Ahmed Mursal

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ahmed Mursal

  1. suldaan Cabdulaahi caaqil cartan xaaji faarax qabriga alle hakuu nuuriyo wuxuu ahaa hogaamiye hal adayg ku suntan wuxuu ahaa suldaan dad u dhexeeye ahaa danaha bulshadiisana aan gorgortan ka gelin taariikhdiisa qoraal, sheeko, iyo buugaag laguma soo koobi karo Balse waxyar aan ka carab baabo Maamulka puntland damac ka galay dhulka dahabku ceegaago ee majiyahan iyo dhalan oo weliba dawladu ay heshiis la gashay cuqaashii kale ee East Sanaag Clan sida suldaanka guud siciid cabdisalaan marka laga reebo isaga oo iska diiday oo ahaa Suldaanka beesha East Sanaag Clan Dawlada puntland waxay ku cadaadisay inuu heshiiskaas qayb ka noqdo waa uu iska diiday Suldaanku waxana uu soo istaagay " go'aan keligay kama qaadan karo shilimaadna ma siisan karo hantida East Sanaag Clan ka dhexaysa waxaana u ogolaanaya marka dalka dawlad ka dhalato (xiligaas burburkii buu ahaa xamarna dagaaladii sokeeye baa ka socday" Dawlada puntland oo filanwaa kala kulantay Suldaanka ayaa xabsiga u taxaabtay Suldaanka (jeelka gaalshire boosaaso) Dhalintii ganacsatada ka ahayd boosaaso oo uu hormuud u ahaa inan Suldaanku adeer u ahaa oo MURSAL MAXAMED CARTAN la yiraahdo oo nool haatan ayaa jeelka xoog kagala soo baxay isagoo kaashanaya saraakiil reer abtigiis (dishiishe) kasoo jeeda waxaana Suldaanka la keenay saldhigiisa saldano oo ahayd CAWSANE oo dhanka galbeed 30KM u jirta magaalada ceel daahir Is mari waagii arinka MAJIYAHAN waxaa dhacay dagaal u dhexeeya puntland iyo East Sanaag Clan oo uu Suldaanku hormuud u ahaa waxaana halkaas jab weyn kala kulmay dawlada puntland Tallaabadaasina waxay hormuud u noqotay inaan puntland dib dame u damaaciyin dhulkaas walow intii dhimashadiisii ka damaysay ay si dadban weeraro ugu soo qaadeen illaa maantana socdaan waxayna tusaale cad u tahay in Suldaanka laga tebey gudaha East Sanaag Clan talo iyo tusaaleba AHUN suldaan Cabdulaahi cartan xaaji faarax suldaan Cabdulaahi caaqil cartan xaaji faarax qabriga alle hakuu nuuriyo wuxuu ahaa hogaamiye hal adayg ku suntan wuxuu ahaa suldaan dad u dhexeeye ahaa danaha bulshadiisana aan gorgortan ka gelin taariikhdiisa qoraal, sheeko, iyo buugaag laguma soo koobi karo Balse waxyar aan ka carab baabo Maamulka puntland damac ka galay dhulka dahabku ceegaago ee majiyahan iyo dhalan oo weliba dawladu ay heshiis la gashay cuqaashii kale ee East Sanaag Clan sida suldaanka guud siciid cabdisalaan marka laga reebo isaga oo iska diiday oo ahaa Suldaanka beesha East Sanaag Clan Dawlada puntland waxay ku cadaadisay inuu heshiiskaas qayb ka noqdo waa uu iska diiday Suldaanku waxana uu soo istaagay " go'aan keligay kama qaadan karo shilimaadna ma siisan karo hantida East Sanaag Clan ka dhexaysa waxaana u ogolaanaya marka dalka dawlad ka dhalato (xiligaas burburkii buu ahaa xamarna dagaaladii sokeeye baa ka socday" Dawlada puntland oo filanwaa kala kulantay Suldaanka ayaa xabsiga u taxaabtay Suldaanka (jeelka gaalshire boosaaso) Dhalintii ganacsatada ka ahayd boosaaso oo uu hormuud u ahaa inan Suldaanku adeer u ahaa oo MURSAL MAXAMED CARTAN la yiraahdo oo nool haatan ayaa jeelka xoog kagala soo baxay isagoo kaashanaya saraakiil reer abtigiis (dishiishe) kasoo jeeda waxaana Suldaanka la keenay saldhigiisa saldano oo ahayd CAWSANE oo dhanka galbeed 30KM u jirta magaalada ceel daahir Is mari waagii arinka MAJIYAHAN waxaa dhacay dagaal u dhexeeya puntland iyo East Sanaag Clan oo uu Suldaanku hormuud u ahaa waxaana halkaas jab weyn kala kulmay dawlada puntland Tallaabadaasina waxay hormuud u noqotay inaan puntland dib dame u damaaciyin dhulkaas walow intii dhimashadiisii ka damaysay ay si dadban weeraro ugu soo qaadeen illaa maantana socdaan waxayna tusaale cad u tahay in Suldaanka laga tebey gudaha East Sanaag Clan talo iyo tusaaleba AHUN suldaan Cabdulaahi cartan xaaji faarax