Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. Xaaji Xunjuf;971001 wrote:
    Need to withdraw their support from the SFG how is it possible that 2 Militia who are both on the same side are fighting each other communities of the Habr gangster clan attacked the water malians, who also wore SFG military uniform. This is unacceptable i wonder how a federal state can be established, if people do not even agree who owns what land? What can the government do actually about this the best thing if the goverment wants to be taken serious Amisom African union troops need to be stationed there and keep the peace.

    Waxba kama fahmin, sxb. Comma & Fullstops u dhexeysii, qabiilkee, qabiilkee wareeray?.


  2. ^ You are handling it perfect. wuxuu raboba ha ahaadee, si wacan ugu jawaab. Aniga malahayga waa warsamaale ood aamusisay ama mid la mid ah. haddaad iska ignore-gareysona waaba ka sii fiican, waayo, inta aad soo sheegtay & ka badanba internet'ka ayuu ka heli karaa!.

     

    warsamaale, maxaad tusaalaha iigu soo qaadatay oon kaa bi'iyey, goormeense wada hadalnay aniga, i soo xasuusi bal?.


  3. ^^ Dahabshiil, waa ganacsato, shaqaalaheedana Somalia tuulo eysan joogin maleh, Dahabshiil SFG & SL ama Shabaab midna maaha!. Dantooda ayana ku shaqeeyaan ama SL ha joogaan where their HQ is ama Branch ha joogaan sida meelaha Shabaab ka taliso ama 'Dawladda'. Xamar kuwa uga masuulka ah reer SL maaha oo inta Islaantu garataba waa gartaan. Dawladda regulation ayay u sameysay oo canshuuro ayay ka qaadataa, sidoo kalena Baad ay 'contribution' ku magacaabaan ayay bixiyaan, Shabaab & Sl-na waa la mid!.

     

    Zack, jawaabta kore waa kugu filantahay baan fili!. :D.

     

    tillamooge, dhulmi maxaa waaye?. Indhacaddase shabeelooyinka muxuu ka yahay?. this is 2013 not 2005-6!.


  4. Ramadaan Kareem, ilmo cuqdadeysan!. urur as 'ssdf' 'spm' 'ssdf'. warshadda Mareereey yaa bililiqaystay oo xataa qasabadaha biyaha la

    baxay?. Dekedda Muqdisho 'scrap'kii yaallay yaa Boosaaso u raray? (shalaymaantaan lee). maahmaahdii maxay ahayd: 'Tuug intaan tuug la dhihin.. hee..'??. :D