sahra

Nomads
  • Content Count

    3
  • Joined

  • Last visited

  1. aniga waxaa ila fiican in gabdhaha somaliyeed ay iska racaan wiilashooda foolxun oo aqliga iyo aqoonta leh nin qurxan oo future lahan maxaa uu tarayaa'.
  2. sahra

    Jawaab

    Gabdhaha mid waliba waxay leedahay caqli & fikrad gaar ah mid aayaa quruxda jecel mid ayaa caqlibadnaanta jecel, lakiin jawaabta saxda ahi waxay tahay qofna ma jecla in uu guursado qof quruxbadan oo aan caqli lahayn, muhiimada koobaadna waa qof caqli badan, dadnimona leh hadii la waayo intaa waxba matarayso quruxdu, lakiin aan mid kuu sheego qof walba oo dunidan ku nooli wuxuu jecelyahya in uu quruxbadnaado, dhalo ubad quruxbadan, guursado qof quruxbadan, mana aha wax la naco quruxdo hadii la helayana waxaa lagu bixin laha bilyanis ee ha moogaan.