BIG_BOY

Nomads
  • Content Count

    6
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by BIG_BOY

  1. HEY GUYS THIS IS MY DREAM TEAM CHECK IT OUT. COACH. QUEEN ELIZEBATH 1. KOFFI ANAN 2. HANX BLIK 3. Y. ARAFAT 4.KING FAHAD 5.SADDAM H 6.T. BLAIR 7.A.SHAAROON 8.O.BINLADAM 9.W.G.BUSH 10.MULLAH OMAR 11.C.POWELL
  2. HI people aqyarta halkan wax ku soo qorta waxaan rabaa inaan halkan idiinku shego qiso yar oo aan arkay, habeen ayaan soo raacay wiil aan saaxiib nahay markaas ayaan waxaan u imaanay gabar uu aad u jeclaa lakiin uu san lahad waligiis, markaan gabadii u imaanay ayey sifiican noo soo dhaweysay markay xoogaa sheekeysteen ayay gabadhii baxday oo waxay aaday (suuliga) musqusha markay soo noqotay ayay waxay soo noqotay ayadoo gabasaar yarqabta oo gacmaha is dhaaf satay markuu wiilkii arkay ayuu wuxuu u qaatay iney hurdo u socoto matrkaas ayuu ku yiri walaal maxaa dhacay miyaad hurdo tagaysaa? gabadii ayaa yaabtay oo tiri maya ee maxaad ku tiri? markaasu yiri hadaba xageebaad u sidataa barkimada? wuxuu arkay gabadha naasaheedi oo wuxuu u qaatay barkimo iney sidato, becouse waxay ahayd gabar aad u naaso waaweyn waligiisna uusan arag oo waxay qaadan jirtay maro weyn habeenkaas ayay isti laguma arkayo habeenkiina waxaa ku dhacay arintaas. hey let me see what you think this Incident.
  3. reallty of western Alliance :confused: The United States and Britain are preparing to wage war on Iraq, for its undisclosed weapons of mass destruction. Israel's nuclear, biological and chemical capabilities have remained un-inspected. Meanwhile Mordechai Vanunu has been imprisoned for 16 years for exposing Israel's secret nuclear bomb factory to the world. Vanunu is seen as a traitor in his own country. He has been abandoned by most of his family and has spent 11 years in solitary confinement. Today only an American couple, who have legally adopted him, are among the few visitors he is permitted. :confused: :confused: :confused: :confused:
  4. dear brothers and sisters as you see nawadays in the world political leaders has become hanibals, they just wanna test fresh blood :confused: every year. if American policy is going to protect the world why they are not protect palestinia people? what do you think is gona happend next? and who's gona be next victim? the only thing that i see is American policy changed into Cannibalism. let me see what think American policy'
  5. One day I wrote her name upon the strand, But came the waves and washed it away: Again I wrote it with a second hand, But came the tide, and made my pains his prey. Vain man, said she, that dost in vain assay A mortal thing so to immortalize! For I myself shall like to this decay, And eek my name be wiped out likewise. Not so (quoth I), let baser things devise To die in dust, but you shall live by fame: My verse your virtues rare shall eternize, And in the heavens write your glorious name; Where, whenas death shall all the world subdue, Our love shall live, and later life renew
  6. Ninkastoo kalaho ama kabtiyo, ama kur dheer fuulo Bad kalluun ku jira kulay ku tahay, amase kooobshaaha Kulligood addoomaha Rabow, qaybshey kibistiiye Nin waliba wixii loo katibay, waa la kulansiine Ninna inaanu soo kororsanayn, kaa ha la ogaado Kufri iyo Islaan loo collow, kaysihii hore e Kaakici wadaadkii jihaad, laguna kaalmeeye Kumanyaal lag wada duub cad buu, keenay Beerdhigae Waxse kadabki go'ay maalintuu, kaday raggiisiiye Kabaalkiina wuxuu jabay markuu, kariyey ReerKhayre Ragow kibirka waa lgu kufaaa, kaa ha la ogaado! Annaa dunida keligay leh buu, Koofil eersadaye Kashiisaba ma gelin wiil yar baa, keebka kuuqabane Raggow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Kaysaha adduun Ina Ammaan, kama qaraacayne Ragba keeno geli buu is yiri, waw koraysaaye Isba kii asraa'iilay ma hadin, kamana yaabayne Raggow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Ninka koob nimca fiiqsadee, kadin irmaan maalay In karruurka uu qubo horay, kaafka ugu tiile Kuligoodba Reer Hagar anaa, kiinahaa dilaye Kama'a Sugule maantii sidii, kuray carruureede Ficil baa kacshaye naagta way, kala fogaayeen Raggow kubirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Kuwii Muxumud Waal raray hadduu, saanta uga kaadsho Kulcad uma diloon oo ciyoon, koor ma geliyeene Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Afxakame karkabaddii u ay, iyo kulaylkiiye ka danbee Caluu yiri intuu, Kaaha guursadaye Kii kalena kaal weyn u tumay, karina waabeeye Kalluun shebeg u yaal buu ahaa, kicina Shaydaane Raggow kibirka waa lgu kufaa, kaa ha la ogaado! Kelyo caana galeen baa ninkii, kiciyey dheeraaye Cartan dhuurta kooraha markuu, kor ugu laalaayey Garaad Faarax dhey iyo karuur, kala macaanaaye Misna kala kharaaraa dhunkaal, kulankii goobeede Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Amuuraha ma kaadsado ninkay, kedo shidaysaaye Kalaamkuu lahaa Ina Galaydh, kahay gadaalkiiye kaarkuba ma joogeen hadduu, keeno tuluddiiye Baalacal kelyaha kuma jareen, kii uu quursadaye Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Lixda koos ee Reer Cali Garee, kow isaga siiyey Kasi waaye wuxu waa qabaal, waadna kabataane Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado! Nin kuwaa ka dhigan baan arkoon, kadab u laabnayne Karraysaha intuu buuxsaday oo, kaman wan weynyeeshay Yuu duul karaamiyo colba leh, kiish ka buuxsadaye Ka shib dhaha islaamow naftii, kii ladnaa gadaye