Haaruun

Nomads
  • Content Count

    378
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Haaruun


  1. My main man MMA..walaahi you guys are taking me back in da dayzz..SXB waan kuu fiicanahey, adna? Aniga halkii (Koronto) aad igu ogeyd lee xajisanayaa..Adigu Koronto maa ka gambisatay?

     

    Luuqa ayaan idiinku warami adi iyo Nuuneba..


  2. Originally posted by nuune:

    Is it my eyes, or
    HAARUUN
    is back after 6 years in the wilderness.

     

     

    Welcome back sxb, SOL waa is badashey, dadkan waxba ka garan meysid
    :D

    Ar NUUNE, qandho orod badan,sidii maad u ordee? SXB luuqaan ku jiray intaas oo dhan..

     

    I only recognize you, MMA and Libaax S.K...

     

    Nuune, yaa dhintey yaa nool?


  3. MMA ar saaxiibkey ahaa ma nooshahey? long time bro...I was told that the fight was not based on Qabyaalad, but rather was caused by the differences between sheekhs view/opinion of how we supposed to deal with this western society we are in...

     

    ie.. Jihaad(Fiisabiili laah), time to get up and fight with the KUfaars

     

    Vs

     

    Be cool, let's educate them and tell them what Islam all about in a calm way.


  4. Anigugana aan labadeyda taano tuurto...

    Nin reer waqooyi ah ayaa xamar yimid, wuxuuna kusoo degey motel yar oo raqiis ah..2ba cisho kadib markii uu qaraabo-diisii heley ayuu ka baxey motelkii(subaxdii uu baxey).

     

    Roob badan ayaa xamar ka da'ayey oo xagaayadii aa lagu jirey..nasiib daro daladii uu watey ayuu motelkii ku ilaawey..galab nimadii ayuu ku noqdey motelkii si uu daladii usoo qaato....

     

    Qolkii uu gal is yiriba maa hee, wuxuu maqley hadal(nin iyo naag)..

     

    Ninkii : Dibkaan yaa iska leh

    Naagtii : Anigaa iska leh

    Ninkii : rujubeetadaan yaa iska leh

    Naagtii : Anigaa iska leh

    NInkii : mateekadaan yaa iska leh

    naagtii : Anigaa iska leh

    Naagtii : xabad kaan yaa iska leh

    ninkii : Anigaa iska leh

     

    ......And so on

    xariifkii(reer waqooyigii) wax uu dhageystaba, wuxuu is yiri alaabtii qolka taaley laka boob..wuxuu qaylo ku yiri

     

    Ninkii reer waqooyiga ahaa :: War waxaad doontaan kala lahaadoo, marka dalaayada la gaadho anigaa iska leh..