Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,296
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Thnx Che, Allah Yacizzak, Soomaaliga inaad isku fiicneyn aan moodaayey laakin hadda waxaa iigu jirtaa liiska: "MMA &TUUJIYE", ma kasti??
  2. Lol @ Lama Goodloo ashahaado !.. My favorite is this one: Nimaan talin jirin hadduu taliyo, Nimaan tegi jirin baa taga!
  3. "Well naturally nothing ofcourse would have or will ever come of it, because the good lord knows its only us women who are the true sinners.".. Acuudu Billah! sidee waxaan loo ogolaaday in meeshan lagu soo qoro? The_Siren, Adoo Rag Wadaado ah ka cabanaya oo leh: "*****AYKUMU SALAAM" maa i dhahaanna waan arkay, haddana ma halkaney kula gashay? ALLAHUL MUSTACAAN. some one translate to her plz
  4. Ismacil Mire, sxb the Only Somali-Somali Qaamuus waa kii 74kii Guddiga Af-Somaliga qoray, laga yaabe in laga helo Bakaaro iyadoo dhow page caleen ama sonkor lagu duubtay!, kuwa Aw-Jaamac waxaan ogahay in Djibouti lagu daabacay 2005, Taariikhda Daraawiishta & Kitaab dagaalkii Axmed Gurey ka sheekeynaya oo Somali loo bedelay waxaan ku arkay BARAKAAT BOOK SHOP, hadduu yaallo waa laguu soo gedaa RISK-iga aad ka cabsatay innagaa qaadaneyno ee "show me the money!"
  5. "..Talow iyaga ma u dirsadaa? Ineey lacagtaan u diro jihaad ku galaan unbaa ii daran." Lol Jamaal, waaba Mujaahidiine sidey Tuugo ku noqdaan, waxaan hubaa iney kuu soo iibinayaan laakin waxaan ka cabsanaa iney ku tashkiiliyaan oo marka dambe Jihadi Video lagaa fiirsado adoo Midland accent ku hadlaayo, ee Pakistan-iga Fried Chicken-ka aad ka cuntid yiraahdo: " I KNEW THE GUY HE WAS ONE OF MY BEST CUSTUMERS, I NEVER KNEW HE WAS CAPAPLE OF DOING SUCH A THING, HE WAS VERY PEACEFUL MAN, VERY TOLERATING, MAY ALLAH HAVE MERCY ON HIM"
  6. Dhibka innagaa keennay, sida Nuunne uu yeelay oo kale 100-aal aya sameysay, maxaa ka sugee Nigerian, Fraud-ka & Money Laundering uu sameeyo Soomaalidey ku soo laabanee, ogow 21-July-2005 raggii qaraxii dhicisoobay sameeyey LOndon oo la yiri qaarkood ayaa Somali ahaa, waxaa cadaatay ineysan aheyn balse isku dhiibeen Somalinimo.
  7. Asalamu Calaykum, Waa Igaar cusub, 15 beri ka hor ayaan is qoray, ugu dambeyn maanta ayaan nasiib u helay inaan idinku soo biiro.. bishii ugu dambeysay oo dhan maalinle ayaan u soo gelaayey.. waxaan damcay site 2001 la furay inaan dhowr maalmood ku koobo. Waxaad tihiin dad yaab leh! weligey ma arkin dad Muntada (forum) isugu yimaada oo sidan isugu xiran-waxaan ogaaday in qaarkiin si LIVE ah isu arkeen.. farxad & murugna wada qaybsateen. Markii ugu horreysay een soo booqdo SOL waxay ahayd anoo raadinaya MIRO (Lyrics) heeso, mar kastana adeer Google ayaa ii kiin soo diraayey!, habeen uun baan is iri bal sii fiir-fiiri (kolley faa'iido badan malehe) laakiin waxaan ku noqon rabaa Addicted, sida nin aan ogahay (Magaciisa ma sheegaayo si aan GAR la iigu qabsan dabadeedna XIIN uu xaal igu qaado!). Habeenkii ugu horreeyey een Miraha raadinaayey akhyaarta aan ka faa'iideystay waxay ahaayeen NUUNE, WIILO & BUUXO , ETC. waad mahadsantihiin. Maalmahaan Wiilo ma arkine ma nabad qabtaa?