Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. Jigjiga waa dhul Somaliyeed oo Ethiopia gumaysato . Away Somaliweyntii? Calanka ay sidato xidigta ku taal gees ka midahi Jigjiga ayuu matalaa! Maxaad been iyo jaahwareer isugu sheekeyseen! Dastuurka Ethopia ayey akhriyayaan oo ay isku dhiiri Galiyaan In waxa dastuurkaasi xaq u siinay o ay raadsadaan  calankii Somaliyana miiskaa lagu goglanayaa! Ma Cadan baa laga heeyayaa ayaan maqli jiray!

    kaaga daranee hadaad hadalkeedda u fiirsato gacan ku dhiiglayaashii xasuuqay Somali bay qiil u raadinaysaa! Waa su’aale horta yartu  yey u kiraysantahay?

    • Like 1

  2. Markaan sawirka aroosadda iyo Islaanta la socota isu eegay waxay ila eegyihiin in ay isdhaleen. U malayn maayo in gabadhii Ali Khaliif ay tahay. Meeday xaaskii Cali iyo Somali Maxamed oo dhami? Ma laga yaabaa in inantu tahay ajanabi ama meel Somaliyi ka soo gasho oo ay Cali u wakiilatay inuu bixiyo?

    • Like 1