Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. NIN MAQAN AMAANTI WAA NIN JOOGA CAYDI! Canjeex (Shatrughan Singh)miyaa?, geberta ii dhaaf!
  2. Cawaale, Imtixaan aa tahay, ani ha ii fiir-fiirsanine, kan aan isla bug dhawno!
  3. General Duke, is deji sxb, Bakaaro dhul Soomaaliyeed maaha?, cuqdada iska saar! ani qabiileysi & goboleysi-ba lid baan ku ahay, ee adi waxaad ka keento aan aragno! Kan aan nagu diinta ahayn ee idin kala qob-qobaaya ma u jawaabaysid? mise sida carabtu tiraah waaye: "waraa'al akkamah maa waraa'ahaa"?
  4. Che, reer Marki-hii dambe waaye noo! iga gembiso!
  5. Che, reer Marki-hii dambe waaye noo! iga gembiso!
  6. Cawaaale lool, Oromo maxoow dhahay?, kaas war aa dar-daray, buug cusub aa laga sheegaayey ma akhrisay TAANGIGII TIKREEGA? Mukhtaar Cuti! ar ficiis ahlul qubuur ahaa markaas Nuune? just kididin'. dagaalada markey dhacaayeen year 5 aan ahaayoow meel ku qoray!
  7. lool, waad iga qoslideen, waxaan la yaabanaa threadkiisa ida loo camiray!, hadaan soo galayba ninka waad terrorize-gareyseen!, horta bal diinta kala dooda oo Camelmilk debate-ka geeya ee beerka ka sukula. FG. kan carab & somali kalama jeclee, wuxuu u jeedaa aaway Muslinimadii, maxay Somalida sidan ugu gelayaan?, ma oga miyaa in Soomaalida laftirkeeda sidan & si ka daran isu gasho, sida Norsfky sheegay meel walbo ayay ka jirtaa! ee ninka ha nalaka qabto, banooniga wuu soo taraarixinaa waa INSIXAABAA kabacdi! waa u fiirsaday! Teeda kale Diinta Islaamka inaan wax loo dhibin VIOLATION-ka ma ku jirtoo?
  8. holocaust haduuba jiro sow uun mass murder maaha, hadii kale maba jiro sida that British historian believes xow ahaay IRWIN?. Sxbow ani reer Marko aan ahay waxa jirona xog-ogaal aan u ahay ee Buun-buuninta ma fiicno. "WALAA YAJRIMANNAKUM SHANA'AANU QAWMIN CALAA ALLAA TACDILUU..."
  9. holocaust haduuba jiro sow uun mass murder maaha, hadii kale maba jiro sida that British historian believes xow ahaay IRWIN?. Sxbow ani reer Marko aan ahay waxa jirona xog-ogaal aan u ahay ee Buun-buuninta ma fiicno. "WALAA YAJRIMANNAKUM SHANA'AANU QAWMIN CALAA ALLAA TACDILUU..."
  10. Peacenow, u r impressed coz they had a US senator! whats with the P/landers in UK? how many Christians r on Benefit in Italy? if u r entitled u claim for it, its not abt religion
  11. Maaddeey

    BOO

    Jamaal, raggeedi! saasaan kaa rabaa!, Jane, iyaa! waaba kaa shakiyey, qof kasto inaa ogaataa rabtaa yaa!
  12. Che, ma soo cagadhigatay maxaa waaye?, haysashadii & Gumeysigii, maxaa farqi ah oo u dhexeeya?
  13. Che, ma soo cagadhigatay maxaa waaye?, haysashadii & Gumeysigii, maxaa farqi ah oo u dhexeeya?
  14. lol@ Moonlight, walaahi anba saasaan mooday, meeshaan qabiil waa ka mamnuuc aa la yiri, nimankaanna si dadban ayey u soo geliyeen. Nassir, hadey saa sheegeysid run tahay maxaa adi, General Duke & Cawke oo tolka eh noogu Post-gareyseen? sug bal aan signature-kaaga fiiriyee- kor u bax- waa roontahay laakiin Xadiiskaas waa fabricated aa la yiriye iska jir!waxaana laga dhedheminaa, Jihaad-diid!
  15. Waxaan maqli jiray ODAYGA, HABARTA LA SAAR! AminAmir Indha caddaa la saaray, haddaan fiirshayna waxay salka ku heysaa heysashadii Indha Cadde ee Marka Caddeey, ma is dhahdeen saas??
  16. Waxaan maqli jiray ODAYGA, HABARTA LA SAAR! AminAmir Indha caddaa la saaray, haddaan fiirshayna waxay salka ku heysaa heysashadii Indha Cadde ee Marka Caddeey, ma is dhahdeen saas??
  17. Xalay Somali VOA, waxaa laga wareystay Weriye Daandurreey oo fasax kaga soo noqday Toronto, markii la warsaday wixii ugu xiisaha badnaana wuxuu ku jawaabay: "WAXAA YAALLA MACSARADII, WAXAA YAALLA KHAMIIRKII (MUUFADA).. ani waxa leen mooday in STREATHAM lee waxaas laga helo; haddaba reer Torono ha nooga sheekeeyeen Maqaayadaha alaab-alaabtaas laga helo! haddii sawirro lagu soo deri karo waa reey leheyd. Haye, yaa bilaabaayo?
  18. Jamaal, thnx for the encouragement Choc & malab, Val, shukran awwi awwi. Kool_Kat, Alxamdililaah cala- salaamah thnx for the clarification, haddaan si reyda u gartay, Ng, waa seddax neceb!
  19. Nuune, sxb tan maay-maayga micnee bal, waxa miyaa; NINKII AABBAHAA HEE?.. HOOYADAA MA U DAAHAAYO!?? tan ka warran? LANKII DIBISHEEY LA GOORIYI YAA DAAR-DAAR LAKA FADEE! u fasir akhyaarta! Val, maxaa tiri: GACMO AAN DUFAN LAHAYN WAX MA DUUGAAN? Hmmm..maxaad aragtay! Duugistaasey igula soo dhacdaye ma maqasheen sheekadii ninkii reer Sh/Dhexe ahaa ee hooyadiis dhimatay ee rabay inuu aaskeeda fasax u qaato?, wuxuu ka shaqeynaayey Switzerland, faransiis dhaaxaa na ma aqoon, waxaa u tarjumay saaxiibkiis Jibuutiyaan ah, wuxuu yiri: Hooyadeey oo la duugaayo aan duugteeda ka qayb-gelaa ee fasax ha la i siiyo, Jibuutiyaankiina Francais uu ku yiri: Hooyadiis oo massage loo sameynaayo ayuu rabaa inuu fasax u qaato!, Boss-kii oo xanaaqay moodayna inuu ku isfooteynaayo ayaa diiday oo yiri: Hadaad maalin gelinkeed maqnaato waa lagu burinaa!, Kii waa xanaaqay: Inkaarba ha igu dhacdo hadii duugta hooyadeey aan ka maqnaado, shaqadiinana bul allaha siiyo! Uniform-kiina waa tuuray albaabkuuna deg-deg uga baxay isagoo sii guryamaya!, Gaalkii oo yaaban aa turjumaankii ku yiri: Adinka Soomaalidiinna yaab aa leedihiin, maxaa massage-ka hooyooyinkiin & shaqada isaga dan ah!, Jibuutiyaankii wuxuu ku jawaabo ayuu garan waayey, laakiin wuxuu go'aansaday inuu saaxiibkii telifooniyo, markuu helayna wuxuu u sheegay Boss-kii hadalkiisa!, yarkii hooyadiis dhimatay xanaaq kaalay meel kala gee "Aaabihiin & Jabuutiyaankii idin keenay maxaan dhahaa, af soomaali ma kaseeysiin, hadda shaqo la'aan aa dhigtay,inaa Soomaali eheen aan hadda Dawladda u sheagaa!
  20. Val, waxaa sugnaatay in Nebigu (CSWS)uunsan jiray lool@Nuune, Abbaay sitideey Abbaay sitideey**** Nuurkii Mukhtaar Batuula nabii. Waxaa la yiri: Caano aan fiiqsi loo dhamin & hadal aan fiirsi loo odhan feedhahey wax-yeelaan! (dh-badanaa)
  21. KK, warkaaga aan quote-gareeyey aanan fahmin ujeedkiisa!, Xalay ma bariday?
  22. Originally posted by Kool_Kat: quote: Originally posted by NGONGE: Welcome back. Alla NG jecliyaa mar marka qaarkood ! [/QB]:confused: :confused:
  23. JB's one looks like gabay! Lool@Mushaari fargeeto loogama dhergo tan ka warrama: MARKAAN TABAR HAYEY TALO MAHEYN, HADDOON TALO HAYANA TABAR MA HAYO!
  24. Moonlight, YAA SALAAM! red carpet-aa?, TY, sxb AVATER-kaaga yaaboow leeyahay!. Juxa, mahadsanid, magac nin wadatidee? Ngonge, TY, laakin what r u implying?, adiga conclusion fududidaa? horaa loo yiri: "ARAB JARAB WAMAN SHAAFAHU HARAB" Jamaal, lol sxb ha ka cabsanin, inkastoon Curiousity isaga dhashay haddana waan is xakamayn doonaa, aanba yeele wiilkii booca ku sireystay: "Bororku dhega dameeraad buu leeyahay"! Prince, mahadsanid, sxb ogow Oday ban ahaye!
  25. M.M.I, eed & eed aa i mahadsantaa, samigeeyna Alle ha u naxariisto. Sorry, sxb YOUTUBE ma furan karo! Ms DD, i'm honored! Abwaan, Mahadsanid.