Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Apparently that is one of the reasons he was arrested. Caanoboodhe. Dhegayso: Codadkii La Sheegay In Si Qarsoodi Ah Looga Duubay Colonel Doolaal https://www.facebook.com/103800488169873/videos/828656041107467
  2. Somalis of that era were long term thinkers and patriotic.
  3. It will serve Sanaag, Sool & Togdheer mainly. The road connecting Maydh & Ceerigaabo known as Tabca is also under construction.
  4. Waligood ba wax lagala so degi jiray lagana dhoofin jiray. During the early 20th century and 19th century natural ports of Sanaag (Ankor, Raguda, Shalcaw, Xiis, Maydh & Xarshaw) use to export more than the entire Puntland.
  5. Construction material for the port has arrived. A new location for the port isn't even needed, that natural harbor can be enlarged.
  6. Accountability and transparency lo bahanyahay meelkasta dhuulka Soomaaliida wa sas.
  7. Djibouti fears competition lkn there is no competition cause it doesn't have resources tbh other than two ports.
  8. Mogadishu airport waxay noqotay best place to work in Somalia if you want to make a quick buck.
  9. The protests was apparently a old video from 2017. Somali editing and voice over propaganda is getting better.
  10. Xanuun Halis Ah Oo Ka Dilaacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Saaxil Ee Somaliland Iyo Tirada Dadka Ugeeriyooday Thursday April 15, 2021 Qaabka Uu Dad Iyo Xoolo U Saameeyey Iyo Qaylo-dhaanta Dadka Deegaanka" Berbera -(HWN)- Odayaasha iyo wax-garadka degaanada Bariga Saaxil ayaa ka hadlay xanuun halis oo dad baddan ay u geeriyoodeen, halka ay qaar kalen u jiifaan,waxaanay xuseen in xanuunkaas ay duunyo baddan u lee’atay,iyagoo ugu baaqay Xukuumadda iyo Wasaaradda Caafimaadka inay Gurmad deg deg ah loo fidiyo. Odayaashan ayaa sheegay inuu xanuunkani markii hore uu xoolaha ku dhacay, balse markii dambe uu u soo gudbay dadka,isagoo ilaa hadda ay geeriyoodeen sida ay sheegaan dad tiradooda ay dhantay 8 qof,halka ay sheegaan inay u jiifaan dad tiro baddan,waxaanay xuseen inuu xanuunkani yahay mid halis ah,isla markaana uu qofka uu ku dhacaan dhiig ka keenayo xaga hore iyo xaga dambe, kadibna uu geeriyoonayo. Waxaana kamid ahaa haddaladoodii kuwan:-" Waa in si deg dag ah loo soo gaadhaa dhimashadda dadka dhintay waa 8 qof inta u jiiftaana wey baddan tahay,dadkaasi dhiig ayey hunqaacayaan,kadibna naftu wey ka baxaysaa xanuunkaas ilaa hadda lama sheegin wuxuu yahay.”ayey sheegeen Dhan kale odayaashan ayaa sheegay in xanuunkan uu laayey xoolo baddan waxanay ugu baaqeen Hay’ada ay khusayso ee Dowladda inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan"Waxaanu ka hadlaynaa odayaashayaddani xanuun ku dhacay degaanka Bariga Berbera, xanuunkaas waxa uu ku dhacay xoolaha wuu laayey Geel iyo Adhiba wuu laayey,ka bacdi wuxuu ku dhacay dadkii oo rag iyo dumar-ba leh in baddan oo aan la koobi karrina hadda wey u jiiftaa oo wey liitaan,waxa aanu codsanaynaa ciddii ay khusayso inay ka hawlgasho oo ay wax ka qabato oo la bad-baadiyo dadka iyo xoolaha ,waxaanu leenahay gurmad ayaanu u baahanay kan annaga na haya ayaa ka xun karoonaha qofka beerka ayaa digada noqonaya xaga hore iyo xaga dambeba dhiig ayuu ka sii daynayaa halkaas ayey ka baxaysaa.”ayey sheegeen Ugu Dambeyn odayaashan ayaan ugu baaqay Xukuumadda inay gurmad deg deg ah u fidiso dadkaas," Baaqaa waxa aanu u diraynaa Dowladda Somaliland ,waxaanu leenahay Berriga Berbera ee xeebta karrin iyo aagiisa dhambaco iyo laas muuse waxa ka jira xanuunkaas oo halis ah oo dad iyo duunyaba haya waxaanu u baahanay gurmad.” ayay baaqoodan ku yidhaahdeen dadka deegaanku iyaga oo arrinka cudurkan ka hadlaya. Xanuun Halis Ah Oo Ka Dilaacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Saaxil Ee Somaliland Iyo Tirada Dadka Ugeeriyooday HADHWANAAGNEWS.CA "Qaabka Uu Dad Iyo Xoolo U Saameeyey Iyo Qaylo-dhaanta Dadka Deegaanka"
  11. Lama hubo. Lkn this year many prominent Somaliland elders died of various illnesses speeded up by corona no doubt.
  12. On the positive side this shows Somaliland is starting to realize ictiraaf isn't possible and taking more active role in the politics of Somalia.
  13. Nin ficaan bu aha oo nabadaynta Ceel Afwen ka qayb qatay. Maantana magaaladiisa lagu aasay ee Gabiley.
  14. It is all over social media. Meeshana wa Burco the recent protests.
  15. Sheekadan hebel ba goostay waba shactiiro. Somaliland iyo Puntland way isku daydaan 1.Berbera ayaa Carab la siiyay, Puntland baa iyana markiiba Bosaso siisay 2.Ciidamo ayaa la yidhi Hargeisa ayay u goosteen, markiiba Puntlandna waa tidhi sido kale
  16. Meeshu comedy ayeyba noqotay. Ramadan kareem reer SOL.