Xaaji Dhagax.

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Xaaji Dhagax.


  1. Masuulkan lagu magaacaabo Dr

    Maxamed Cabdilaahi

    Maxamed ' Farmaajo '

    oo maanta uu

    madaxweynaha dawlada kmg ah ee soomaaliya xilka

    Raisalwasaarenimo u magacaabay ayaa la

    sheegey inuu yahay diblomaasi mudo badan

    ka shaqeynayey wadanka Mareykanka isla

    markaasna aqoon leh xalinta mushkiladaha. Raisalwasaaraha cusub wuxuu ku dhashay

    Magaalada Muqdisho 1962, wuxuu

    waxbarashadiisa hoose uga baxay 1da Luuliyo

    ee magaalada Muqdisho,Dugsiga dhexe

    maxamuud Xarbi ayuu uga baxay . Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaa uu ka

    yimid dalka Mareykanka,Wuxuu isaga oo 20

    sanno jir ah ayuu ka soo shaqeeyay

    safaaradda Soomaaliya ee New York Ilaa

    berigaana waxaa uu ku noolaa Mareykanka oo

    uu waxbarashadiisa heer PHD ku diyaariyey,Laguma aqoon fagaarayaasha

    siyaasadda ee Soomaaliya. Masuulkan ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo

    Beesha ****** gaar ahaan Beesha ********

    ee degta Gobolada Gedo, Galgaduud &

    Jubooyinka,waxaana la aaminsan yahay in

    xilkaasi loo magacaabay ka dib markii

    madaxweynaha & la taliyeyaashu garteen inuu ninkaasi karti u leeyahay xalinta dhibaatada ka

    taagan dalka soomaaliya. Si kastey ahaataba Masuulkan maanta

    kasbadey xilka Raisalwasarenimada

    soomaliya ayaa lagu wadaa inuu wax badan

    ka qabto xaaladaha cakiran ee ka jira wadanka

    soomaaliya,waxaana masuulkaas looga

    fadhiya sidii u wajahi lahaa dhibaatada baahsan ee ka jirta wadanka soomaaliya. Ugu dambeyntii Dr Maxamed Cabdilaahi

    Maxamed " Farmaajo " ayaa dadka ku dhaw

    dhaw sheegeen inuu yahay nin nabadda jecel

    isla markaasna la aamisan yahay inuu wax

    badan ka bedeli doono dhibaatada &

    colaadaha ka taagan wadanka Soomaaliya. Waxaana lagu wada inuu maalmaha soo

    socda ku dhawaaqo golo wasiiro tayo leh oo

    dawlada kmg ah ee soomaaliya yeelato. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com


  2. ^ Do you by any chance have Mr Diini's Bio ?

     

    I never heard this fella, it looks like he was not involved with the mayhem of the 90s otherwise his name would have ring a bell.

     

    Lets hope he succeeds!


  3. There is also a rumor that Mukhaat Roobo withdrew his militia from Xamar after Al-shabaab finished off some of their wounded men(around 200) who mainly hailed from Bay region due to they cannot be taken care off. So Roobow got pissed off and he withdraw his army.

     

    At least this is one version of the rumor !


  4. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

    .

     

    Fanaaniinta meesha ka wada muuqdo -- Baxsan, Samatar, Qamar Harowo, Feynuus Sh. Daahir, Khadro Daahir, Daleys, Cumar Dhuule -- iyo see iskaga baashaalayaan without any worries. Aaaaaaaah, dadkaas life soo maray.

    Where were Al-shabaab when u need them :D

     

    Way iska baashaalaayaaan kawarama, xataa madax waa qaawanyahay loool icon_razz.gif


  5. lol @ wax u qabtay. Bal ma gacaaw wuxuu qabtay bal ?

     

    Qudhac hoostiis wuu seexday si uu u mareekanka ugu jaajuus taas waa runtaa laakiin wadani aa? xaasha ka dheh arintaas.

     

    P.S Miskaxda dhagax maka ihi meel aan la iga arkeena waan ku dhuus maxaa yeelay waan xishood badanahay dadka dhexdiisa kuma dhuus.

     

    Daaq ka dheh


  6. Nacnaciina,

     

    Godane aa wax ka sheegee afguduudna waa taageeree see wax u jiraan.

     

     

    P.S ani Al-shabaa maba taageero ka waran hee saa u la soco, laakiin Afguduud shalyto wuxuu dhahaayay Jihaad aan ku jirnaa maantana U-turn 90 degree uu sameeyay adna waa u sacabtumee ka waran.

     

    Ninkaan waxaa waaye ninkii wiil yaroo stuff-kiisa ahaa xataa ka dhuuntay markii mareekanku uu dukheenaayay.

     

    Iskaga har aan ku dhahay AFGUDUUD waa jaajuus xataa markuu Maxkamadaha uu madax u ahaa mareekanka ayuu hoos kala xiriiray.

     

    Waa iga talo gabareey