Haaruun

Nomads
  • Content Count

    378
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Haaruun

  1. My main man MMA..walaahi you guys are taking me back in da dayzz..SXB waan kuu fiicanahey, adna? Aniga halkii (Koronto) aad igu ogeyd lee xajisanayaa..Adigu Koronto maa ka gambisatay? Luuqa ayaan idiinku warami adi iyo Nuuneba..
  2. Originally posted by nuune: Is it my eyes, or HAARUUN is back after 6 years in the wilderness. Welcome back sxb, SOL waa is badashey, dadkan waxba ka garan meysid Ar NUUNE, qandho orod badan,sidii maad u ordee? SXB luuqaan ku jiray intaas oo dhan.. I only recognize you, MMA and Libaax S.K... Nuune, yaa dhintey yaa nool?
  3. LOOL..ar anagaa wax aragney
  4. Haaruun

    Somali Men

    Canjeerodaan dhareer ayba iga keentey sidaan u fiirinaayey
  5. Haaruun

    Relocating

    MMA.....ma noo shahey sxb? r u still in Koronto?
  6. What's up with thanking Uk/Tony Blair so much..Maxey u qabteen dadkan u mahad celinaya?
  7. Did Zenawi then give it to the "president" doggy style or did they stick to the usual missionary position?. Yes CASTRO, they did stick to the usal routine which is to give it hard(together) to the haters at any possible angle.
  8. LOOOL @ Taako Man.......what u want and the reality is far abart.
  9. MMA ar saaxiibkey ahaa ma nooshahey? long time bro...I was told that the fight was not based on Qabyaalad, but rather was caused by the differences between sheekhs view/opinion of how we supposed to deal with this western society we are in... ie.. Jihaad(Fiisabiili laah), time to get up and fight with the KUfaars Vs Be cool, let's educate them and tell them what Islam all about in a calm way.
  10. May be he's going to yell at Meles Zenawi(the US and Abdilahi Yussuf) for murdering inosent people.
  11. Nuune saaxiib ku aawey? Where are the olds MMA, OG-moti, and the rest?
  12. WOW..Mansha Allah....I'm speachlessssssssss..Tnx sxb
  13. Mabruuk Mabruuk...Also fahiima osman from Toronto Canada is another graduate....but 2 isn't enough, we need more faaraxs/xaliimos in this field
  14. Haaruun

    The Poor couple.

    This wife was just doing what she supposed to do...
  15. Anigugana aan labadeyda taano tuurto... Nin reer waqooyi ah ayaa xamar yimid, wuxuuna kusoo degey motel yar oo raqiis ah..2ba cisho kadib markii uu qaraabo-diisii heley ayuu ka baxey motelkii(subaxdii uu baxey). Roob badan ayaa xamar ka da'ayey oo xagaayadii aa lagu jirey..nasiib daro daladii uu watey ayuu motelkii ku ilaawey..galab nimadii ayuu ku noqdey motelkii si uu daladii usoo qaato.... Qolkii uu gal is yiriba maa hee, wuxuu maqley hadal(nin iyo naag).. Ninkii : Dibkaan yaa iska leh Naagtii : Anigaa iska leh Ninkii : rujubeetadaan yaa iska leh Naagtii : Anigaa iska leh NInkii : mateekadaan yaa iska leh naagtii : Anigaa iska leh Naagtii : xabad kaan yaa iska leh ninkii : Anigaa iska leh ......And so on xariifkii(reer waqooyigii) wax uu dhageystaba, wuxuu is yiri alaabtii qolka taaley laka boob..wuxuu qaylo ku yiri Ninkii reer waqooyiga ahaa :: War waxaad doontaan kala lahaadoo, marka dalaayada la gaadho anigaa iska leh..
  16. Jazaa kumu Laaha Kheyr....Aad baad ugu mahadsantahey saaxiib
  17. Mabruuk bro...Shan wiil & shan gabdhood baan idinku duceeyey....