Dhaqannuug

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Dhaqannuug


  1. Cilmi falagu waa aqoon ka dhaxaysa qaaruumaha dunida oo dhan waana cilmi ka mida kuwa ay soomaalidii hore aadka ugu xeeldheeraayeen aqoontiisa iyo adeegsigiisaba Lkn dhalinta maanta joogtaa wax badan ugama baxsana waxaan idinla wadaagi dooonaa qormooyin xiisaha leh oo aan qayb qayb idiinku habuun tiri doono Hadii alle yiraahdo.