Abdullah1508736697

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

  1. Odayga Inanta, hal abuurakan gaabani soo xiijadasho xiiso badan ayuu leeyahay. Waxaad moodaa in mudooyinkan dambe aan wax lagu qorin farteena oo laga doorbido afafka qalaad. Sidaas darteed, aqriska sheekadan iyada ahi waxay iilahayd xiiso gaar ah sida aan horayba u sheeggay. Aad baad u mahadsan tahay sxb. Sheekada qaybteedii hore ma la hayaa?