Maaddeey

Nomad
  • Content count

    4,293
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    Reer Muqdisho are xoolo

    Cambuulo, haddii 'dawladda' & Tarzan-ka aad 'caabudid' xabba ka qaban waayey, masaakiinta shacabka see uga filanee iney wax qabtaan?. Dadka dayaca wado, oo canshuurta gurta, mushaaraadkana la siiyo aa eedda dhan iska leh!. Shacabkana iyagey mas'uuliyad ka saaran tahay, ma aha the other way round!. Ma kastay eeboow?.
  2. Tarzan hawl fiicanuu qabtay inuu xoogaa qac yahayna been maaha, I like the guy, ugu yaraan wax yar uu qabtaa Soomaalidana waa fahmay, sandareero yar oo puplic sevice ah uu qabtaa. Dhaqan soomaalidu jeceshahayna waa leeyahay oo ah qaylo & si xamaasadeysan in loo hadlo, ninma ninka kale intuu ka qaylo dheeryahay inuu ka ragsanyahay ay Soomaalidu aaminsantahay!.
  3. Malaaq Showri: Tarzan waa waalanyahay!.
  4. Maaddeey

    Breaking news: Egypt Coup d'état, Morsy overthrown.

    Hobbesian_Brute;971681 wrote: , Muslims always point to these two stories, supposedly to show the fairness of Islam and it egalitarian nature. what does the Qur'an order ? You knew it and chose not to mention it, The two khalifas got this from the quran. Quran orders just, there are a lot of verses ending with muxsiniina or cadl. 'walaa yajrimannakum shana'aanu qawmin calaa an laa tacdliluu, icdiluu huwa aqrabu lil taqwaa. 'icdiluu' is an order; do justice, be just. Another verse is: 'laa yanhaakum Allaahu can Allatheena lam yuqaatilookum walam yukhrijuukum min diyaarikum an tabarruuhum wa tuqsituu ilayhim, inna allaaha yuxibu al muqsitiin
  5. ^ Weligaa, Xamar ma tagtay?.
  6. ^^ Sida Xamar ama reer Xamarka uma reer magaalsana meelahaas aad sheegtay!. Oday dhaqameed loogama baahna meel maamul dawladeed ka jiro, sxb.
  7. Laa Taxzan. "Don't worry". this lecture is like cure for depression and stress, its derived from a book by the Sheikh with the same title.
  8. Xamar, waa Magaalo, reer magaalkana kama dambeeyaan Oday dhaqameed. Teeda kale oday dhaqameedyada waa inay Ixtiraam ka helaan siyaasiyiinta, kuma Xamar ixtiraanka ay Pl ama SL ka helaan ma helaan.
  9. Maaddeey

    Breaking news: Egypt Coup d'état, Morsy overthrown.

    labadaan dhacdo oo Billowgii Islaamka dhacay inta badan waa iska indha tiraan Bruto & asxaabtiisa. labaduba waxay ku saabsanyihiin Laba khaliif (madaxweyne) oo Khulafaa;u raashidiin ka mid ah, waa Cumar & Cali (RA) Cali & Yahuudka: Omar; Ibn Abd Al-Hakim reported: Anas, may Allah be pleased with him, said that a man from the people of Egypt came to Umar ibn Al-Khattab and said, “O leader of the believers, I seek refuge in you from injustice!” Umar replied, “You have sought someone willing.” The man said, “I competed with the son of Amr ibn Al-‘As and I won, but he started striking me with a whip and saying: I am the son of the dignified!” Upon this, Umar wrote to Amr ordering him to travel to him with his son. He came with his son and Umar said, “Where is the Egyptian?” He gave him the whip and told him to strike the son of Amr. The man started striking him while Umar was saying, “Strike the son of the illiterates!” Anas said, “By Allah, the man struck him and we loved his striking, and he did not stop until we wished he stopped.” Then Umar said to the Egyptian, “Direct it to Amr.” The Egyptian said, “O leader of the believers, it was only his son who struck me and I have settled the score.” Umar said to Amr, “Since when did you enslave the people though they were born from their mothers in freedom?” Amr said, “O leader of the believers, I did not know about this and he did not tell me.” Source: Futuh Masr 290 وأخرج ابن عبد الحكم عن أنس رضي الله عنه أن رجلاً من أهل مصر أتى عمر بن الخطاب رضي الله عنه فقال يا أمير المؤمنين عائذ بك من الظلم قال عذتَ معَاذاً قال سابقت ابن عمرو بن العاص فسبقته فحعل يضربني بالسوط ويقول أنا ابن الأكرمين فكتب عمر إلى عمرو رضي الله عنهما يأمره بالقدوم ويقدَم بابنه معه فقدم فقال عمر أين المصري؟ خذ السوط ضرب فجعل يضربه بالسوط ويقول عمر إضرب ابن الألأمَينْ قال أنس فضرب والله لقد ضربه ونحن نحب ضربه؛ فلما أقلع عنه حتى تمنينا أنه يرفع عنه ثم قال للمصري ضَعْ على صلعة عمرو فقال يا أمير المؤمنين إِنّما ابنه الذي ضربني وقد استَقَدْت منه فقال عمر لعمرو مذ كم تعبدتم الناس وقد ولدتهم أمهاتهم أحراراً؟ قال يا أمير المؤمنين لم أعلم ولم يأتني. كذا في منتخب كنز العمال ابن عبدالحكم في فتوح مصر
  10. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    ^^ Wixii ku jeclaadaa iska ba'ay!. Inaar, bilcaamaha ayaa loo diraa bilcaamaha dhalaya!. Its husbands only meel lagu dhalo. Nus Darsan ciyaal ah baan heystaa Alle ha ii daaye!. Masha Allah dheh.
  11. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    Ceeb soow maaha, maxaa dumaashi dhaleysa ku ag dhigay!?. Safferz u d.ir,nooh?.
  12. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    Yaa kuu dhalaayey, sheekada waa i dhaaftaye?.
  13. Maaddeey

    The Conflict in the Shabeeloyinka?

    ^ Inta kale bal halkan uga jawaab, tan yaa degana PM.
  14. ^ I didn't!. I didn't like the guy day one!. Shabaab is different, they represent and advocate Political Islam, they make mistakes as any other group, we have to learn their mistakes so that not to repeat it in the future.
  15. Maaddeey

    The Conflict in the Shabeeloyinka?

    ^^ Shabeellooyinka?. meeqa waaye?. Yaa dega, yaase isku heysta?.
  16. Maaddeey

    Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland

    ^^ Yusuf, waa saxafi wayn oo magac leh, how did he ruin BBC Somali?. Mafrash bey ahayd 4 ilam adeeradaa ah ku qayilaan, wuxuuna ka dhigay waad aragtaa, dacwooyin badan ayay ka gudbiyeen, waxbana waa ka qaadi waayeen. SL qof kastaa wax ka dhiiban kara, hadduu ku qaldamay sheeg aan falanqaynnee!.
  17. ^^ He's from SL. Xaajiga waa caddeystay, You should follow suit!.
  18. Maaddeey

    Muxaadaraat Sh. Aidh al Qarnee (Arabic)

    إبتسم مع الشيخ عائض القرني ( محاضرة الإبتسامة )
  19. Maaddeey

    Breaking news: Egypt Coup d'état, Morsy overthrown.

    ^ Thanks for posting the video, Bruto. He just translated The Quranic verse. Whats new?.
  20. Maaddeey

    indigenous lower shabelle community

    ^ And I forgot to add: you both feel you are invaded by them!. What would you feel if your cousins from 'buudhan tell you to go back to your goofaf outside Xamar?.
  21. Maaddeey

    Snapshots from Kilil 5ad

    Haatu;970912 wrote: Safferz, where's the photos of Wardheer and the Mokabul hinterland? :mad: If she was from that jilib, surely she'd have visited there.
  22. Maaddeey

    indigenous lower shabelle community

    ^ Why do I need goofaf that doesn't belong to me and leave my aseendos and my seaside villas. I see your alliance with them, you live in Xamar daye, they live in Marko daye!.
  23. Maaddeey

    Muxaadaraat Sh. Aidh al Qarnee (Arabic)

    Sow Quranka ma taqaanid, carabi quraan waaye, wax lee ka fahmee haddaa ku subcisid sida caadada reer Jungal u ah!. Ps. It clearly says: 'Arabic', skip it if you don't understand or not interested, I am sure others will benefit from it, eeboow!.
  24. Maaddeey

    indigenous lower shabelle community

    ^ And you want them to leave!, irony. The Zack, 20 sano?. Moo'ryaanimo aa u qarine-haysaa miyaa?.
  25. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    ^ Its neither!. Waa 'Iihiiyo'