Seedyare

Nomads
  • Content Count

    3
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Seedyare

  1. This is nothing but a timed political stunt by the breakaway one-clan state .
  2. Seedyare

    Amaan Dumar

    indhawayd Amiiroow ma tirin,erayga sugaane Aayar baan alooskii ka tagay ,or iyo geeraare Eeggana AYAAN baan arkaye,alif ma sheegeene Bal ayyida cawoo kalaan,ararta laacaaye Indhaheeda quruxda leh markaad ,adigu sii eegto Ama aad ag mareetood mindhaa ,yara ilaalayso Asal dhalad intay tahay baad ,amar ku gooysaaye Waa ayni jira maandhoow yartaan eego leeyahaye Allahii Sameeyaa asluub ,ugu abaal gudaye Aaraan geela awrkiyo nirgaha,sidigta eeraan ah Aboodiga sidoodii fardaha ,orodka dheereeya Iyadaan aduun iyo ka bixin,aaladaha qaar e Allahayoow amaanada aduun ,inuba waa nooce Agtayda eboow ka yeel,inantaan iinshaartay (Seedyare)