wali ka socda iyo waliba sidii looga hor tagi lahaa inay hoy u noqoto Xubnaha Al-qaacidah ee looga baqayo inay halkaas dagaan ka dhibtaan iyagoo ka faaiidaysanaya Dowlad la,aanta ka jirta dalka. Shirkaan ayaa sida la shaaciyey waxaa Somalia uga Qayb galaya R/wasaaraha Dowlada Mr.Geeddi. Dowladaha shirkaan wada ayaa oo lagu sheegay kuwa daneeya arimaha Somalia ayaa kala ah ,Britain,UsA,Italy,Tanzania,Norway,Swden iyo Dowlado kale oo fara badan. Walaaca uu ku dhashay Marakanka ee kaga imanaya dhinaca Maxkamadaha Islaamka ee Muqdisho qabsaday ayaa la oran karaa waa sababta dhabta ah ee shirkaan loo abaabulay,walaw ay dowladaha qabanaya ku andacoonayaan inay ka shaqynayaan danaha Somalia. Axmed Xayrdaac Wayaha-London-UK
-
WHAT IS GOING ON?: U.S. TO HOLD INTERNATIONAL MEETING ON SOMALIA >>>>
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
I am not suprised that you are a tribalist, but I am shocked at your behavior against the Islamic religion and its rise against the warlords! I beg your pardon, Islamic rise did you say. Well I hope it is one and that Indacade, will be put behind bars and his clans control over Muslim peoples land will be terminated. Untill then all we have is the same old blood shed.. See justice is universal, refer to the holly Quran and the Sunna if you will. -
Kulankii IGAD iyo Midowga Yurub oo ku baaqay in la fududeeyo Cunaqabateynta Hubka Last Updated::2006-06-13 15:32:29 Nairobi:- Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Raysalwasaaraaha ayaa maanta ka qeyb qaatay kulankii IGAD ee looga hadlayey Arrimaha dalka Soomaaliya. Kulankan ayuu sidoo kale kasoo qeyb galay Wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu hormuud u ahaa Madaxa Midowga Yurub ee Arrimaha Horumarinta iyo Bini'aadamka Mr.Louis Michel. Kulankan ayey sidoo kale ku sugnaayeen xubno sar sare oo kamid ah Dowlada Federaalka Soomaaliya, oo ay ku jiraan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamuud Cadow Gaabow, Wakiilka Soomaaliya ee Midowga Afrika Mr.Laqanyo iyo xubno kale oo badan. Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yusuf oo kasii baxaya madasha kulankii IGAD Kulankii maanta ayaa qodobadii ugu weynaa ee looga hadlay waxaa kamid ahaa sidii lagu taageeri lahaa Dowlada Soomaaliya. Mr.Louis iyo Raysalwasaare Geedi oo ka wadahadlaya arrimaha Soomaliya. Waxaa sidoo kale laga hadlay qaadida xayiraada Hubka ama cunqabateynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya. Mr. Raphael Tuju oo ah Guddoomiyaha shirkii IGAD ahna Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Kenya ayaa sheegay in la yaab ay tahay in dalal shisheeye ay taageeraan dagaalada kasii soconaya dalka Soomaaliya, ayagoo wata dano u gaar ah. Raphael Tuju ayaa soo dhaweeyey Shirka uu Maraykanka ku baaqay ee ka dhici doona magaalada New York, balse wuxuuna sheegay in shirkaasi aan laga casumin IGAD iyo Midowga Yurub, arrintaasi oo uu ku tilmaamay mid la yaab ah. Mr.Louis Michel oo ah madaxa Midowga Yurub ee arrimaha Horumarinta ayaa sheegay in loo baahan yahay in dowlada Soomaaliyeed ay yeelato ciidan, isla markaana la debciyo ama la fududeeyo cunaqabteynta hubka. Shirkii maanta ayaa lagu falan qeeyey isbedalada ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya. Dalalka IGAD ayaa sheegay in Qabqablayaasha dagaalka ee Soomaaliyeed ee ka qeyb qaatay dagaaladii Somaliya in la saaro cunaqabateyn isla markaana la xanibo dhaq dhaqaaqooda. Wararka soo gaaraya HorseedNet ayaa intaa ku daraya in Hogaamiye kooxeedka ka gadooday Dowlada Federaalka, isla markaana ka qeyb qaatay dagalaadii Muqdisho in aan loo ogolaan in ay cagta dhigaan dalalka IGAD. Go'aankan ayaa la filayaa inuu sameyn ku yeesho Dowlada Jabuuti oo horey u sheegtay in ay dalkeeda soo geli karaan xubnihii Isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada ee laga saaray Muqdisho. Dowlada Kenya ayaa horey uga saartay dalkeeda qaar kamid ah Xubnihii Isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada ee gaaray Nairobi. Xukuumada Kenya iyo tan Federaalka ee Soomaaliya ayaa horey u gaaray heshiis u gaar ah oo ah in ay ka wadashaqeeyaan dhinaca amniga iyo socdaalka. Dhinaca kale Mr.Louis Michel ayaa Raysalwasaaraha Soomaaliya si rasmi ah ugu wareejiyey deeqyo uu Midowga Yurub horey ugu balan qaaday Dowlada Federaalka ee Soomaaliya. Louis Michel ayaa sheegay in Midowga Yurub uu si buuxda u garab taagan yahay dowlada Soomaaliyeed ee xarunteedu tahay magaalada Baydhabo, asagoo intaasi sii raaciyey baahi weyn loo qabo in dalka Soomaaliya uu yeesho nidaam iyo kala danbeyn. Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi ayaa asaguna shegay in dowlada Soomaaliyeed ay ka go'an tahay in ay tagto magaalada Caasimada ee Muqdisho, wax walba oo dhaca, waa suu hadalka u dhigayee. Wuxuuna Geedi ugu baaqay Beesha Caalamka iyo Hay'adaha Caalamiga ah in ay ka baxaan wax qabad la'aanta oo ay si toos ah ugu soo jeestaan taageerada dalka iyo dowlada Soomaaliyeed. Ahmed Musse HorseedNet.com
-
Somalia: DFS Parliament Must Reject Foreign Troops
General Duke replied to ANWAR's topic in Politics
This article is another example of clan mad individuals, this man is also against the Puntland troops, was in support of the warlords only yesterday. Ubahane you can oppose all you like, the agenda is one based on all clans being disarmed and freedom to the Somali people. Your view is irrelevent with regards to the President of Somalia. Even these courts will be a thing of the past when a ntional armed forces are formed and equiped. The only proble has been this embargo, and that is to do with the Americans, who's warlords, your warlords Mr Ubahane have failed.. -
Shirkii Maraykanka ku baaqay ee Somaliya oo furmaya maalinta Khamiista Last Updated::2006-06-13 14:13:50 New York:- Khamiista inagu soo beegan ayaa lagu wadaa inuu dhaco shirkii caalamiga ahaa ee Maraykanka ku baaqay in looga hadlo xaalada Soomaaliya. Sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibada ee dalka Maraykanka Mr.Sean McCormack shirkaasi ayaa ka dhici doona xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Sean McCormack ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay kasoo qeyb geli doonto shirkaasi, balse wuxuu sheegay in aan weli la ogeyn in ay si toos ah uga qeyb qaadan doonto ama in ay shirkaasi uga soo qeyb geli doonto UN-ka qaab goobjoogayaal ah. Maraykanka ayaa sheegay in illaa iyo hada dowladaha sheegay in ay kasoo qeyb gali doonaan ay kamid yihiin UK, Italy, Tanzaniya, Norway iyo Sweden. Dhinaca kale dowlada Yemen ayaa ayaduna sheegtay in ay shirkaasi ka qeyb gali doonto. Maraykanka ayaa ku baaqay in shirkan lagu sameeyo (Contact Group) ama guddi ka wada xaajooda qaabkii loo taageeri lahaa dowlada Soomaaliya iyo sidii dalkaasi looga shaqayn lahaa in la xasiliyo. Maraykanka ayaa si gaar ah arrimahan ugu xilsaaray in ay daadihiso haweenayda ah kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka Mrs. Jendayi Frazer. Waxaa ayaguna soo baxaya warar sheegaya in dowlada Soomaaliya ay shirkaasi kasoo qeyb geli doonto, ayadoo la hadal hayo in ay Raysalwasaaraha Soomaaliya laga yaabo inuu shirkaasi tago. Maxkamadaha Islaamiga oo aan ayagu laga casumin shirkan ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan wixii dadaal ah oo lagu taageerayo Soomaaliya. Balse Maxkamadaha ayaa si weyn dhaliiceyn dusha uga tuuray dowlada Maraykanka oo taageertay Hogaamiye kooxeedkii kasoo horjeeday Maxkamadaha Muqdisho ku sugan. Osman Cabdullahi HorseedNet.com
-
lol.You defedn the occupation of your kinsmen Inda Cade Goobale, seerar and Dhuculow, which will soon end to the death. Even pretending to have deeper convictions and values . The time of warlords and clan power boasts are over.. Ubahane, I suggest you keep quite, Jowhar and Balcad are only the play ofs the final will be in the Lower Shabbele, the Muslim masses of this region will rise up and bite the gangsters who have subjugated them for so long. Keep defedning these scrapmerchants, drug barons and charcoal manufacturers, the people of Somalia know who they are..
-
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
if a yes vote the government will be dibanded, how so? I supose you mean that Inda Cade and his clan will attack Baidoa? -
6/13/06 IS THE BIG DAY IN BAIDOA MPs VOTE FOR FOREIGN TROOPS
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
They wasted 15 months. Thats the main point here. Lets hope, and pray they do not throw chairs around. -
Lies are sometimes the means to earn for the puntivity of hellfire, you should know that at least, Mr. Tribalist What about hypocracy, my friend? What about claiming to fight for "Islam" when one is only furthering his own worldy ill gotten gains? The reports regarding millitia mocements are concerning. The fact that Bali Doogle is the base for the clan, I mean court or IndaCade's occupied territory. Sooner or later, no clan will occupy anothers land, that is the simple truth.
-
Horn, The news is semi true, Inda Cade millitia have crossed Bali dogle and are in Bur Hakabo. The TFG troops are also in Bur Hakabo. Face to face.. MMA analysis is spot on, those in Bali Dogle are pre empting what they see is an invasion from the TFG. The courts have said they are not in this one and have no intention of attacking anyone. Some are saying that the courts and the clan of Inda Cade would like to destabilise Baidoa before the vote on foreign troops, why are they so scared of foreign troops? Oh Aalle Ubahane must be right Yuusf Inda Cade is a religious warrior out ofr virtue..
-
Dufan and Xarago, the report seems to in-accuarte. Even this talk of Xasan Turki attacking Jowhar has no real substance..
-
Maxaakiimta oo Beenisay wararka sheegaya inay Baydhabo weerar ku yihiin Posted to the MOL June 12, 2006, 7:49 am Duhurnimadii maanta ayaa Waxaa ay Maamulka Maxaakiimtu Shaaca ka Qaadeen inay Been yihiin wararka sheegaya inay Duulaan ciidamada Maxaakiimtu ku sii yihiin Magaalada Baydhabo oo ah Saldhiga Dawlada fadaraalka ah,iyaga oo sheegay inaysan ahayn wax loo baahanyahay in la weeraro Deegaan nabadi ka jirto & kala danbayn Dawladeeda isla markaasna dawlada uga mahad celiyay Amniga Gobalka Bay gaar ahaan Magaalada Baydhabo oo ay dawladu ku hawlnayd Maalmihii lasoo dhaafay. Afhayeen u hadlay Maxaakiimta ayaa Sheegay Baydhabo inay tahay meel Dawlada fadaraalka ah ay ka taliso wax dhib ah ama kacdoon shacab oo ka jiraana aysan jirin iyadoo dawladu ay isku xilqaamtay Xalinta Mushkiladihii gaystay Dhaawac & Dhimashadaba ee Dhawaan ka dhacay magaalada Badyhabo, wuxuu yiri Waan soo dhawayanaynaa Tilaaba kasta oo horkacaysa Nabadaynta dalka soomaaliyeed isaga oo Carabka ku dhuftay in dalka soomaaliya ay nabadayn karaan Maxaakiimta Islaamiga ah iyo Dawlada Fadaraalka ah Haday is kaashadaan kana wada shaqeeyaan danaha guud. Wuxuuna af hayeenku gaashaan ku dhuftay Wararka lagu doonayo In Ciidamo Shisheeye wadanka soomaaliya Yimaadaan wuxuuna Dawlada ugu Baaqay Inaysan horseedayn waxaan dhib ahayn hadii ay dhacdo in loo Codeeyo Imaansha Ciidamo Shisheeye oo gaalo ah. Mar wax laga waydiiyay Abaabulka ciidan ee illaa xalayba socday Meesha uu ku wajahanyahay iyo Cida ay weerarka ku yihiin ayuu wuxuu ku Jawaabay Afhayeenku, Qofwalba oo Lasocda Siyaasada Dalka Soomaaliya wuu ogyahay cida aan weerarka ku nahay Inay tahay Isbahaysigi aan dhawaan ka sufaynay Magaalada Muqdisho Firxadkii ka haray oo ku sugan Magaalada Jawhar wuxuuna intaas ku daray inaan Nabad la gaari karin inta Isbahaysiga iyo Xulufadoodu ay isku kaashanayaan Dhibka Dadka rRayidka ah ee Soomaaliyeed isaga oon Sheegin Xulufada Isbahaysigu cida ay tahay. Dhanka kale Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa ilo xogogaal ah ayaa bogeeda hore ku daabacday in, in ka badan 1500- Dagaalyahan oo Maxaakimta Islaamka ka tirsan haatan la isugu geeyey Xerada Hiilweyne. Ciidankan ayaa sida la sheegay waxa hogaaminaya Xasan Cabdulaahi Xirsi (Turki) oo ka mid ah Madaxda lagu Tuhunsanyahay inay xiriir la leeyihiin ururka Al-Qaacidda ee ku jira liiska Maraykanka uu ku daabacay dadka lala xiriirinayo Argagixisanimada. Mukhtar Abshir Diiriye London, England Mudugonline.com
-
Muq/Bay: Maxkamadaha oo u Jihaystay Dhinaca Baydhabo iyo... Isniin, June 12, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Dagaal (AllPuntland)- Warar goor dhawayd naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan kuwa Maxkamadaha islaamiga ah oo ka kala yimid Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha Hoose oo uu ka taliyo Yusuf Indhocade aysoo gaareen garoonka diyaaradaha ee Balidoogle una soo gudbeen dhinaca magaaalada Baydhabo. Ciidankaan oo wata ku dhawaad 30 gawaarida dagaalka (Tikniko) ayaa lagusoo waramayaa inuu garwadeen u yahay sargaal ka tirsan maxkamadaha, Mukhtaar Roobow oo ku magac dheer Mansuur oo kasoo jeeda deegaanka Bay iyo Bakool ayaa hogaaminaya ciidankaan oo u badan kuwo hoos taga Xasan Daahir Aways iyo Yuusuf Indho-Cade. Ciidankan ayaa warar kala duwani kasoo baxayaan halka ay caawa ku sugan yihiin, war aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya inaysoo gaareen Buur Hakaba. Ciidankan ayaa laga dareemay dhaqdhaqaaq loogu diyaargaroobayo iska difaacidooda magaalada Baydhabo oo la sheegay inay kusoo wajahan yihiin., ciidamada dawlada federaalka ee ku sugan Baydhabo ayaa heegankii ugu dambeeyay caawa la galiyay. Dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka curtay deegaanka Bay iyo Bakool ayaa kusoo beegmay iyadoo maalinta barito ah uu baarlamaanka Soomaaliya u balan sanyahay kulan xaasxaasiya oo baarlamanku uga doodayo go'aan ka gaarista qorshaha amniga qaranka oo uu ku jiro qorshaha dawlada federaalku ku doonayso in ciidamo shisheeye dalka la keeno.
-
WHAT IS GOING ON?: U.S. TO HOLD INTERNATIONAL MEETING ON SOMALIA >>>>
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Rudy me lad, I think you got the SHarif's confused. The one named above is the Parliment Speaker and not the Shiekh of the courts.. -
WHAT IS GOING ON?: U.S. TO HOLD INTERNATIONAL MEETING ON SOMALIA >>>>
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
Xoogsade,much like Alle Ubahane, resorts to the argument of the clan when addressing my perosn. It is to be expected since they supported and still support the factions in Mogadishu and oppose the government because of the clan. I remember Xoogsade arguing on behalf of the warlord effort when Shafif Xasan was their tool, I was taunted then as I am now. I still do not see how this will end well? The courts with Yusuf Inda CADE as their guide will never get any moral high ground. This government has been hampered by the warlords and their cheerledres, including emotionally suspect fellows like Xoogsade, Alle Ubahane. Rememebr Sharif Xasan wasted a whole year, opposed eveything, from peace keepers to the formation of national troops. Today he is happy to do what was logical a year ago. Where are the clan fighters who supported Qaynare. They have not gone away at all. Today they are supporting their clan in the guise of a court. So Xoogsade, your clanist views with regards to me on Mogadishu are nothing more than the echoes of Musa Sudi, Bashir Raage and Co. Who when faced with difficulty resort to insulting a certain clan.. -
WHAT IS GOING ON?: U.S. TO HOLD INTERNATIONAL MEETING ON SOMALIA >>>>
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
maybe its time we dropped these savage tribal instincts and realized we are just one tribe called Somalis We are indeed one tribe, with several clans. The problem has never been the clans, but the lack of leadership. Lets wait and see they [uS] are desperate, the Ethiopian Tigre Jubta is also desperate. This might give us that opportunity to bring security. The fact is that we Somali's dont hate each other but the division comes from the lawlessness and the clans being law unto themselves..