Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Posts posted by Barwaaqo


  1. Saalax, waxaan ku idhi daan-daan waxaan uga jedaa marka aad ku hal qabsato bariga fulaan magaalo iyo galbeedka fulaan magaalo hebla. Wax daaddaansi la yidhaah ma soo hadal qaadin.

     

    Moogoow adiga filimkaaga kaa geli maayo, hore ayaan u soo daawaday! Magaciisu waa qaybinta iyo dabinno u dhigista dad tashaday oo aanad gaadhayn.


  2. Reer Somaliland from Low-yacado to ceelaayo are related. Saalax haka dhicin salaanadda qaar lagu siibtaa jira'e. Qaybsanaantu qiimi ma leh, wadajir bay laba gacmood wax ku qaban karaane inaga daa daan-daanta aad ka shaqayso waa hadaad Somalilandernimo ku abtirsato.


  3. Allow hana hoojin, waa kaa ragii somaaliyeed iyo caqligoodii kulahaa 'Aynu iska barino Uhura & co et al' Markay is caayayaanna waxay isku caayaan naag baad tahay iwm. War heshiiya oo idinku wax isku ogaadda intaad 24 saacaddood isu faaanaysaan ee anaa qabiil hebel ah iyo riyo ku nooshihiin. Hadaanu dumarka nahay hada wixii ka danbeeya waxaanu odhan waatii sida raga somaliyeed ............


  4. Salaan marka hore dhamaantiin. Galbeedi waxaan kugu dhiiri galin lahaa in aad sii wado taariikhda ilaa hada inta aad soo sheegtay ilaa 1981 iyo intii ka yara horaysay eed adigu garanayso waa sax, waxa kaliya ee aan ku darayaa in ay wax iska badeleen nolosha dadka dawladda u shaqeeya sida police-ka iyo macalimiinta taas oo ay keentay dhaqaalihii dawlada oo hoos u dhacay ka dhib dagaalkii 1977, balse waa runtaa oo reer Somaliland waxa ku furayd dirhamkii janaalayaasha, sterline-kii seamenka iyo ganacsigii xorta ahaa waxaanan, balse waxay taariikhdu is badeshay 1981.